Alpha university Burao sharia & islamic studies

Alpha university Burao sharia & islamic studies University

18/12/2025
بسم الله الرحمن الرحيمبقلوب مؤمنة بقضاء الله وقدره، نتقدّم بأحرّ التعازي والمواساة إلى الدكتور ياسر حسين، أحد أساتذة جام...
09/12/2025

بسم الله الرحمن الرحيم

بقلوب مؤمنة بقضاء الله وقدره، نتقدّم بأحرّ التعازي والمواساة إلى الدكتور ياسر حسين، أحد أساتذة جامعة ألفا، في وفاة والدته المغفور لها بإذن الله.

نسأل الله تعالى أن يرحمها رحمةً واسعة، وأن يجعل قبرها روضةً من رياض الجنة، وأن يثبّتها عند السؤال، وأن يجزيها خير الجزاء على ما قدمت في حياتها من خير وعطاء. كما نسأله سبحانه أن يُلهم الدكتور ياسر وأهله وذويه الصبر والسلوان، وأن يعوّضهم خيراً ويجبر كسر قلوبهم.

إنّا لله وإنّا إليه راجعون.
ولا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم

30/11/2025
Maanta oo Axad ah, Hormuudka Kulliyadda Shareecada ee Jaamacadda alpha universityBurao Axmed jaamac xuseen (xikma), ayaa...
09/11/2025

Maanta oo Axad ah, Hormuudka Kulliyadda Shareecada ee Jaamacadda alpha universityBurao Axmed jaamac xuseen (xikma), ayaa ka qayb galay shir ay soo agaasintay Guddida Tacliinta Sare ee Somaliland. Shirkan waxa ka soo qayb galay hormuudada kulliyadaha Shareecada ee jaamacadaha kala duwan ee dalka

Shirka waxa uu daarnaa mideynta manhajka waxbarashada ee ardayda sanadkooda koowaad. Waxaa shirkan guddoominayay

Prof. Xasan Hallas,

waxaana goob joog ahaa xubnaha guddida
Oo ay ka mid ahaayeen

Jaamac cabdi falaash iyo Shamsu-Diin

Ugu dambayn, shirku wuxuu ku soo dhammaaday is-afgarad iyo wada shaqayn wanaagsan

Magacaabis Dean ka kulliyada shareecada iyo qaanuunka ayaa magacaabay gudoomiyaha freshka iyo ku xigeenkiisa 👉Maanta lag...
04/11/2025

Magacaabis

Dean ka kulliyada shareecada iyo qaanuunka ayaa magacaabay gudoomiyaha freshka iyo ku xigeenkiisa

👉Maanta laga bilaaabo waxaan u magacaabay inay ahaadaan gudoomiye iyo kuxigeenka ardayda jaamacada class ka freshka ka inshah alaah

1.farxiya yuusuf ali ( gudoomiye)
2.saamiya caaqli ahmed ( kuxigeen)

Waxaan rajaynayaa in ay ardaydu si wanaagsan ula shaqayn doonaan labadaa gudoomiye .

Xafiiska Camiidka shareecada

Hanbalyo hanbalyo hanbalyo Dhamaan ardayda ka aflaxday machadka balaadhan ee ( imaamu maalik)
23/10/2025

Hanbalyo hanbalyo hanbalyo

Dhamaan ardayda ka aflaxday machadka balaadhan ee ( imaamu maalik)

Jaamacada alpha qaybta shareecada waxay hanbalyo iyo bogaadin iyo duco u diraysaaa dhamaan ardayda ka aflaxday macaahida...
16/10/2025

Jaamacada alpha qaybta shareecada waxay hanbalyo iyo bogaadin iyo duco u diraysaaa dhamaan ardayda ka aflaxday macaahida faca wayn ee( sunnah)

Alle haydinka dhigo kuwo diinta ay barteen ku anfaca naftooda dadkooda iyo dalkoodab aamiin

*Jaamacadda Alpha*   qaybta shareecada waxay u diraysaa mahadnaq  iyo qaddarin gaar ah sheekh, *Dr.Maxamed Ismaaciil (aw...
14/10/2025

*Jaamacadda Alpha* qaybta shareecada waxay u diraysaa mahadnaq iyo qaddarin gaar ah sheekh, *Dr.Maxamed Ismaaciil (aw Cali),* oo hogaamiyey barnaamijka tababarka ee cinwaankiisu ahaa “ *Caqabadaha Ardayga Jaamacadeed”.*
Waxaanu mahadcelinaynaa dadaalkiisa iyo waqtigiisa uu u huray in uu ardayda ku wacyigeliyo sida looga gudbo caqabadaha nolol iyo waxbarasho.

Sidoo kale, waxaan u mahadcelinaynaa ardayda ka qayb-qaadatay tababarkan, kuwaas oo muujiyey xiise, firfircooni iyo ka-qaybgal dhisan.

Jaamacada alpha qaybta shareecada waxa ay caawa qabanaysaa tababar ku saabsan (caqabadaha ardayga jaamiciga ah la kulmo ...
12/10/2025

Jaamacada alpha qaybta shareecada waxa ay caawa qabanaysaa tababar ku saabsan (caqabadaha ardayga jaamiciga ah la kulmo xiliga jaamacada iyo sida uu uga bixi karo )

Waxa inoo soo gudbinya dr.maxamed ismacil aw cali

Hanbalyo hanbalyo hanbalyo Dhamaan ardayda ka aflaxday machadka ibu xibaaan
02/10/2025

Hanbalyo hanbalyo hanbalyo

Dhamaan ardayda ka aflaxday machadka ibu xibaaan

(7)Hanbalyo ardayda shareecada jaamacada Alpha burco dhamantiin
20/09/2025

(7)Hanbalyo ardayda shareecada jaamacada Alpha burco dhamantiin

(6)Hanbalyo ardayda shareecada jaamacada Alpha burco dhamantiin
19/09/2025

(6)Hanbalyo ardayda shareecada jaamacada Alpha burco dhamantiin

Address

Burco

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Alpha university Burao sharia & islamic studies posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share