RAJO FX Trading

RAJO FX Trading RAJO FX TRADING MARWALBA IYO MEEL WALBA

Waxaa inoo bishaay bishi barakaysnayd ee ramadan ilahay ha inaga dhiigo kuwii ka faaiidaysta khayrka iyo acmasha kujira ...
23/03/2023

Waxaa inoo bishaay bishi barakaysnayd ee ramadan ilahay ha inaga dhiigo kuwii ka faaiidaysta khayrka iyo acmasha kujira sido kale waxaan inoo rajnayna dhammanteen inaay cafimaad inagu soo dhamato haddu Alle idmo

Assalamu calayku dhamman walalaha ku xidhaan page keena Rajo 4X Trading  cafimaad qab ban idiin rajaynayna  Waxaan raban...
12/12/2022

Assalamu calayku dhamman walalaha ku xidhaan page keena Rajo 4X Trading cafimaad qab ban idiin rajaynayna

Waxaan rabanay inaan idiin la wadagno inay Rajo Fx Trading laga bilabi doono dufcadi afrad ee barshada suuq weynaha calamiga ah ee (Suuqa Sariifka lacagaha qalaad)Forex lagana bilaabi doono asasiyadka ilaa heer isku filaansho Aqooned oo ah xirfadaha suuqa lagag shaqaysto kuwoda ogu muhimsan sida :

โ— Price Action ka
โ— Trading psychology
โ— Risk management

Haddi aad xisaynayso ama aad rabtay inaad barshadisa bilowdo waa halkagi ee kusoo bir
๐Ÿ‘‡
https://t.me/+f6lZlMmb0ow0NDM0

EID MUBARIC
09/07/2022

EID MUBARIC

30/06/2022

Asalamu Calykum Rajo Team dhammantiin cafimad ban idiin rajayna idiinka iyo qoysaskinaba

Waxaan rabay inaan idiin la wadago xasuusin yar oo ah xaga waxkhtiga iyo war bixiin yar oo Rajo fx trading kusabsan


Manta waxaa ino dhamanaya rubici labad ee sanadka ama si kale hadan u dhaho 181 malin ama lixdii bilod ee sandka 2022 ogu horysay
tas oo aan idiin rajaynayo inaad dhammantiin ka soo fai'daysaten

sidaada qaybtiina la socoten sanadka bilogiisa waxaan soo bilownay barnamijyo taxaan ahaa oo ino soo socday inoona sii socon doona haddu Alle idmo
Kuwaas oo aan ku korinaynay barnamijyada aan u isticmalo suuqa
Sida :- ๐Ÿ“‰๐Ÿ“ˆTechnical ka ๐Ÿ“ŠManagement ga iyo ๐Ÿง Trading psychology ga
Sido kale waxaa ino socday
Falanqayn iyo Recap joogta ahaa oo aan suuqa ku sameyn jirnay sii aan oga faidaysano ๐Ÿ‘จโ€๐Ÿ’ป


Sido kale Team ku waxaay waxaay horay ogu talabsaden dhanka guusha waana u hanblyenaya
Maxaad dhacay 6 bilood ?
4 Qof oo funded noqday ๐Ÿ’ธ
3 phase two ka guudbtay ๐Ÿคด

Waaa natijo wanagsan ๐Ÿ˜marka loo ego wakhtiyadi h**e dhammantiina waan idiin ku hanblyenaya dadalka aad ku bixiisen

Bari oo jimce ah waxaa ino bilami doona rubicii saddexaad ee sanadka marka waxaan la inaaga raba inan sii laba jibarno
Dhammantena aan wada korno insha allah
๐Ÿ™๐Ÿ™๐Ÿ™๐Ÿ™๐Ÿ™

BTC/USD  waxaa ka muqada fursad  farsamo ahaan ah  .Markaan firiino jantuskeda  waxaa ay bixiinysa fariin ah  inaay  joo...
27/05/2022

BTC/USD waxaa ka muqada fursad farsamo ahaan ah .
Markaan firiino jantuskeda waxaa ay bixiinysa fariin ah inaay joogto meel laga kala wareegi karo
Waana sida aan ka rajaynayno haddi ayna wax is badalin jawiga guud waa sida
Sido kale waxaa jira fursado ka soo muqda lacagaha kale ee crypto ga ah sida ETH/ADA/DOGE/SHIPA/XRP
Wana isku wada qabdhismeed badidood
Dabcan way jiraan kuwo kale oo aah muhiim

F.G postigani ma ahaan mid talo bixiin dhale ah balse waa aragti farsamo oo kaliya ๐Ÿ™

https://t.me/RAJOFXTRDAING

Asallamu caylkum waraxmatulahi wabarakatuhu  RAMADAN KAREEN Rajo team Inaad cafimaad qabtan baan idiin rajynaya dhammant...
01/04/2022

Asallamu caylkum waraxmatulahi wabarakatuhu
RAMADAN KAREEN Rajo team Inaad cafimaad qabtan baan idiin rajynaya dhammantiin
Waxaa inoo bishaay bishi barakaysnayd ee ramadan ilahay ha inaga dhiigo kuwii ka faaiidaysta khayrka iyo acmasha kujira sido kale waxaan idiin rajnayna dhammanteen inaay cafimaad inagu soo dhamato haddu Alle idmo

"khatarta maraynta wanagsani waxa ay dhaliin karta korordh joogta ah oo faaiido ah  halka khatarta maraynta xuni ay ku g...
15/03/2022

"khatarta maraynta wanagsani waxa ay dhaliin karta korordh joogta ah oo faaiido ah halka khatarta maraynta xuni ay ku guubi karto koonto mudo gabaan gudeheed"

Xeeraarka marynta khataraha

1 Isticmaal lumiin joojiyaha
2 Xeerka lumin โ€“limiinta (1:3%)
3 Xeerka boqolkiba hal (1%)
4 Xeerka boqolkiba liix (6%)

26/01/2022
โœ
25/01/2022

โœ

USOIL
16/01/2022

USOIL

Win is silence let them think you'e lossing
21/12/2021

Win is silence let them think you'e lossing

Address

Harar

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when RAJO FX Trading posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share