مركز أبي بكر الصديق لتحفيظ القرآن الكريم وتعليم السنة النبوية

  • Home
  • Somalia
  • Burco
  • مركز أبي بكر الصديق لتحفيظ القرآن الكريم وتعليم السنة النبوية

مركز أبي بكر الصديق لتحفيظ القرآن الكريم وتعليم السنة النبوية Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from مركز أبي بكر الصديق لتحفيظ القرآن الكريم وتعليم السنة النبوية, College & University, Burco.

23/09/2025

مركز أبي بكر الصديق لتحفيظ القرآن وتعليم السنة النبوية

 Waxa Aanu La Socodsiinaynaa Dhammaan Macalimiinta, Waalidiinta' iyo Ardayda      -  .In MARKAZKU Dib u Furmidoono MAALI...
01/08/2025



Waxa Aanu La Socodsiinaynaa Dhammaan Macalimiinta, Waalidiinta' iyo Ardayda - .

In MARKAZKU Dib u Furmidoono MAALINTA SABTI-DA Ee Berrito Oo Taariikhdu Tahay 02/08/2025 (insha Allah).

Isku soo noqosho Wacan, Dadaal Cusub iyo Amin Cusub Arday iyo Waalidiinba.

(Insha Allaah).

27/05/2025
Isku Soo Noqosho Wacan
01/04/2025

Isku Soo Noqosho Wacan

 Waxa Aanu La Socodsiinaynaa Dhammaan Macalimiinta, Waalidiinta' iyo Ardayda      -  .In MARKAZKU Dib u Furmidoono MAALI...
03/01/2025



Waxa Aanu La Socodsiinaynaa Dhammaan Macalimiinta, Waalidiinta' iyo Ardayda - .

In MARKAZKU Dib u Furmidoono MAALIN SABTI-DA Ee Berrito Oo Taariikhdu Tahay 04/01/2025 (insha Allah).

Isku soo noqosho Wacan, Sannad iyo Dadaal Cusub Dhammaan Ardayda iyo Waalidiinta.

(Insha Allaah).

Berri oo Maalin Salaasa ah 19/11/2024.Waxa aynu dib ugu Soo Laaban doonaa Dugsigii Iyo Duruustii insha allah.soo noqosho...
18/11/2024

Berri oo Maalin Salaasa ah 19/11/2024.

Waxa aynu dib ugu Soo Laaban doonaa Dugsigii Iyo Duruustii insha allah.

soo noqosho wacan dhamaan Ardayda dugsiga ABUBAKAR AS-SIDIIQ.

ALLAH MAHAD LEH

OGAYSIIS GO'AAN FASAXWaxa Aanu La Socodsiinaynaa Dhammaan Waalidiinta iyo Ardayda MARKAZKA ABUBAKAR AS-SIDIIQ- Burco In ...
16/11/2024

OGAYSIIS GO'AAN FASAX

Waxa Aanu La Socodsiinaynaa Dhammaan Waalidiinta iyo Ardayda MARKAZKA ABUBAKAR AS-SIDIIQ- Burco In MARKAZKU uu fasax yahay labada maalmood ee AXADDA iyo ISNIIN, Ee 17, 18/11/2024.

Geerida Ku Timiday Madaxweynahii h**e Ee Jumhuuriyada Barakaysan Ee Somaliland Awgeed.

laguna soo noqon doono maalinta SALAASADA 19/11/2024. (Insha Allaah).

Address

Burco

Telephone

+252634364644

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when مركز أبي بكر الصديق لتحفيظ القرآن الكريم وتعليم السنة النبوية posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share