๐‡.๐„ ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐š๐š๐ก๐ข ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ค๐š๐๐ข๐ซ ๐€๐ฅ๐ข

  • Home
  • Somalia
  • Dhuusamarreeb
  • ๐‡.๐„ ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐š๐š๐ก๐ข ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ค๐š๐๐ข๐ซ ๐€๐ฅ๐ข

๐‡.๐„ ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐š๐š๐ก๐ข ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ค๐š๐๐ข๐ซ ๐€๐ฅ๐ข mideenta Ardeyda jaamacadaha soomaaliyeed iyo garaad dhiska ardey si loo daadajiyo resourses ka maqan .

Caqabadaha NGOES ee deegaanada ama colaada .1:mashaariic hal deegaan lasiiyo ayaa sababeysa in reer guuraa tuulooyin kal...
27/10/2025

Caqabadaha NGOES ee deegaanada ama colaada .

1:mashaariic hal deegaan lasiiyo ayaa sababeysa in reer guuraa tuulooyin kale ka yimid una aroora daaqsin
deegaan kale hadana caqabadi kadhalatay project gii lafuliyay sida inay isku dagaalaan ama is weedaarsadaan hadallo keenayo kicin tuulo .

2:saameen siyaasadeed oo wajihi karto sida in kursi ama xubin markaa laqeybsanayo ka dhalata saameen siyaasadeed sida abaabul bulsho degaan ayadoo loo hadal qurxinayo.

3:Saameen Dumar sida inay kadhalato inan iyo inanan masaafeestay ama inan inan la dhuuntay taasi oo ayada qeyb ka noqota kicin bulsho abaabulan waana musiibada ugu daran waxay mararka qaar aadaa in haweeen ama caruur aanu waxba ku lug laheen la dhibaateeyo ayadoo lagula kaco xad gudub yo ka dhan ah caruurta iyo haweenka .

4:xakameen la'aan jirta .
Sida in beelahu abaabulanyihiin hubeesan yihiin awooda doolad goboleedyada oo aanu wali tegin meeshii ugu habooneed balse waxaa jiro arimo muhiima oo ka qeyb qaata ka hortagka qabiilada
Sida in laga soo saaro shuruuc xeer soomaali ,in lagu qalabeeyo aqoon iyo cilmi,in sare loogu qaado tababarro lagu xoojinayo fahamka bulshada ree r guuraaga. Sidoo kale in

5:waqyiga bulshada oo liita iyo dhageysiga bulshada hubeesan oo hooseesa sida madalo ,doodo,iyo wacyi gelin oon loo qaban dhalinta hubeesan .

Gunaanadka faaladeeda waxaan ku soo goobaa in loo istaago xalalka iyo dhibaatooyinka jira waxaynu rabnaa in dhab dhalinyarada loogu wajaho oo dooladda iyo ururada mideeyaan yoolalka lagu gaarayo bulsho wada jirta .
Dhalinyarada waa in la isu keeno markii dhexdooda khilaaf ka dhaco oon loo marin nabadoon iyo waxyaabo kaloo dhaawacaya qimiyamka iyo wadajirka dhalinyarada .
Fg:faaladaani cidna laguma durayo dadna laguma eedeenayo arimaha dhaca sida ay udhacaan iyo sida aynu uxallin karno ayaanu tilmaamay .

Dhammaad .

Hambalyo Hambalyo gudoomiyaha baarlamanka galmudug oo 23 bishan loo doortay inuu noqdo gudoomiye   .
23/08/2025

Hambalyo Hambalyo gudoomiyaha baarlamanka galmudug oo 23 bishan loo doortay inuu noqdo gudoomiye .

Hambalyo Hambalyo Waxaan Hambalyo iyo bogaadin udirayaa Mrs Aniza Hussein Alli  oo soo afmeertay heerka 1aad ee waxbaras...
23/08/2025

Hambalyo Hambalyo

Waxaan Hambalyo iyo bogaadin udirayaa Mrs Aniza Hussein Alli oo soo afmeertay heerka 1aad ee waxbarashada taclinta sare .

Waxaan kugu hambalyeynaa guusha aad gaartay dadaalka aad kusoo bixisay inaad mar uun tacliinta sare soo Khatintu

Waxaad bulshada uga jirtaa doormuhiima oo eheed gabar wax bararatay waa qaran wax bartay oo macnaheedu tahy inaad sii daadajin karto cilmigii aad baratay aadna sii gaarsiin karto bulshooyin badan .

