Faculty BBA and Aviation of East Africa University

Faculty BBA and Aviation of East Africa University Halkan waa barta rasmigq ah ee war faafineed ee Kuliyada BBA& aviation management
East africa university

sawiro:- Xafladd iskugu jirtay sagootin ardayda & Abaal celinta macalimiinta oo ay soo agasimeen ardayda ka baxayday san...
22/05/2023

sawiro:- Xafladd iskugu jirtay sagootin ardayda & Abaal celinta macalimiinta oo ay soo agasimeen ardayda ka baxayday sanadkaan kuliyadda BBA ee jamacadda Bariga afrika oo ka dhacday hallka maandeeq garden.

GUDOOMIYE MAXAMED CABDISHAKUR (IID DALMAR )OO MAGACAABAY GUDDOOMIYE KU-XIGEENNADA, XOG-HAYAHA GUUD IYO XUBNAHA XUKUUMADA...
26/11/2022

GUDOOMIYE MAXAMED CABDISHAKUR (IID DALMAR )OO MAGACAABAY GUDDOOMIYE KU-XIGEENNADA, XOG-HAYAHA GUUD IYO XUBNAHA XUKUUMADA EE KULIYADA BBA & AVT MANAGEMENT
BOSASO, Nofeembar 26, 2022;
Gudoomiyaha kuliyada BBA & AVT management maxamed c/shakuur maxmuud IID DALMAR oo kaduulaya baahida looqabo in lasoo magacaabo xubnaha golaha xukuumada kuliyada ayaa umagacaabay
1. mascuud cabdi askar Gudoomiye kuxigeeenka guud
2. cabdisalaan axmed saalax Gudoomiye ku xigeenka 2aad ahna agaasimaha maaraynta hawlaha kuliyada

3. Samsam axmed maxamed Xoghaya guud
4. Ayuub maxamed cali Agaasimaha maaliyada
5. Cabdiwahaab cabdicasiis (xarago) Agaasimaha qorshaynta
6. Xasan abdulahi galayr Agaasimaha tababarada iyo wacyigelinta:
7. Cabdulaahi ciise Agaasimaha cayaaraha iyo nashaadaadka
8. Nashaad faysal Agaasimaha hormarinta iyo isku xiriirka kuliyada
9. Almas ahmed Agaasimaha xiriirka iyo is ku xirka kuliyada iyo jaamacada

Xeerkan Gudoomiye ee lagu magacaabay Guddoomiye ku-xigeennada iyo Xoghayaha Guud iyo xubnaha xukuumada, ayaa dhaqan galay, maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay sabti, 26-da Nofeembar, 2022.
DHAMMAAD
Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir;
Xafiiska gudoomiyaha BBA & AVT
Xafiiska Warfaafinta & Xiriirka Warbaahinta

Hambalyo Maalinta Macalinka Soomaaliyeed. Bahda Ururka Ardayda Jaamacadda Bariga Africa gaar ahaan kuliya Faculty BBA an...
22/11/2022

Hambalyo Maalinta Macalinka Soomaaliyeed.
Bahda Ururka Ardayda Jaamacadda Bariga Africa gaar ahaan kuliya Faculty BBA and Aviation of East Africa University waxay hambalyo u dirayaan dhammaan macalimiinta Soomaaliyeed gaar ahaan macalimiinta jaamacadda East Africa University waxaan idin leenahay hambalyo.



BBA/ AVT OFFICE
eau.edu.so
21/Nov/2022
Bosaso -Somalia

07/11/2022

Address

Bosaso East Africa Puntinland
Bosaso
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Faculty BBA and Aviation of East Africa University posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share