Access Commercial College

Access Commercial College ACC College was created to expand the access of higher education providing diverse programs in different colleges. Established 7th sept.2017 in Baidoa,SWS.

04/11/2018

waxbarasho Tayeysan ugu imaaw ACC

12/10/2018

Hoyga Waxbarasho Hogaanka Tacliinta Access Commercial College

Learn in Access Commercial collegeWa ardey ka faiideysatey tababar xirfaded oo IT ah gordhow naga filo wax cusub.
11/10/2018

Learn in Access Commercial college
Wa ardey ka faiideysatey tababar xirfaded oo IT ah gordhow naga filo wax cusub.

Arbacada soo socota oo ku aadan 10/10/2018 insha Allah waxaan qaban doona Workshop Free ah oo socondoona 1 maalin oo ku ...
07/10/2018

Arbacada soo socota oo ku aadan 10/10/2018 insha Allah waxaan qaban doona Workshop Free ah oo socondoona 1 maalin oo ku saabsan VIDEO EDITING AND PHOTOSHOP. waxaan ku qaban doona ama goobta aan ku qaban doona waa Schoolka ACCESS COMMERCIAL COLLEGE oo ku yaalla magaalada BAYDHABO.
Cid Alaale Cidii daneyneysa inay ka faa'ideeysato waan soo dhaweyneynaa.
Mahadsanidiin
waxaad nagala soo xiriiri kartaan TEL: 0613362777/0615375384
AMA Email: [email protected]

22/09/2018

ACCESS COMMERCIAL COLLEGE (ACC)

Waa ustaad Hassan iyo Dr. Abti You oo bixinaya Practical ardada Caafimaadka barato ee qeybta General Health...

Waxaan ogeysiinaynaa ardada daneyneyso Machadka inay nagal soo xiriir nambarkan 0612445571 iyo xafiiska ACCESS ee xarutii h**e BECO Baidoa.


22/09/2018

Duruus Tayeysan Macalimiin Maankaaga Dhisaayo kugu diyaar ah Access Commercial College iyo Courses Tayada Aqoonta ko uqaadaya Ha ky Dhawaada Access Commercial College

ACCESS COMMERCIAL COLLEGE (ACC)Waa ardada wax ka barato Machadka ACCESS Kuleejka CAAFIMAADKA takhasuska General Health i...
21/09/2018

ACCESS COMMERCIAL COLLEGE (ACC)

Waa ardada wax ka barato Machadka ACCESS Kuleejka CAAFIMAADKA takhasuska General Health iyo Maamule Nor Mayow iyo Ustaad Dr. Yusuf Abdi Hassan (Abtiyaa)..

Welcome to ACC Baidoa, Somalia (Ex-Xaruuntii H**e ee BECO)



CALL US: ACC OFFICE # 0612445571

ACCESS COMMERCIAL COLLEGEWaa ardada Wax ka barato Access Commercial College, Koleejka Caafimaad oo Baraatik usocoto.Baid...
20/09/2018

ACCESS COMMERCIAL COLLEGE

Waa ardada Wax ka barato Access Commercial College, Koleejka Caafimaad oo Baraatik usocoto.

Baidoa, Somalia


19/09/2018

Welcome to Access Commercial College (ACC)

18/04/2018

Access Commercial College is ready to eventually change your dreams into a fiction to Access the world.

Address

Xaafada Berdaale(Ex-Xaruuntii Hore Ee BECO)
Baydhabo

Opening Hours

Monday 00:00 - 23:59
Tuesday 00:00 - 23:59
Wednesday 00:00 - 23:59
Thursday 00:00 - 23:59
Friday 00:00 - 23:59
Saturday 00:00 - 23:59
Sunday 00:00 - 23:59

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Access Commercial College posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share