Midowga Ardayda Jaamacada Koonfurta Soomaaliya

Midowga Ardayda Jaamacada Koonfurta Soomaaliya Welcome to the official page of the
University of Southern Somalia's Union Students

Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya mar walba waxaymudnaan gaar ah siisaa horumarinta aqoonta ardaydeeda ku kala sugan kulli...
14/12/2025

Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya mar walba waxay
mudnaan gaar ah siisaa horumarinta aqoonta ardaydeeda ku kala sugan kulliyadaha kala duwan , Si loo xoojiyo kartidooda aqooneed iyo mid xirfadeed.

jaamacaddu waxay si joogto ah u garab taagan tahay ardayda, iyadoo u qabanqaabisa tababaro kala duwan oo lagu qabto gudaha jaamacadda iyo dibaddeeda.

jaamacaddu waxay qabatay tababar cinwaankiisu yahay:

"From Local to Global:
Understanding Social Science & Humanities Roles in
Developed Countries"

Ujeeddada ugu weyn ee ay Jaamacadda Koonfurta
Soomaaliya u qabato tababaradan isdaba-joogga ah waa in
la soo saaro aqoonyahanno karti u leh cilmi-baarista, kuwaas oo leh aragti furan, faham caalami ah, isla markaana bulshada ku soo kordhiya fikrado cusub

Currently in Full Bloom at the University of Southern Somalia...
11/12/2025

Currently in Full Bloom at the University of Southern Somalia...

๐Ÿ“ข Upcoming Seminar at the University of Southern Somalia!We are pleased to invite students, academics, and the wider com...
11/12/2025

๐Ÿ“ข Upcoming Seminar at the University of Southern Somalia!

We are pleased to invite students, academics, and the wider community to a special presentation titled:

๐ŸŽ“ โ€œFrom Local to Global: Understanding Social Science & Humanities Roles in Developed Countriesโ€

Join us as we explore how Social Sciences and Humanities contribute to development, policymaking, and global progressโ€”featuring insights from UNICEFโ€™s Social Protection work.

๐ŸŒŸ Keynote Speaker:
Abdiaziz Farah Adow
Researcher, Policy Analyst & Social Protection Expert

๐Ÿ—“ Date: Saturday, 13 December 2025
โฐ Time: 03:30 PM
๐Ÿ“ Venue: University of Southern Somalia, Hall 2

Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya waxa ay shalay si guul leh u soo gabagabeysay   Soft Skills Master Class, tababarkan oo ...
06/12/2025

Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya waxa ay shalay si guul leh u soo gabagabeysay Soft Skills Master Class, tababarkan oo uu hogaaminayey Coach Ayanle Aysar, isla markaana qeyb ka ahaa dadaalka jaamacadda ee ah in kor loo qaado xirfadaha ardayda iyo dhallinyarada Soomaaliyeed.

Waxaan ku faraxsanahay ka qaybgalka firfircoon ee dhallinyarada, doodihii qiimaha lahaa, iyo xirfadaha muhiimka ah ee la wada bartay, kuwaas oo gacan ka geysan doona kobcinta xirfadooda shaqo iyo midda hoggaamineed.

Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya waxay sii wadi doontaa barnaamijyada horumarinta ardayda iyo dhallinyarada, iyadoo ujeedadu tahay in la dhiso jiil aqoon iyo xirfad leh oo door muuqda ka qaata mustaqbalka dalka.

Mahadsanidiin dhammaan ka qaybgalayaasha iyo bahda isku dubbariday barnaamijkan.

WELCOME ๐Ÿ™ TO BAYDHABO JINAY USTAD RUGCADE COACH AYANLE AYSAR
01/12/2025

WELCOME ๐Ÿ™ TO BAYDHABO JINAY
USTAD RUGCADE COACH AYANLE AYSAR

21-ka November โ€” Maalinta Macallinka SoomaaliyeedMaanta waxay noo tahay maalin aan u dabbaaldegno kaalinta aan la qiyaas...
21/11/2025

21-ka November โ€” Maalinta Macallinka Soomaaliyeed

Maanta waxay noo tahay maalin aan u dabbaaldegno kaalinta aan la qiyaasi karin ee macallimiintu ku leeyihiin dhismaha aqoonta, hanuuninta jiilka cusub, iyo kobcinta mustaqbalka ummadda.
Macallinku waa udub-dhexaadka horumarka, waa nuurka iftiimiya dariiqa aqoonta, waana hagaha dib-u-dhiska bulshada Soomaaliyeed.

Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya waxay u mahadcelinaysaa dhammaan macallimiinta Soomaaliyeed ee u taagan gudashada waajibaadkooda si daacadnimo, dulqaad iyo xirfadi ku dhisan.

โ€œู‚ูู… ู„ูู„ู…ูุนูŽู„ู‘ูู…ู ูˆูŽูู‘ูู‡ู ุงู„ุชูŽุจุฌูŠู„ุง ูƒุงุฏูŽ ุงู„ู…ูุนูŽู„ู‘ูู…ู ุฃู† ูŠูŽูƒูˆู†ูŽ ุฑูŽุณููˆู„ุงโ€

Hambalyo Maalinta Macallinka Soomaaliyeed!

Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya mar walba waxay bulshada u soo saartaa arday han sare leh oo hal-abuur muuqda leh.Fadumo...
20/11/2025

Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya mar walba waxay bulshada u soo saartaa arday han sare leh oo hal-abuur muuqda leh.

Fadumo Ali Bule waa gabar hal-abuur leh oo ku fiican farshaxanka (Arts).

Waxay ka mid tahay kumaannaankii arday ee ka qalin-jabiyay Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya, iyadoo soo bandhigtay xirfad, karti iyo dadaal heer sare ah.

Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya mar walba waxay bulshada u soo saartaa arday han sare leh oo hal-abuur muuqda leh.Fadumo...
19/11/2025

Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya mar walba waxay bulshada u soo saartaa arday han sare leh oo hal-abuur muuqda leh.

Fadumo Ali Bule waa gabar hal-abuur leh oo ku fiican farshaxanka (Arts).

Waxay ka mid tahay kumaannaankii arday ee ka qalin-jabiyay Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya, iyadoo soo bandhigtay xirfad, karti iyo dadaal heer sare ah.

Helidda xirfadaha barashada waxay kuu fududeynaysaa:

Shaqo

Jaamacad

Kobaca xirfadaha shaqo

Nolol horumar leh

Midowga Ardayda Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya ayaa qabtay kulanka  #โ€œAqri oo Aqbalโ€ #, oo lagu xoojiyay isdhexgalka ar...
17/11/2025

Midowga Ardayda Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya ayaa qabtay kulanka #โ€œAqri oo Aqbalโ€ #, oo lagu xoojiyay isdhexgalka ardayda iyo muhiimadda akhriska.

Aqoonta laga helo akhriska waxay ardayga siinaysaa kalsooni uu ku hadlo, ku doodo, ama ku difaaco fikradaha uu leeyahay.

Akhrisku waa tiirarka ugu muhiimsan ee waxbarashada. Waa xirfadda ka caawisa ardayga inuu fahmo casharrada, kobciyo maskaxdiisa, isla markaana gaaro heer sare oo aqooneed. Ardayga akhriskiisu wanaagsan yahay wuxuu leeyahay fursad uu ku horumaro noloshiisa waxbarasho iyo mid shaqo labadaba.

Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya Ardayda Qeybta Caafimaadka ayaa si hufan u samaynaya baratiko Labka caafimaadka, iyagoo ...
04/11/2025

Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya

Ardayda Qeybta Caafimaadka ayaa si hufan u samaynaya baratiko Labka caafimaadka, iyagoo muujinaya xirfad, karti, iyo himilo sare.

Hooyada Jaamacadaha KGS

OGEYSIIS MUHIIM AH โ€“ KULAN AQOONEEDJaamacadda Koonfurta Soomaaliya waxay si farxad leh ugu wargelinaysaa dhammaan ardayd...
29/10/2025

OGEYSIIS MUHIIM AH โ€“ KULAN AQOONEED

Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya waxay si farxad leh ugu wargelinaysaa dhammaan ardayda iyo bulshada jaamacadda in la qaban doono kulanka aqooneed ee cinwaankiisu yahay:

๐Ÿงด โ€œSkin Care & Effects of Steroid Drugs on Skinโ€

Kulankan waa fursad qaali ah oo aad ku baran doonto:
โœ… Sida saxda ah ee loo daryeelo maqaarka
โœ… Halista iyo saameynta dawooyinka steroid-ka ee si khaldan loo isticmaalo
โœ… Talooyin caafimaad oo kaa caawinaya ilaalinta quruxda iyo caafimaadka maqaarkaaga

๐Ÿ“ Goobta: Hoolka Jaamacadda
๐Ÿ—“๏ธ Taariikhda: 29-ka October 2025
๐Ÿ•™ Waqtiga: 10:00 subaxnimo

Hambalyo iyo BogaadinMaanta waxa ay ahayd maalin taariikhi ah oo lagu xusuusan doono. Midowga Ardayda Jaamacadda Koonfur...
02/10/2025

Hambalyo iyo Bogaadin

Maanta waxa ay ahayd maalin taariikhi ah oo lagu xusuusan doono. Midowga Ardayda Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya ayaa si sharaf leh uga qayb galay xafladdii qalin-jabinta dufcaddii 9aad ee Mac-hadka Al Qamar Education Academy.

Munaasabaddaasi intii ay socotay, Guddoomiyaha Midowga Ardayda Jaamacadda Koonfurta Soomaaliyamudane Mahamed Abdulahi Hassan. waxa uu si cad ugu ballan qaaday in uu 8 deeq waxbarasho (scholarship) ugu deeqayo ardayda Al Qamar Education Academy, si kor loogu qaado dadaalkooda waxbarasho iyo mustaqbalkooda aqooneed.

Tani waa guul weyn oo aan wada leenahay, waana tallaabo lagu dhiirrigelinayo ardayda Soomaaliyeed guud ahaan.

Waxaan leeyahay: Hambalyo Dufcaddii 9aad ee Al Qamar Education Academy! Guul iyo horumar baan idiin rajaynayaa.
Hampaliyo Hampaliyo Hampaliyo

Address

Baidoa
Baidoa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Midowga Ardayda Jaamacada Koonfurta Soomaaliya posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Midowga Ardayda Jaamacada Koonfurta Soomaaliya:

Share