Xogmaal iyo Aqoon

Xogmaal iyo Aqoon Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xogmaal iyo Aqoon, Dollo Addo, Jijiga.

๐Ÿ‘‹ Ku soo dhawoow Xogmaal iyo Aqoon media

Boggan waxa uu kuu soo gudbinayaa:
๐Ÿ“Œ Warbixin la isku halayn karo
๐Ÿ“Œ Caafimaad iyo wacyigelin caafimaad
๐Ÿ“Œ Waxbarasho iyo aqoon faaโ€™iido leh
๐Ÿ‘‰ Kuso biir safarkeena, Kana mid noqo saaxibada ku xedhan pagekeena.

OGEYSIIS MUHIIM AHDhamaan ardayda ku guulaystay natiijada imtixaanka fasalka 12ยชยชษ— ee galaysa jaamacadaha kala duwan, wa...
04/09/2026

OGEYSIIS MUHIIM AH

Dhamaan ardayda ku guulaystay natiijada imtixaanka fasalka 12ยชยชษ— ee galaysa jaamacadaha kala duwan, waxaa la ogaysiinayaa inay Linkiga hoose ku buuxiyaan doorashada Jaamacadaha ay rabaan iyo culimiga ay rabaan inay bartaan iyagoo raacaya dhamaan tilmaamaha linkiga. Wakhtiga loogu talagalay waa 28 Nehase ilaa 05 bagume 2018 T.I

https://student.ethernet.edu.et/

F.G: Ardayda ku jira xaaladaha gaarka ah ee la xidhiidha caafimaad, baahiyaha gaar ah ama hooyada nuujinaysa ilmo 6 bilood ka yar, waa Inay ku lifaaqaan dhamaan macluumaadka iyo cadaymaha looga baahan yahay si loogu tixgaliyo codsigooda iyo doorashada jaamacada.

ุจูŽุงุฑูŽูƒูŽ ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ู ู„ูŽูƒูŽุŒ ูˆูŽุจูŽุงุฑูŽูƒูŽ ุนูŽู„ูŽูŠู’ูƒูŽุŒ ูˆูŽุฌูŽู…ูŽุนูŽ ุจูŽูŠู’ู†ูŽูƒูู…ูŽุง ูููŠ ุฎูŽูŠู’ุฑูMr.Dinow iyo mss AnisoCongratulations ๐ŸŽŠ ๐Ÿ‘ Allah...
27/08/2026

ุจูŽุงุฑูŽูƒูŽ ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ู ู„ูŽูƒูŽุŒ ูˆูŽุจูŽุงุฑูŽูƒูŽ ุนูŽู„ูŽูŠู’ูƒูŽุŒ ูˆูŽุฌูŽู…ูŽุนูŽ ุจูŽูŠู’ู†ูŽูƒูู…ูŽุง ูููŠ ุฎูŽูŠู’ุฑู
Mr.Dinow iyo mss Aniso
Congratulations ๐ŸŽŠ ๐Ÿ‘
Allah barakeeya qoyska cusub

congratulations Daawa Dollo-Ado Secondary school
26/08/2026

congratulations
Daawa Dollo-Ado Secondary school

Khalid Binu walid school Jigjiga Job announcement
25/08/2026

Khalid Binu walid school Jigjiga
Job announcement

25/08/2026

Link ga Natiijada Imtixaanka Fasalka 12-aad

๐Ÿ“ข Natiijada Imtixaanka Shahaadiga Fasalka 12-aad ee Itoobiya ee sannad-dugsiyeedka 2018 E.C.

๐ŸŒ Website: result.eaes.et
๐Ÿ“ฑ Telegram: result.eaes.et/telegram
๐Ÿ“ฉ SMS: result.eaes.et/sms

19/08/2026

Announcement
Important Information for All Registered and Eligible

The Ministry of Education (MoE) has informed us of the following:

1. The NGAT examination will be held on August 26 and 27, 2026 (แАแˆแˆด 20 แŠฅแŠ“ 21/2018 แ‹“.แˆ.).

1. All registered and eligible candidates are advised to regularly check their email to receive their username and password, which will be generated by the system administrators.

1. Please note that no official list of examinees has been announced or posted by the EAE on any social media platform yet.

Therefore, candidates are advised to rely only on official communications and to regularly check their email for further information.

Jigjiga University

16/08/2026
NGAT Registration - Email Notification Inta aad kuguda jirto isdiiwaangelinta NGAT, haddii aadan helin fariinta  (email ...
04/08/2026

NGAT Registration - Email Notification

Inta aad kuguda jirto isdiiwaangelinta NGAT, haddii aadan helin fariinta (email notification) Markaad submit gareysa kadib Inbox dhexdiisa, fadlan kafiiri email ka qaybta Spam ama Junk ku qorantahay, fariintu halkaas ayay kuguso dhacday. Fadlan eeg sawirka kore si aad u hesho tilmaamo dheeraad ah.

Dear All,
During the NGAT registration process, if you do not receive the email notification in your inbox, please check your Spam or Junk folder. The email may have been filtered there by your email provider.

Please refer to the attached screenshot for guidance.

Mohamed Khayr M.K

Address

Dollo Addo
Jijiga
251

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xogmaal iyo Aqoon posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Xogmaal iyo Aqoon:

Shortcuts

Share