22/06/2026
๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ฅ๐ฉ๐ก๐ โ ๐๐ฎ๐ซ๐๐จ
๐๐ฎ๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐๐ฒ๐จ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐ฅ๐๐ก๐
๐๐ ๐๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐๐ก,
Jaamacadda Alpha Burco, gaar ahaan Kuliyadda Arrimaha Bulshada iyo Dhaqaalaha, waxay si rasmi ah u shaacisay hirgelinta Barnaamijka Waxbarashada Dadban (Informal Education Program), kaas oo laga fulin doono afarta degmo ee magaalada Burco.
Barnaamijkan waxaa loogu talagalay in fursado waxbarasho lagu siiyo bulshada aan helin waxbarashada aasaasiga ah, iyadoo la gaadhsiinayo aqoon iyo wacyigelin kor u qaadaysa tayada noloshooda, awooddooda waxbarasho, iyo ka qaybqaadasha-dooda horumarinta bulshada.
Jaamacaddu waxay si bilaash ah uga taageeri doontaa ka faaโiidaysta-yaasha barnaamijka:
๏ถ ๐๐๐ซ๐๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐๐ค๐ก๐ซ๐ข๐ฌ๐ค๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ช๐จ๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐ ๐๐๐ฌ๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐๐ก.
๏ถ ๐๐ข๐ซ๐๐๐๐๐ก๐ ๐ฑ๐ข๐ฌ๐๐๐๐ญ๐ ๐๐๐ฌ๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐๐ก.
๏ถ ๐๐จ๐๐๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ช๐จ๐จ๐ง๐ญ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฐ๐๐๐ฒ๐ข๐ ๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐.
๏ถ ๐๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ฑ๐ข๐ซ๐๐๐๐๐ก๐ ๐ฅ๐๐ ๐๐ฆ๐ ๐ฆ๐๐๐ซ๐ฆ๐๐๐ง๐ค๐ ๐ฎ ๐๐ก ๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฆ๐๐๐๐ค๐จ๐จ๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ค๐ ๐ช๐๐ฒ๐๐ ๐๐ฅ๐ค๐ ๐ก๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ซ๐ค๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐.
Sidoo kale, Jaamacaddu waxay fulin doontaa xog-ururin cilmi-baariseed (Research Data Collection) oo laga soo ururinayo ganacsiyada yaryar (Small Businesses) ee magaalada Burco. Ujeeddada xog-ururintani waa:
๏ถ ๐๐ง ๐ฅ๐ ๐๐๐ก๐ฆ๐จ ๐๐๐ช๐๐๐๐๐๐ก๐ ๐ก๐จ๐ซ๐ฒ๐๐๐ฅ๐ฅ๐ ๐ ๐๐ง๐๐๐ฌ๐ข๐ฒ๐๐๐ ๐ฒ๐๐ซ๐ฒ๐๐ซ.
๏ถ ๐๐ง ๐ฅ๐ ๐๐ช๐จ๐จ๐ง๐ฌ๐๐๐จ ๐๐ฎ๐ซ๐ฌ๐๐๐๐ก๐ ๐ค๐จ๐๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ก๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ ๐๐ง๐๐๐ฌ๐ข๐ฒ๐๐๐.
๏ถ ๐๐ง ๐ฅ๐ ๐ก๐๐ฅ๐จ ๐ฑ๐จ๐ ๐๐ข๐ฅ๐ฆ๐ข๐ฒ๐๐๐ ๐ฌ๐๐ฑ ๐๐ก ๐จ๐จ ๐ญ๐๐๐ ๐๐๐ซ๐ญ๐ ๐ช๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐๐ฒ๐ง๐ญ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ ๐จโ๐๐๐ง-๐ช๐๐๐๐๐ฌ๐ก๐๐๐.
๏ถ ๐๐ง ๐ฅ๐ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฌ๐๐๐ซ๐จ ๐ญ๐๐ฅ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง ๐ฐ๐๐ฑ ๐ค๐ฎ ๐จ๐จ๐ฅ ๐๐ก ๐จ๐จ ๐ ๐๐๐๐ง ๐ค๐ ๐ ๐๐ฒ๐ฌ๐๐ง ๐ค๐๐ซ๐ ๐ก๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ ๐๐ง๐๐๐ฌ๐ข๐ฒ๐๐๐ ๐ฒ๐๐ซ๐ฒ๐๐ซ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ค๐จ๐๐จ๐๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐.
Jaamacadda Alpha Burco waxay aaminsan tahay in waxbarashada, cilmi-baarista, iyo adeegga bulshada ay yihiin tiirarka ugu muhiimsan ee lagu gaadhi karo horumar waara. Sidaa darteed, Jaamacaddu waxay ugu baaqaysaa bulshada, guddiyadda degmooyinka, ganacsatada yar-yar iyo dhammaan daneeyayaasha inay sii wacan uga faaโiidaystaan si dhowna ula shaqeeyaan hawl-wadeenada ama macallimiinta hirgelinaaya barnaamijkan muhiimka ah.
โWaxbarasho, Cilmi-baaris iyo Adeeg Bulsho oo Horseeda Horumar Waara.โ