Siraaj Medical College

Siraaj Medical College Health science College

06/03/2026
25/02/2026

medical & Technology college

Burao-somaliland

Diploma programs

New classes

Fadlan h**e u gaadh oo ka faaidayso wey socotaa Is-diiwaangelintiisii kuliyaddahan cuscusub.

Contact : 063:4286436/0634951599

Siraaj medical & Technology college
"Learn to day and Lead tommorrow"

21/10/2025
25/09/2025

medical & Technology college

Wergelin

Training : Blood group test

waxa La wergelinayaa ardaydii Isdiiwaangelisay course-kaas in uu si rasmiya inoogu bilaabmi-doono galabta Inshallaah 4:00pm ama galabnimo

Ka faaidaysi wacan fursadan qiimaha badan Leh.

goobtuna waa siraaj medical & Technology college weeye : ka soo hor-jeedka Axmed suuxiye pharmacy ama sii jeedka shirkada socdaalka ee safarsame qaybtiisa bari

Contact : 063:4286436/0634951599

Siraaj medical & Technology college
"Learn to day and Lead tommorrow"

Became internationally certified pre hospital trauma life support provider  from national association of emergency medic...
13/07/2024

Became internationally certified pre hospital trauma life support provider from national association of emergency medicine technicians ( USA )

  medical & Technology collegeBurao-somalilandTraining : Blood group test  Xafladii qalin jabinta course-kanwaxa loo qab...
09/10/2022

medical & Technology college

Burao-somaliland

Training : Blood group test

Xafladii qalin jabinta course-kan

waxa loo qabtay xaflad ardaydii dhamaysatay Blood group-ka oo ay ka faaidaysteen "50"arday oo ka kala yimi goobo wax-barasho oo kala duwan , waxaana Loo qabtay xaflad boqran oo Wadatay Saamaynteeda iyo Farxadeeda

hambalyo ayaanu leenahay dhamaan ardaydaas

Siraaj Medical college : wuxuu u taagan Yahay wax barasho leh itus oo itaabsii.

Siraaj medical & Technology college
"Learn to day and Lead tommorrow"

  medical & Technology collegeTraining : Blood group testXaflada Qalin-jabintawaxa hadeer La diyaariyey shahaadadii cour...
05/10/2022

medical & Technology college

Training : Blood group test

Xaflada Qalin-jabinta

waxa hadeer La diyaariyey shahaadadii course-ka ee "Blood group test" maadama oo ay xafladu inoo dhici-doonta maalinka Jimcaha gelinkiisa danbe 4:30pm ama galabnimo

goobtuna waa : Siraaj medical & technology college weeye "sii jeedka Safarsame qaybta bariga ama ka soo horjeedka Axmed suuxiye pharmacy"weeye.

  medical & Technology collegeBurao-somalilandTraining : Vaccination                      TalaalXafladii qalin jabinta c...
01/10/2022

medical & Technology college

Burao-somaliland

Training : Vaccination
Talaal

Xafladii qalin jabinta course-kan

waxa loo qabtay xaflad ardaydii dhamaysatay Vaccination-ka ama "talaalka" oo ay ka faaidaysteen "71"arday oo ka kala yimi goobo wax-barasho oo kala duwan , waxaana Loo qabtay xaflad boqran oo Wadatay Saamaynteeda iyo Farxadeeda

hambalyo ayaanu leenahay dhamaan ardaydaas

Siraaj Medical college : wuxuu u taagan Yahay wax barasho leh itus oo itaabsii.

Siraaj medical & Technology college
"Learn to day and Lead tommorrow"

  medical & Technology collegeBurao-somalilandجمعة مباركTraining : Vaccination                    talaalkawaxa dhamaaday...
29/09/2022

medical & Technology college

Burao-somaliland

جمعة مبارك

Training : Vaccination
talaalka

waxa dhamaaday qaybtii h**e ee tobobarkii ahaa "talaalka" oo ay ka faaidaysteen "71"arday oo ka kala yimi goobo wax-barasho oo kala duwan , inshallaah waxaana dhawaan loo qaban-doonaa xaflad qalin jabin ah oo boqran.

Siraaj Medical college : wuxuu u taagan Yahay wax barasho leh itus oo itaabsii

Siraaj medical & Technology college
"Learn to day and Lead tommorrow"

Address

Ka Soo Horjeedka Farmasiga Suuxiye
Burco
252

Telephone

+252634998899

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Siraaj Medical College posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Siraaj Medical College:

Share