Xano xanaano Xaji kayd

Xano xanaano Xaji kayd xano xanaano xaji kayd Ogow Inan cadgostaa cafisban ka doorbiday

Maanta waa maalin farxad iyo reyn reyn leh, waa maalin qiimo weyn ku leh qalbiyadeenna, maalin ay laba qalbi isku raacee...
06/04/2026

Maanta waa maalin farxad iyo reyn reyn leh, waa maalin qiimo weyn ku leh qalbiyadeenna, maalin ay laba qalbi isku raaceen, laba qoysna isu soo dhowaadeen.

Waxaan si kal iyo laab ah hambalyo ugu diraynaa lammaanahan sharafta leh: # 🤍 iyo Kawsar Jamac Cabdilaahioo Waxan lenhy meher barakeysan.

Guurku waa sunnada Nabiga (NNKH), waa tiir ka mid ah nolosha bini’aadamka, waana jidka ugu wanaagsan ee lagu dhiso bulsho suuban oo xasiloon. Alle (SWT) wuxuu Qur’aankiisa ku yiri:"Wuxuu idinka abuuray naftiinna lammaanayaal si aad ugu heshaan xasilooni, wuxuuna dhexdiinna ka dhigay jacayl iyo naxariis."

Lammaanahan sharafta leh, waxaan idiin rajaynaynaa nolol ku dhisan:

Jacayl dhab ah oo sii kordha maalin kasta

Is faham iyo dulqaad joogto ah

Iimaan iyo Alle ka cabsi

Iyo kalsooni idin mideysa

Ha ogaadaan in guurku u baahan yahay dulqaad, is ixtiraam, iyo cafis. Ma jiro guri ka madhan imtixaan, laakiin guusha waxay ku jirtaa sida aad uga gudubtaan caqabadahaas.

Waxaan Alle (SWT) uga baryeynaa:

Inuu idinka dhigo lammaane khayr qaba

Inuu barakeeyo meherkiinna

Inuu idiinka dhigo kuwii is jecel aduun iyo aakhiro

Inuu idin siiyo ubad suuban oo diinta iyo dalkaba anfaca

fooga Lagu magacapoXaga sare majooyada paleHee nuuxiyada ✔️
18/03/2026

fooga Lagu magacapo
Xaga sare majooyada paleH

ee nuuxiyada ✔️

18/03/2026

maxad kaxasusata
silsiladii gupa🤣

erey iyo Laba ✍️

18/03/2026

Noloshaydu caadi bay ahayd
Maalmuhu sida dabaysha
Ayaa usocdeen......

Dhab hadduu jacayl yahayGob uunbaa ku dhaqantooKa run sheegta dhaarteeQofka dhuuni hagayiyoDhalaal raac ma jili karo.
21/02/2026

Dhab hadduu jacayl yahay
Gob uunbaa ku dhaqantoo
Ka run sheegta dhaartee
Qofka dhuuni hagayiyo
Dhalaal raac ma jili karo.

02/02/2026

~Kaba soo Qaad inad Bukankayga tahay side lagu hayaa.?😁😹❤️‍🩹

28/12/2025

A G Aadan Galaydh
Heesti soomaaliland 💚🤍❤️

Waxba Calanka aan taagtay Cudur yaanu kugu hayne Caalamkuba Hadduu sheegay Inaan caawa ahay dawlad Ha u dhiman caloolyow...
28/12/2025

Waxba Calanka aan taagtay
Cudur yaanu kugu hayne
Caalamkuba Hadduu sheegay
Inaan caawa ahay dawlad
Ha u dhiman caloolyowe
Iimaanso caradaada
Caqligana ku hano taada
Ab. Saar

mudane madaxwayne abdirahamaan abdilahi cirooo sheegay in wadamo badanay soo hayaan wadada ictiraafka
28/12/2025

mudane madaxwayne
abdirahamaan abdilahi ciro
oo sheegay in wadamo badan
ay soo hayaan wadada ictiraafka

xildhibaan dube raga kiisa adag✔️
28/12/2025

xildhibaan dube
raga kiisa adag✔️

Address

Xano AqooN
Addis Ababa
XANOXANAANOXAJIKAYD

Telephone

+251924350018

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xano xanaano Xaji kayd posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share