15/02/2026
إنا لله وانا إليه راجعون
Bahda Jaamacadda Bariga Africa- Buuhoodle waxa ay tacsi murugo leh dirayaan generically ku timi Abwaan Yuusuf Suusle oo ka baxay bulshada Soomaaliyeed gaar ahaana Buuhoodle. Alle hau naxariistee Abwaanku waxa uu Astaan u ahaa wanaagga iyo dad jacaylka, waxa uuna mar kasta u taagnaa milgaha iyo sharaf dhawrka bulshada Soomaaliyeed.
Waxa aan halkan ka qiraynaa in Bahda Tacliinta iyo arimaha bulshadu waayeen tiir adkaa.
Alle naxariistiisa waasica ah haugu deeqo, eheladana sabir iyo bedel khayr qaba ha siiyo.
اللهم اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه وأكرم نزله ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج والبرد