The Islamic University of Minnesota- Kenya Branch

The Islamic University of Minnesota- Kenya Branch الجامعة الإسلامية بمنيسوتا

31/12/2025

Xarunta Azhar Educational Centre
waxay si rasmi ah u daah-furtay Qeybta Xannaanada iyo Waxbarista Carruurta (قسم الحضانة).

📍- Xaruntu waxay qaabanaysaa

1- Carruurta da’doodu u dhaxayso 3–6 sano

(Xannaano & barbaarin)

1- Carruurta da’doodu u dhaxayso 7–10 sano

(Waxbarasho aasaasi ah)

3- Carruurta hadalku ka soo daahay.

Waxbaristu waxay ku socotaa hab casri ah oo waafaqsan da’da ilmaha, iyadoo ay gacanta ku hayaan macallimiin dumar ah oo khibrad u leh Barista iyo Barbaarinta Caruurta.

Wixii Faahfaahin ah Nahala soo xirir
0743804243 - 0722400460

17/11/2025

Islamic university of Minnesota kenya Office

ختام دورة إعداد خطة البحث العلمي – الجامعةالإسلامية بمنيسوتا - مكتب كينيا .بفضل الله وتوفيقه، اختتمت اليوم14 نوفمبر 2025...
14/11/2025

ختام دورة إعداد خطة البحث العلمي – الجامعةالإسلامية بمنيسوتا - مكتب كينيا .

بفضل الله وتوفيقه، اختتمت اليوم14 نوفمبر 2025م فعاليات الدورة التدريبية المتخصصة بعنوان “كيفية إعداد خطة البحث العلمي”، التي نظمها مكتب كينيا للجامعة الإسلامية بمنيسوتا، بمشاركة أربعين طالبًا وطالبة من مختلف التخصصات العلمية.

وقد جاءت هذه الدورة ضمن رؤية الجامعة الرامية إلى بناء جيلٍ يمتلك أدوات البحث الرصين، ويستطيع التعامل مع المعارف بروح ناقدة ومنهجية علمية راسخة. وعلى مدى يومين من التدريب المكثف، تلقّى المشاركون برامج تطبيقية ومحاضرات منهجية تناولت أسس كتابة الخطة البحثية، ومراحل إعدادها، وخطوات صياغة الإشكالية، وطرق بناء الفرضيات، وآليات جمع البيانات وتحليلها، إضافة إلى مهارات تنظيم المحتوى وعرضه بصورة أكاديمية متقنة. كما اشتملت الدورة على تمارين عملية، ونقاشات مفتوحة، وقد عبّر المشاركون عن استفادتهم الكبيرة من المادة العلمية المطروحة، ومن الأسلوب التفاعلي الذي أتاح لهم استيعاب المفاهيم وتطبيقها مباشرة.

ويؤكد مكتب كينيا للجامعة الإسلامية بمنيسوتا استمرار جهوده في تقديم برامج تدريبية نوعية تعزّز قدرات الطلبة وترسّخ ثقافة البحث العلمي الحقيقي، ليكون خريجو الجامعة قادرين على الإسهام بإنتاج معرفي رصين يخدم المجتمع ويرتقي بالبيئة العلمية.

——————-————————————-
مكتب القبول والتسجيل بالجامعة الإسلامية بمنيسوتا – مكتب كينيا

Abdalle Shiiraar
١٤-١١-٢٠٢٥م الموافق ٢٣ جمادى الأولى ١٤٤٧ هـ.

الجامعة الإسلامية بمنيسوتا "مكتب كينيا" تطلق دورة تدريبية متخصصة في إعداد خطط البحث العلمي . انطلقت اليوم، 13 نوفمبر 202...
13/11/2025

الجامعة الإسلامية بمنيسوتا "مكتب كينيا" تطلق دورة تدريبية متخصصة في إعداد خطط البحث العلمي .

انطلقت اليوم، 13 نوفمبر 2025م، دورة تدريبية بعنوان
“كيفية إعداد خطة البحث العلمي” بمشاركة أربعين طالبًا وطالبة من مختلف التخصصات. تأتي هذه الدورة ضمن جهود الجامعة الرامية إلى تعزيز المهارات البحثية وتنمية القدرات الأكاديمية لدى الطلبة، حيث يكتسب المشاركون خلال يومين من التدريب الخبرات العملية والأساليب العلمية في إعداد خطط البحث الأكاديمي بطريقة منهجية واحترافية.

Islamic University of Minnesota Maktabkeeda Kenya waxay qabanaysaa Tababar Muhiim ah oo ku saabsan:“كيفية إعداد خطة البح...
11/11/2025

Islamic University of Minnesota Maktabkeeda Kenya waxay qabanaysaa Tababar Muhiim ah oo ku saabsan:
“كيفية إعداد خطة البحث العلمي”

📍- Tababarka Waxaa loogu talagalay:
•Ardayda jaamacadaha dhigto Sida “ Bachelor & Master iyo PHD )
•Cilmi-baarayaasha doonaya horumar xirfadeed
•Macallimiinta iyo khubarada daneynaya cilmi-baarista iyo Qorista ama diyaarinta Kutubta iyo Rasaa’isha Cilmiga.
•Madaxda iyo Shaqaalaha xarumaha iyo hay’adaha cilmi-baarista

📍- Goorta iyo Goobta:
•Taariikhda: Khamiis iyo Jimce – 13–14 Noofambar 2025

•Waqtiga: 4:00 galabnimo

•Goobta: Xarunta Jaamacadda Islaamiga ee Minnesota – Xafiiska Kenya
(6th Street, meel u dhow Azhar Education Centre)

Diiwaangelin iyo Faahfaahin:

📞 0743804243 / 0722400460

11/11/2025

Xarunta Azhar Educational Center oo kaashanaya Jaamacadda The Islamic University of Minnesota- Kenya Office Waxa uu ku wargelinayaa dhammaan dadka xiiseeynaya Barashada ciluumta Shareecada iyo Luuqada Carabiga in la furay qabashada diiwaangelinta Ardayda Cusub. Machadka Waxa uu ka koobanyahay Laba qaybood kuwaas oo kala ah.

