17/08/2026
๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ | ๐๐๐๐๐๐ ๐๐
๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ โ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ & ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐
Ma doonaysaa inaad sare u qaaddo aqoontaada caafimaadka bulshada, demography-ga, iyo caafimaadka taranka?
๐๐๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐ ๐๐๐ซ๐๐๐ฌ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐ซ๐ (๐๐๐) ee Jaamacadda Boosaaso waxay si rasmi ah u shaacinaysaa inuu furan yahay diiwaangelinta barnaamijka ๐๐๐ฌ๐ญ๐๐ซ ๐จ๐ ๐๐ฎ๐๐ฅ๐ข๐ ๐๐๐๐ฅ๐ญ๐ก โ ๐๐๐ฆ๐จ๐ ๐ซ๐๐ฉ๐ก๐ฒ & ๐๐๐ฉ๐ซ๐จ๐๐ฎ๐๐ญ๐ข๐ฏ๐ ๐๐๐๐ฅ๐ญ๐ก.
Baro aqoonta iyo xirfadaha casriga ah ee caafimaadka bulshada, daraasadda tirakoobka dadka (Demography), iyo caafimaadka taranka (Reproductive Health), si aad uga qaybqaadato horumarinta caafimaadka iyo adeegyada bulshada.
๐ฏ Diiwaan gelintu waa Furan Tahay (Admission Open)
๐ Goobta: Xarunta Daraasaadka Sare (CPS)
๐ Macluumaad Dheeraad ah & Is-diiwaangelin:
0904 554411
0905 227733
waxaad si online ah isaga Diiwaan gelinkartaa Google form kan
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSeapQWbdUJB-_euOV5RUMlhL1HHWYZ6h8GRKtOfmpty-ZFnlQ/viewform