Horumarinta xafiiska cilmi baarista dollow ado

Horumarinta xafiiska cilmi baarista dollow ado Xafiiska cilmi baarista xolaha iyo beeraha dolow ado

24/07/2022
11/12/2021
08/12/2021

Wafdi Balaadhan oo uu hogaaminayo Maareeye kuxigeenka guud ee Mac-hadka Cilmi-baadhista Xoolaha iyo Beeraha D.D.S Mr. Jimcale Ahmed ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay xarun hoosaadka cilmibaadhista Qallaafo.
Waftiga uu Hogaaminayo Mareeye ku xigeenka Guud ee Mac-hadka Cilmi-baadhista ayay Ku soo afmeeri Doonan Xarumaha iyo Xarumo Hoosaadyada Cilmi-baadhista ee Godey, Qalaafo, Ow-dambeey, Jarati Iyo Dolow-ado si u,soo indha-dheeyaan mashaariicaha kala duwan ee socda Xarumaha iyo xarumo Hoosaadyada S.M. 2014

Waxa gudaha machadka cilmibaadhista ka qabsoomay kulan ay xilka kula kala wareegayaan masuuliyiintii h**e ee machadka iy...
27/10/2021

Waxa gudaha machadka cilmibaadhista ka qabsoomay kulan ay xilka kula kala wareegayaan masuuliyiintii h**e ee machadka iyo kuwa cusub ee machadka loo soo magacaabay

Waxaan Hambalyo U,diraynaa Masuuliinta Loo soo magacaabay Mac-hadka Cilmi-baadhista Xoolaha iyo Beeraha Mudane Maxamed S...
22/10/2021

Waxaan Hambalyo U,diraynaa Masuuliinta Loo soo magacaabay Mac-hadka Cilmi-baadhista Xoolaha iyo Beeraha Mudane Maxamed Shariif Cali maareeye Guud iyo jimcaale axmed Maareeye ku Xigeenka.
Runtii waa masuuliin aqoon, karti iyo Khibrad u,leh shaqada loo soo igmaday waxaana leenahay illahay xilka ha idinku asturo.

Sidoo kale waxaan halkan amaan iyo bogaadin ooga diraynaa Masuulintii H**e ee Mac-hadka Cilmi-baadhistaMudane Cali baashe daahir maareeye Guud ee H**e iyo Mudane Maxamed aadan maareeye ku Xigeenkii H**e ee mac-hadka Cilmi-baadhista.

Waaxda Rangeland ee Mac-hadka Cilmi-baadhista DDS ayaa Tababar U,qabatay Shaqaalaha Cilmi-baadhayasha ee Mac-hadka, Xaru...
20/10/2021

Waaxda Rangeland ee Mac-hadka Cilmi-baadhista DDS ayaa Tababar U,qabatay Shaqaalaha Cilmi-baadhayasha ee Mac-hadka, Xarumaha iyo Xarumo Hoosaadyada Cilmibaadhista.
Tababarkan oo ay u,jeedadiisu tahay in kor loo qaado Garaadka iyo aqoonta Cilmi-baadhayasha ee Dhinaca Dhul Daaqsimeedka iyo khayraadka Dabiiciga ayaa si Habsami leh ooga Socda Hall Mac-hadka Cilmibaadhista waxaana Bixinaya Cilmi-badhayal Aqoon sare u,leh Culuumta Dhul Daaqsimeedka iyo Khayraadka Dabiiciga.
W/Q:ibro

Asc asxpta sare caweysin wanagsan Dollo ado pastoral and agro pastoral research center aya kuhowlan kamidho dhalinta wax...
20/10/2021

Asc asxpta sare caweysin wanagsan
Dollo ado pastoral and agro pastoral research center aya kuhowlan kamidho dhalinta wax soosaar dalaga iyo calafka xoolaha qaybahiisa kala duwan aya tijaabinayso qaybaha cusub ee dalaga iyo calafka xoolaha si loo ogaado laqabsiga dhulka lagu beerey iyo waliba cimilada meeshaasi
WQ: ibro

Shaqooyinka kasocdo xafiiska cilmi baarista dollow ado Sida diyaarinta dhul beeredka
18/10/2021

Shaqooyinka kasocdo xafiiska cilmi baarista dollow ado
Sida diyaarinta dhul beeredka

SORPARI livestock and forage team arrived at kelafo for a work and visited forage field site..
07/10/2021

SORPARI livestock and forage team arrived at kelafo for a work and visited forage field site..

Address

New Street
Jijiga
157570

Telephone

+251915757040

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Horumarinta xafiiska cilmi baarista dollow ado posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share