23/08/2022
War Naxdin leh: Waa Tahriibayaal Soomaali ah oo ka kooban 11- qof oo xiligan ku dhibaataysan Hawdka iyo buuraha Chios ee Dalka Giriiga ka dib markii ay soo wajahday oon iyo Gaajo, waxayna xiligan daadsanyihiin buurta Chois.
Fadlan Dag Dag u share gareey si dad badan u gaaro oo loogu gargaaro. Plz badbaadiya dadkaan Somaliyed oo qarka u saaran inay geeriyoodaan
Yaad ka aqoonsatay?