Waxaan kuu rajeynaa guulo intaa ka sii waaweyn .

Hambalyo 14August galmudug state ee bahda waxbarashada, caafimaadka, odayaasha haweynka ,dhalinyarada, abwaaniinta ,culi...
15/08/2025

Hambalyo 14August galmudug state ee bahda waxbarashada, caafimaadka, odayaasha haweynka ,dhalinyarada, abwaaniinta ,culimada ,siyaasiinta iyo madaxda .

Maalintaan waa maalin ku weyn dhamaan reer Galmudug waana maalin uu inoo unkaday state kamida kan federaalka lana aasaasay 2006 aabana u ahaa alle ha unaxariistee Maxamed Warsame Cali 'qkiimiko ' iyo ilaa hada oo uu madaxweyne ugu dambeeyo yahay Ahmed Cabdi !Kaarie Qoorqoor.

Alle ha inagu gaarsiiyo Guul iyo wadajir dhaba .

Hambalyo Hambalyo _________________________________Waxaan Hambalyada farxadeed lawadaagayaa saaxiibkey ahna Guddoomiyaha...
01/07/2025

Hambalyo Hambalyo
_________________________________
Waxaan Hambalyada farxadeed lawadaagayaa saaxiibkey ahna Guddoomiyaha Midowga Ardayda Jaamacaddaha Soomaaliyeed-MAJSOM ee Hirshabelle dr Cabdishakuur Faarax Cali soona afmeeray hayaankii waxbarashada heerka 1aad .

Waxaad muujisay Dadaal iyo karti
Waxaad hirgelisay hadaf guuleestay .

Waxaad hanatay guusha dhabtaa ee aad hiigsatay.
Waxaad dhab u taagtay xididada aqoonta ay ku tiirsantahay .

Guuleeso Gudoomiye ,ustaad dr Cabdishakuur safar iyo hayaan kaloo waxbarasho oo guuleesta kuu rajeynayaa .




Waxaanฬˆ umad weynaha soomaaliyeed lawadaagayaa maalinta aynu ka xaroownay gumeestihii talyaaniga ee Koonfurta  soomaliya...
01/07/2025

Waxaanฬˆ umad weynaha soomaaliyeed lawadaagayaa maalinta aynu ka xaroownay gumeestihii talyaaniga ee Koonfurta soomaliya ayna lamidoobeen waqooyiga soomaaliya sidaasna ku dhalatay jamhuuriyadda federaalka soomaaliya 1960

Ayadoo xiligaas madax weyne ka noqday alle ha unaxariistee mudane :Aadan Cabdulle Cismaan aadan cadde dowladnimadaas waa lagu soo caana maalay .
Ujeedaduna waa inaan soomaalida loomeerin karin arimaheeda loona maamulin oo ayaayahooda iyo danahooda iyagu qabsadaan loona madax baneeyo .

Halkanka iyo gobonimada soomaaliyeed laguma soo goobi karo halkaan waxaa jiray halkanno badan oo taariikh leh mudanna in laxuso .

Syl waxay ahaayeen tusaale lagu dayan karo waxay inooga tageen astaan iyo dal jira ayagoo ku bixiyey dhiig,maal,iyo xoog ayagoo ah dhalinyaro .

Syl kadib dhalinyaro ahaan ma u diyaarsannahay inaynu marno syl oo kale oo fikirka ay wadeen fikir kaduwan la'imaano?

Waxay ubaahan tahay in dhabta la abaaro dhalinyaradeenu maanta waxay kujiraan marxalado kala duwan sida .

qaar siyaasadda lagu mashquuliyey .

qaar tahriib ku haligmay.
qaar maskaxda laga soo galay oo aalado bey uga mashquuleen.

Qaarna qabiil iyo colaadey ujiheesteen ayadoo taase jirto in wax laga badalo .

In la sameeyo jiheyn dhalinyaro .

In la fahamsiiyo dhinyarada
xaquuqda dhalin yarada iyo waxa ay doonayaan .

In la abuuro jawi xasilloon oo kusaabsan dhalinya.

Maalin walba waxaa ladhigaa xaflado iyo munaasabado laxariira dabaal dagyo hadana laguma sababeeyo nuxurka xafladahaas .

Lagumasoo bandhigo aragti wadaagka dhalin yarada ,qorshayaasha dhalin yarada . Waxaqabadkii laqabtay iyo waxa laqaban karo .

Ugu dambeentii dhalinyaro aynu ilaashanno nabadda horumarka iyo wada jirka dhalinyarada qabyaaladda aan iska tuurno qaranka aan dugsanno.



