Togdheer University Department of Short courses

Togdheer University Department of Short courses Welcome to the official page Togdheer University department of short courses.

Ciid wanaagsan
26/05/2026

Ciid wanaagsan

๐—–๐—ถ๐—ถ๐—ฑ ๐— ๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ ๐—–๐—ถ๐—ถ๐—ฑ ๐— ๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ

Guddoomiyaha Jaamacadda Togdheer Mudane ๐ƒ๐ซ ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐›๐š๐ฌ๐ข๐ ๐’๐ก ๐€๐›๐๐ข๐ง๐จ๐ฎ๐ซ ๐‡.๐’๐š๐ž๐ waxa uu halkan dhambaal hambalyo farxadeed ah iyo bogaadin uga dirayaa guud ahaan umadda islaamka, Somaliland, Reer Togdheer, sidoo kale waxa uu hambalyo farxadeed oo gaara la wadaagayaa shaqaale-waynaha ๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ง๐—ผ๐—ด๐—ฑ๐—ต๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ Macalimiinta hawl-wadeenada kala duwan , iyo Ardayda Jaamacadda Togdheer Munaasibadda CIIDAL-ADXAHA.

Alle ha inaga aqbalo acmaashii wanagsanayd ee aynu soo gudanay Maalmihii khayrka Badnaa.
Waxa uu Guddoomiyuhu Alle ka baryayaa in Sanadkan sanadkiisa Bash-Bash iyo Barwaaqo Alle inagu gadhsiyo idilahanteenba.

โ„‚๐•š๐•š๐•• ๐•„๐•ฆ๐•“๐•’๐•ฃ๐•š๐•œ ๐”ป๐•™๐•’๐•ž๐•’๐•’๐•Ÿ๐•ฅ๐•š๐•š๐•Ÿ๐•“๐•’.

ุนูŠุฏ ู…ุจุงุฑูƒ ูˆูƒู„ ุนุงู… ูˆุงู†ุชู… ุจุงู„ู ุฎูŠุฑ

26/05/2026

Yaa rabbi yaa rabbi ๐Ÿคฒ๐Ÿ˜ญ

25/05/2026
25/05/2026

Togdheer University Iyo kaabe program

24/05/2026

Jaamacadda Togdheer Iyo kaabe program Togdheer University

23/05/2026

Jaamacaddii oo Ceel-afwayn gaadhayTogdheer University

21/05/2026

Togdheer University The Light Of The Nation

20/05/2026

Togdheer University
The light Of The Nation

18/05/2026

Somaliland guul๐Ÿ’ช๐Ÿซกโค๏ธTogdheer University

18/05/2026

Somaliland guul โค๏ธ

17/05/2026

Togdheer University happy 18 May

Address

Hamarta Area , Salehia Masque
Burco

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Togdheer University Department of Short courses posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Togdheer University Department of Short courses:

Share