Hubaal College

Hubaal College Bogga Rasmiga ah ee kulliyadda Waxbarashadda Iyo Tababarada ee Hubaal.

War-gelin: Fasax Roob-doonta ee Maalinta beri ah.
21/02/2026

War-gelin: Fasax Roob-doonta ee Maalinta beri ah.

 Hubaal College Department of Short courses Training: Public Speaking Skills Duration: Two weeks Qualification: Certific...
21/02/2026



Hubaal College
Department of Short courses
Training: Public Speaking Skills
Duration: Two weeks
Qualification: Certificate
Center: Hubaal College
Time: 6:40Pm

 : Waxa xalay  ka qabsoontay Hotel-ka Andalus ee Magaalada Ceerigaabo Munaasibad Casho-Sharaf ah oo ay soo agaasimeen ar...
17/02/2026

: Waxa xalay ka qabsoontay Hotel-ka Andalus ee Magaalada Ceerigaabo Munaasibad Casho-Sharaf ah oo ay soo agaasimeen ardaydii sanadkan ka qalin-jebiyey ee Hubaal ( Hubaal Vocational Training Centre), qaybteeda korantada, Taas oo ay ku maamuuseen Maamulka iyo Macalimiintoodiiba.

Ardaydan ayaa ahaa dufcadii u horeysay ee ka baxda Hubaal qaybteeda barashada Laydhka (Department of Electricity).
Dhanka kale Maamulka iyo Macalimiinta ayaa uga Mahadnaqay maamuska wanaasan ee ay u sameeyeen, isla markaasna kula dardaarmay xirfad-yahanadu inay sii wadaan dedaalkooda aqooneed.

 .Ma rabtaa xirfad si dhab ah kuu anfaca?CCTV Course-kan waxa uu ku barayaa aqoon iyo xirfad si toos ah ula jaanqaadaysa...
09/02/2026

.
Ma rabtaa xirfad si dhab ah kuu anfaca?
CCTV Course-kan waxa uu ku barayaa aqoon iyo xirfad si toos ah ula jaanqaadaysa suuqa shaqada.

📚 Waxa aad baran doontaa:
(CCTV training course outline covers)
▪︎CCTV Fundamentals (types, components, analog vs. IP),
▪︎System Design (site surveys, planning)
▪︎ Installation (cabling, mounting, configuration)
▪︎Networking (IP setup, PoE, bandwidth)
▪︎Recording & Management (DVR/NVR, storage, playback)
▪︎Advanced Topics (wireless and VMS).

■Muddada: Laba Todobaad.
■ Xilliga dhigashada: Bacdal Makhrib.
■Cadaynta: Shahaado
■Wakhtiga uu bilaabmayo: 09/02/2026
■Maalinta: Isniin
■Qaybta lagu dhiganayo: Xarunta Farsamada.
■Casharradu waa kuwo fudud, gacan-ku-qabad ah.

Baro xirfad maanta oo ku shaqo tag berri
📞 Nagala soo xidhiidh:+25263-7111409.
📍 Xaruntu waxay ku xigtaa Masjidka Taqwa ee wadada Xaraasha.
Hubaal Vocational Training Centre
.

07/02/2026

"Hubaal College, Manaasibad loo qabtay arday dhammaysatay Xirfada fagaare kahadalka. "

06/02/2026

"Hubaal College, Manaasibad loo qabtay arday dhammaysatay Xirfada fagaare kahadalka. "

Maamulaha Candlight 'Caraale Siciid Hiirad

31/01/2026

"Hubaal College, Manaasibad loo qabtay arday dhammaysatay Xirfada fagaare kahadalka. "

Macalin Axmed Maxamuud Aadan
Hormuudka qaybta Luuqadda Ee Hubaal College.

Address

Near Daalo Station Or Ramadan Mosque
Erigavo

Telephone

+252634350156

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hubaal College posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Hubaal College:

Share