- Qaybta Culuumta Shareecada
- Qaybta Luuqadda Carabiga.

Diiwaangelintu waxay bilaabanaysaa: 25-10-2025

📍 Goobta: Xarunta Al-Azhar Educational Center
Six Street – Second Avenue

📞 Lambarrada aad Nagala soo xiriiri kartaan.
0743804243 / 0722400460

Galabta waxaa hoolka Jaamacadda Islamic University of Minnesota – Kenya Office ka dhacay kulan is-barasho, xog-waran iyo...
06/11/2025

Galabta waxaa hoolka Jaamacadda Islamic University of Minnesota – Kenya Office ka dhacay kulan is-barasho, xog-waran iyo soo-dhaweyn ah.

Kulanka ayaa ahaa fursad Ardayda lagulaga wadaagayo macluumaad muhiim ah oo ku saabsan nidaamka waxbarasho, habka diiwaangelinta, iyo fursadaha aqooneed ee jaamacaddu bixiso.

Iclaan Muhiim ah!——————————————————————Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda cusub iyo cid kasta oo xiisaynaysa in ay w...
05/11/2025

Iclaan Muhiim ah!
——————————————————————

Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda cusub iyo cid kasta oo xiisaynaysa in ay wax badan ka ogaato Jaamacadda Islamic University of Minnesota – “Kenya Office”, in kulanka soo dhaweynta rasmiga ah uu dhici doono berri galab, inshaa’ Allaah.

Kulanka waxaa lagu soo bandhigi doonaa:

1: Macluumaad ku saabsan nidaamka waxbarasho ee jaamacadda.

2: Fursadaha kala duwan ee ardaydu heli karaan.

3: Soo dhaweyn rasmi ah iyo warbixin guud.

Qof kasta oo doonaya inuu wax ka ogaado Jaamacadda waa lagu soo dhaweynayaa, wuuna nagala soo qayb gali karaa.

🕓 Waqtiga: 4:00 galabnimo

📍 Goobta: Hoolka Jaamacadda.

Waxaa la ogeysiinayaa Bulshada Somaliyed in la furay diiwaangelinta dhammaan kulliyadaha iyo heerarka kala duwan ee waxb...
31/10/2025

Waxaa la ogeysiinayaa Bulshada Somaliyed in la furay diiwaangelinta dhammaan kulliyadaha iyo heerarka kala duwan ee waxbarashada.

Kuliyadaha aad naga helaysid Waxaa Kamid ah:

•Kulliyadda Culuumta Islaamiga
•Kulliyadda Shareecada iyo Qaanuunka
•Kulliyadda Luuqadda Carabiga
•Kulliyadda Culuumta Tarbiyada
•Kulliyadda Dhaqaalaha & Maamulka Ganacsiga

📍- Muddada Waxbarasho:
•Bachelor: 2 sano & nus
•Master: 2 sano
•PhD: 2 sano

📍- Ha seegin fursaddan ee ku soo biir jaamacadda kana Faaidayso.

Nagala soo xiriir Phone number

0743804243
0722400460

الجامعة الإسلامية في منيسوتا – مكتب كينياتُعلن عن فتح باب القبول والتسجيل في جميع الكليات والمراحل الدراسية📍- التخصصات ا...
31/10/2025

الجامعة الإسلامية في منيسوتا – مكتب كينيا

تُعلن عن فتح باب القبول والتسجيل في جميع الكليات والمراحل الدراسية

📍- التخصصات المتاحة:
كلية الدراسات الإسلامية
كلية الشريعة والقانون
كلية اللغة العربية
كلية العلوم التربوية
كلية الاقتصاد وإدارة الأعمال

🎓 المدة الدراسية:

البكالوريوس: سنتين ونصف
الماجستير: سنتان
الدكتوراه: سنتان (كحد أدنى)

📍- لا تفوّت الفرصة، وسجّل الآن لتكون من صُنّاع التغيير والعلم والمعرفة!

☎️ nagala soo Xiriir:
📞 Tel: +254 722 400 460

📞 Tel: +254 743804243

23/10/2025

Machadka Al-Azhar Educational Center oo kaashanaya Jaamacadda The Islamic University of Minnesota- Kenya Branch Waxa uu ku wargelinayaa dhammaan dadka xiiseeuo Barshada cilmiga in la furay diiwaangelinta Ardayda, Machadka Waxa uu ka koobanyahay Laba qaybood kuwaas oo kala ah.

- Qaybta Culuumta Shareecada
- Qaybta Luuqadda Carabiga.

Diiwaangelintu waxay bilaabanaysaa: 25-10-2025

📍 Goobta: Xarunta Al-Azhar Educational Center
Six Street – Second Avenue

📞 Lambarrada aad Nagala soo xiriiri kartaan.
0743804243 / 0722400460

Address

6 Street
Nairobi
00610.

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when The Islamic University of Minnesota- Kenya Branch posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share