23/11/2025
Munaasabadda waynaynta Maalinta Macalinka Soomaaliyeed ee 21 ka November*
Xafladdaan waxa sok qaban qabiayay maamulka io ardayda Jaamacdda Hiiraan waxaana loogu hambalyey macaliminta Jaamacdda Hiiraan iyo dhaman macalinka Soonaliyeed, waxaan Macalimiinta, Martida iyo ardayada Soo dhaweyay kana hadalay maamuus ka macalin ka iyo maqaam kiisa