Jumco wanaagsan dhamaantiin
27/06/2025

Jumco wanaagsan dhamaantiin



27/06/2025
Hambalyo Hambalyo  .-------------------------------------Dhamaan umadda soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan waxaan law...
26/06/2025

Hambalyo Hambalyo .
-------------------------------------
Dhamaan umadda soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan waxaan lawadaagayaa sanadka cusub ee hijriyada oo ah sanad inagu qaaliya , sanad ay udabaal dagaan muslimiinta .

Bulshada soomaaliyeed oon aan sanadkaan qiimaha badan lawadaagayo talooyin muhiima .
Aan ilaalino sumcadda dhaqankeena soo jireenka oo aanu umadeena ama caruurteenna ku ababinno farxadda iyo wadajirka si dadkeennu unoqdaan bulsho ku dhisan aqlaaq iyo dhaqan suuban kana caagan dhaqan xumi .

.



Hambalyo.Waxaan umad  weynaha soomaaliyeed lawa daagayaa maalinta 26 Jun oo ah maalin aynu iska saarnay heeryada Gumeysi...
26/06/2025

Hambalyo.

Waxaan umad weynaha soomaaliyeed lawa daagayaa maalinta 26 Jun oo ah maalin aynu iska saarnay heeryada Gumeysi ee aynu la daala dhaceenay . Waa maalin ay gobolada waqooyi Somaliand ka xaroobeen isticmaarkii Inkiriiska .

Waxaan bulshada soomaaliyeed lawadaagayaa inay qeeb ka noqdaan xoojinta iyo horrumarinta midnimada oo aan iska saarno faragelinta caalamku ku haayo somalia ee danaha dalka iyo tan gobolka .
In ladareensiiyo dadka inuu san uxirneen siyaasi Danley ah balse uu sugayo shacabka soomaaliyeed .

waarta dhamaanteen



25/06/2025

Dhuusamareeb Galmudug somalia
_________________________________
wareysi aan siinayay warbaahinta Radio Daar-Dheer

ayaan kaga hadlay Sida loo xoojin karo fahamka dhalinyaradu ka haystaan muhiimadda nabadda iyo talaabooyinka loo baahan yahay in laqaado .

Ugu dambeen tii dhalinyarada ayaan kula taliyay inay ku dadaalaan wada hadallada sidoo kalana ka shaqeeyaan xalinta khilaafaadyada soo noqnoqda oo ay ugu horreydo daaqsinka reer miyiga xasililooni la'aanta ,isqabqabsiga dhulalka oo ka dhasha in nabad lawaayo ay adkaato nololsha bulshada .




.




Bogaadin------------Waxaan Bogaadinayaa Doorashada sida xoog ka leh uga socota  jaamacada  Galkacyo university oo ay ku ...
23/06/2025

Bogaadin
------------

Waxaan Bogaadinayaa Doorashada sida xoog ka leh uga socota jaamacada Galkacyo university oo ay ku dooranayaan Gudoonkooda Midowga Ardayda Jaamacadda Gaalkacyo MajGal oo si hufnaan iyo Dimuquraadiya kusocoto doorashada una diyaar garoobayaan .

Sidoo kale waxaad si quruxbadan ubogaadinayaa Doorashooyinkii ka dhacay
Modern university Galkacyo,

Galmudug state cadaado ,

Golden university, imaamushaafici university Guriceel.

, Jaamadda Umadda soomaaliyeed caabudwaaq,.

Doorashooyinkan waxay muujinayaan midnimada matalaada waxqabadka ardeyda,iyo horumarinta ard
ayda,waxayna uhorseedi karaan horumarinta nidaamka casri ee Doorashada ardayda iyo doorka horumarinta dowladnimada wanaagsan.

Nabadda,wadajirka,Talo wadaag ka,iyo kalsooni dhiska Ardayda .

Doorashooyinkaan waxay ka caawiyaan ardayda fahamka Dooladnimada iyo laqabsiga nidaamka doorasho ee dalka ayagoo khibrad iyo waayo aragnimo uleh ,sidoo kalana qeeb ka noqon karaan nidaamka hogaaminta suubsan .

Waxaan ugu dambeen urajeynaa dhamaan bahda waxbarashada guul iyo horumar qurxoon .

Address

Galmudug State
Dhuusamarreeb
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ๐‡.๐„ ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐š๐š๐ก๐ข ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ค๐š๐๐ข๐ซ ๐€๐ฅ๐ข posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share