Medical Laboratory Department - University of Burao

Medical Laboratory Department - University of Burao “Advancing Healthcare through Science and Diagnostics”

Eid Mubaarak waxaan halkan uga hambalyeynaynaa dhamman shucuubta islaamka gaar ahaan shacabwaynaha jamhuuriyada Somalila...
26/05/2026

Eid Mubaarak

waxaan halkan uga hambalyeynaynaa dhamman shucuubta islaamka gaar ahaan shacabwaynaha jamhuuriyada Somaliland, waxaanu leenahay ciidul adxaa Mubarak, eebbe ha inaga aqbalo acmashii wanagsanayd ee aynu soo samaynay.

.

Ardayda Semester-ka Shanaad oo samaynaya gacan ka qabashada baadhitaanka Urine-Culture iyo report-keeda.
24/11/2025

Ardayda Semester-ka Shanaad oo samaynaya gacan ka qabashada baadhitaanka Urine-Culture iyo report-keeda.

22/11/2025

MUUQAAL...
Semester Three iyo gacan ka qabashadooda xiisadaha ay dhigteen.

Ardayda Semester-ka Sadexaad waxay sameeyeen baadhitaan lagu magacaabo Stool Analysis, kaas oo ah baadhitaan shaybaadh o...
11/11/2025

Ardayda Semester-ka Sadexaad waxay sameeyeen baadhitaan lagu magacaabo Stool Analysis, kaas oo ah baadhitaan shaybaadh oo lagu sameeyo saxarada si loo ogaado cudurro kala duwan oo ku dhaca mareenka caloosha iyo mindhicirka (gastrointestinal tract). Baadhitaankan wuxuu gacan ka geystaa in la ogaado xanuunada limo aragtayda ah ee parasites ka, iyoxanuuno kale oo ku dhaca qeybta dheefshiidka.

Baadhitaankan ay barteen ardaydu wuxuu ka kooban yahay saddex qaybood oo muhiim ah:
1. Physical Examination
Waa tallaabada ugu horraysa ee lagu qiimeeyo muuqa, midabka, urta, iyo nooca saxarada. Tallaabadan waxay ardayda ka caawisaa in la helo concept guud oo ku saabsan xaaladda caafimaad ee bukaanka.
2. Microscopic Examination
Marxaladdan waxaa lagu eegaayaa saxarada iyadoo la adeegsanayo microscope, si loo ogaado noocyo kala duwan oo microorganisms ah sida parasites iyo bacteria, iyo sidoo kale waxyaabo kale oo aan normal ahayn.
3. Reporting Results
Tani waa qaybta ugu muhiimsan, waana halka ardaydu ku bartaan sida saxda ah ee loo diyaariyo natiijada ugu dambaysa ee baadhitaanka. Waxaa lagu baranayaa qaabka saxda ah ee loo report gareeyo natiijada stool-ka, iyadoo lagu qorayo jawaabta warqadda request form-ka ee dhakhtarku soo diro, si natiijada loogu gudbiyo si xirfadaysan oo cilmiyaysan.
Hadda kadib, waxay ardaydani awood u yeelanayaan inay si xirfad leh u sameeyaan stool analysis oo natiijadiisa u soo saaraan si waafaqsan habka saxda ah ee shaybaadhka caafimaadka.

Hambalyo team ka guulaystay ee ICT ga.kubad wacan ayad soo bandhigteen dhammantiin.guulaysta dhammantiin.
18/10/2025

Hambalyo team ka guulaystay ee ICT ga.
kubad wacan ayad soo bandhigteen dhammantiin.

guulaysta dhammantiin.

20/09/2025

MUUQAAL

Ardayda waaxda shaybaadhka oo ku guda jira samaynta shaybaadhada kala kuwan.
Waxay practal ku sameeyeen Urine Analysis ama baadhitaanka kaadida oo lagu ogaado xanuunada kaadi mareenka ku dhaca.

Ardayda waaxda shaybaadhka gaar ahaan semester five oo ku guda jira practical koodii maalinlaha ahaa ayaa waxay sameeyee...
18/09/2025

Ardayda waaxda shaybaadhka gaar ahaan semester five oo ku guda jira practical koodii maalinlaha ahaa ayaa waxay sameeyeen practical ka Widel test.

Waxay sameeyeen qualitative oo lagu report gareeyo symbols ama posative or negative iyo quantative oo lagu report gareeyo tiro ahaan xadiga xanuunku marayo.

09/09/2025

MUQAAL

Kuliyada shaybaadhka oo wacdaro ka dhigtay garoonka ii cug ee uu ka socdo wareega kuliyadaha jaamacada burco.

Full time
Shareeca 3 vs Laboratory 4

Waxa wada ciyaaryey labada kuliyadood ee shareecada iyo laboratory ga, Waxaa maanta guushu raacday kuliyada laboratory g...
09/09/2025

Waxa wada ciyaaryey labada kuliyadood ee shareecada iyo laboratory ga, Waxaa maanta guushu raacday kuliyada laboratory ga ama shaybaadhka iyagoo soo bandhigay kubad wacnaan aad u saraysa.

Hambalyo dhammantiin.

Bandhigga carwadda kuliyadaha ay bixiso jaamacadda burco oo ay si wayn uga dhex muuqdaan maamulka iyo ardayda kala duwan...
05/09/2025

Bandhigga carwadda kuliyadaha ay bixiso jaamacadda burco oo ay si wayn uga dhex muuqdaan maamulka iyo ardayda kala duwan ee Department of Medical laboratory ama waaxda shaybaadh ka.

Ku soo dhawaada waaxda Medical Laboratory oo ah baalasha uu caafimaadku ku duulo.

Open Day.
4-9-2025 Thursday.

Address

Https://uob-edu. Net
Burco
0000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Medical Laboratory Department - University of Burao posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share