Moha claahi collow

Moha claahi collow soomaalino ayaan ku faanaa caawiyo bariba

22/02/2024

We Must be willing to get rid of the life we have planned so as to have the life that is waiting for us

10/07/2022
09/02/2022

Alxamdulilaah calaa kuli xaal

Arinkan maxaa ka jira asxaabtaay
18/09/2020

Arinkan maxaa ka jira asxaabtaay

Aduunyadu waa wareerWaxaad arki waa waswaasWaxaad maqli waa walaacWaxay ku leeyihiin warhoyWaxay kugu tirinayaan waraabe...
26/07/2020

Aduunyadu waa wareer
Waxaad arki waa waswaas
Waxaad maqli waa walaac
Waxay ku leeyihiin warhoy
Waxay kugu tirinayaan waraabe
Wadbey kula jecelyihiin
Waabeydey kula raadsadaan
Robow dunidan wadadii
Wanaagiyo warsan noogayeel

Shisheeyaha ninkii dooniyowAdaaa ka shalayn hadhowMarkay kuu shiraaaanEe ninkaad sharaftay Kugu shiish dhigto
15/03/2020

Shisheeyaha ninkii dooniyow
Adaaa ka shalayn hadhow
Markay kuu shiraaaan
Ee ninkaad sharaftay
Kugu shiish dhigto

Ragna shaah laga ma daayoDumara sheeko lagama daayoXoolana shanqad laga ma daayoWaan idin salaamay dhamaan asxaabta tani...
15/03/2020

Ragna shaah laga ma daayo
Dumara sheeko lagama daayo
Xoolana shanqad laga ma daayo

Waan idin salaamay dhamaan asxaabta tani waa xusuus iimey galbeed

Address

Soomaali Allow Dhawr
Jijiga

Telephone

+251915446505

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Moha claahi collow posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Moha claahi collow:

Share