Imperial Pre-University college

Imperial Pre-University college Imperial institute of language
Your journey to success start at imperial

πŸ“ Burao - Somaliland, Near Sallahia Mosque

☎️ +252 63 4065774 | + 252 65 4065774

🎀 Public Speaking Training Course 🎀Ma doonaysaa inaad kor u qaaddo kalsoonidaada hadalka iyo awoodda aad dadka ugu hor h...
19/05/2026

🎀 Public Speaking Training Course 🎀
Ma doonaysaa inaad kor u qaaddo kalsoonidaada hadalka iyo awoodda aad dadka ugu hor hadli karto?
Ku soo biir koorsada Public Speaking ee ay qabanayso Imperial Pre-University college

βœ… Baro farsamooyinka hadalka bulshada
βœ… Kordhi kalsoonidaada
βœ… Horumari xirfadaha presentation-ka iyo communication-ka

πŸ“… Start Date: 21-May-2026
⏰ Time: 5:00 PM
πŸ—“οΈ Weekends: Thursday & Friday
⏳ Duration: 1 Month

πŸ“ Location: Near Sallahia Mosque
πŸ“ž +252 63 4065774
πŸ“ž +252 65 4065774

kusoo biir Whatsapp groupkan πŸ‘‡

https://chat.whatsapp.com/IyBlbeGMCEJ0F4iHG50EJq


  18 may πŸ’šπŸ€β€οΈrecognition and Resilience ✊
18/05/2026

18 may πŸ’šπŸ€β€οΈ

recognition and Resilience ✊



✨Ogaysiis    ogaysiis     ogaysiis waxaan dhamaan shaqaalaha iyo ardayda ku war gelinaya inuu jiro fasaxa maalinta qaran...
18/05/2026

✨Ogaysiis ogaysiis ogaysiis

waxaan dhamaan shaqaalaha iyo ardayda ku war gelinaya inuu jiro fasaxa maalinta qaranimada
fasaxaas oo ka bilaamaya &
waxaa dib looguso laaban doonaya waxbarashada

πŸŽ‰ happy 18 may

15/05/2026

Nimco Abdirahman Hirsi πŸ’šπŸ€β€οΈ



πŸ’šπŸ€β€οΈ

πŸ’‰ SHORT COURSE VACCINATION πŸ’‰Imperial Pre-University college  waxay idiin soo bandhigaysaa koorso gaaban oo ku saabsan Va...
14/05/2026

πŸ’‰ SHORT COURSE VACCINATION πŸ’‰

Imperial Pre-University college waxay idiin soo bandhigaysaa koorso gaaban oo ku saabsan Vaccination-ka iyo muhiimaddiisa caafimaad.

βœ… Baro fahamka tallaalka
βœ… Ka hortagga cudurrada halista ah
βœ… Badbaadinta carruurta iyo bulshada

πŸ‘¨β€βš•οΈ Lecture By: Dr Hamse Ahmed Ali

πŸ“ Location: Near Sallahia Mosque
πŸ“ž Contact: +252 63 4065774 / +252 65 4065774

kusoo biir WhatsApp groupkan πŸ‘‡
https://chat.whatsapp.com/IyBlbeGMCEJ0F4iHG50EJq


12/05/2026

Abwaan deeqa iyo dabaldagii shalay ee Imperial Pre-University college


πŸŽ‰ Celebration of 18 may πŸ’šπŸ€β€οΈRecognition and Resilience
12/05/2026

πŸŽ‰ Celebration of 18 may πŸ’šπŸ€β€οΈ

Recognition and Resilience



✨ Maalinta Qaranimada Somaliland ee 18 May awgeed.Imperial Pre-University college  waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysa...
10/05/2026

✨ Maalinta Qaranimada Somaliland ee 18 May awgeed.

Imperial Pre-University college waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan shacabka Somaliland.
πŸŽ‰ 35 sano oo sharaf, adkaysi iyo aqoonsi raadis ah.
Waxaan ku faanaynaa taariikhdeena, midnimadeena iyo horumarka aynu gaadhnay. πŸ’šπŸ€β€οΈ
πŸ“ Imperial Main Campus
πŸ“… 11-5-2026 | Isniin
β€œSanad guuro wacan dhamaan shacabka reer Somaliland”

🌸 Jumca Mubarak πŸŒΈΨ§Ω„Ω„Ω‡Ω… Ψ΅Ω„ ΩˆΨ³Ω„Ω… ΨΉΩ„Ω‰ Ω†Ψ¨ΩŠΩ†Ψ§ Ω…Ψ­Ω…Ψ― 🀍✨ Ilaahay hayna waafajiyo jumcaha khayr kiisa.
08/05/2026

🌸 Jumca Mubarak 🌸
Ψ§Ω„Ω„Ω‡Ω… Ψ΅Ω„ ΩˆΨ³Ω„Ω… ΨΉΩ„Ω‰ Ω†Ψ¨ΩŠΩ†Ψ§ Ω…Ψ­Ω…Ψ― 🀍
✨ Ilaahay hayna waafajiyo jumcaha khayr kiisa.

πŸŽ“ SHORT COURSES – FURSAD CUSUB!Ma doonaysaa inaad horumariso xirfadahaaga oo aad dhisto mustaqbalkaaga? Imperial Pre-Uni...
05/05/2026

πŸŽ“ SHORT COURSES – FURSAD CUSUB!
Ma doonaysaa inaad horumariso xirfadahaaga oo aad dhisto mustaqbalkaaga?
Imperial Pre-University college waxay kuu diyaarisay koorsooyin gaaban oo bilaabmaya 7th May 2026! (khamiista)
πŸ“š Koorsooyinka la heli karo:
πŸ’» ICT (Computer & Technology Skills)
πŸ’‰ Basic Vaccination
🎀 Public Speaking

πŸ’₯ FEE: FREE (BILAASH)
πŸ“ Goobta: Xamarta Gaar ahaan Masjidka Saalixyada AMA Agagaarka Jaamacadda Togdheer
πŸ“ž Nala soo xidhiidh:
063-4065774 | 065-4065774
✨ Ha seegin fursaddan – Isdiiwaangeli maanta!
➑️ Your journey to success starts here!

kusoo biir Whatsapp group Kan πŸ‘‡

https://chat.whatsapp.com/IyBlbeGMCEJ0F4iHG50EJq

πŸ’‘ Ma rabtaa inaad horumariso xirfadahaaga?🎯 Fursad dahabi ah ayaa kuu furan maanta!πŸŽ“ Short Courses – FREE   πŸ“š Courses ka...
04/05/2026

πŸ’‘ Ma rabtaa inaad horumariso xirfadahaaga?
🎯 Fursad dahabi ah ayaa kuu furan maanta!
πŸŽ“ Short Courses – FREE
πŸ“š Courses ka aan bixino :
πŸ—£ Public Speaking
πŸ’» ICT
✍️ CV Writing
⏱ Time Management & more!

πŸ“ Goobta: Xamarta Gaar ahaan Masjidka saalixyada
πŸ“ž Nala soo xidhiidh: 0634065774
πŸ”₯ Ha seeginβ€”boosasku waa xadidan yihiin

Address

Qasabka Road
Burco

Telephone

+252633570428

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Imperial Pre-University college posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Imperial Pre-University college:

Share