Aslub sida aabihiis ugas

Aslub sida aabihiis ugas Hal abuur ka maansada anigaa uheelane adna mayla helaysaa�

16/09/2021

Oohintu orgiga ka wayn waanu fahanay falaadkii rooble🇸🇴

05/08/2021

Anigoo dalxiisan daharrihi ku kalanee maan dadab galnaa ❤❤

19/07/2021

Awrlagadka xoogaa markaan amar ku taagleeyay
Sow aramidaan qabay halmara igu eedaamin😭😭

18/06/2021

Markaad shiido wadaduna kugu dheerthy tuugsi iyo shaafto ceeb ma moodid 😂😂

Gaabeey gunbaco guushu wa adiye ha gaabin waligaa guclahana ha soodayn 😂😂🙏🏋
14/06/2021

Gaabeey gunbaco guushu wa adiye ha gaabin waligaa guclahana ha soodayn 😂😂🙏🏋

Saadaashu waa khayrSidaan rabay ayay noqonSudka waa la oodaaaSarsarada inoo gurASodoh hooyadaabaaSaamaha inoo toliAnna s...
11/06/2021

Saadaashu waa khayr
Sidaan rabay ayay noqon
Sudka waa la oodaaa
Sarsarada inoo gurA
Sodoh hooyadaabaa
Saamaha inoo toli
Anna sidi ciyalkaan
Dhabtaadaa ku seexani ❤👈

AAslub sida aabihiis ugassAslub sida aabihiis ugasaAslub sida aabihiis ugasuAslub sida aabihiis ugasfollow like and share ❤❤❤👈

Ikaalay labadeenu kala maarmi maynee hada kaalay labadeenu kala maarmi maynee 😎😂 AsAslub sida aabihiis ugasiAslub sida a...
10/06/2021

Ikaalay labadeenu kala maarmi maynee hada kaalay labadeenu kala maarmi maynee 😎😂 AsAslub sida aabihiis ugasiAslub sida aabihiis ugasaAslub sida aabihiis ugasgAslub sida aabihiis ugasollow like and share

07/06/2021

Dhaxda lama heloo lama soo dhaadhecee maku dhawra dhamayseey inaad dhuuban thy

06/06/2021

Wajigoo kaa dhintiyo
Dhabanada ilmadu yayn
Kunoqon dharbaan

03/06/2021

booskaada qofkale mayeeshooo ❤❤❤ alfanaan xariir ahmed

02/06/2021

Dhul ugbaada oo hnooy oo uugeelu dhalay hnoy afcadiyo dharaayiyaan hnoy aroos kugu dhigayaayeey❤

29/05/2021

Qulubaa gadigu waa midkii qaylo dhaliyaye mid jiif kuladi adoo qayrkaa qabab kicinaayo 😭

Address

Hight Way Km4
Jijiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aslub sida aabihiis ugas posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Aslub sida aabihiis ugas:

Share