11/05/2026
Hambalyo iyo Bogaadin 🎓🇸🇴
Somali Student Association at ainshams university wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa ardayda Soomaaliyeed ee difaacde Qeybta Organic Agriculture kuwaas oo si guul leh u dhammeystay una difaacay mashruucooda qalin-jabinta.
Guushan qiimaha badan waxay ka tarjumeysaa dadaalkooda, kartidooda, iyo heerka sare ee waxbarasho ee ay muujiyeen muddadii ay waxbarashada ku jireen.
Waxaan si gaar ah ugu hambalyeyneynaa:
1. Asia Ali Abdo
2.Hassan Mahmoud Mohamed
3.Daoud Hassan Abdullah
4.Sayed Ali Hashi
5.Abdelrazek Hassan Mahmoud
6.Abdelwahab Nourani Saeed
Ururka Ardayda Soomaaliyeed ee Jaamacadda Ain Shams wuxuu idiin rajeynayaa mustaqbal ifaya, guulo joogto ah iyo horumar dhinac walba ah.
Hambalyo mar kale 🎉
Guul iyo gobannimo 🇸🇴