Tima-ade University

Tima-ade University Quality Education. Innovation. Community Service. Gabiley, Somaliland.

πŸŽ‰πŸŒ™ π—›π—”π— π—•π—”π—Ÿπ—¬π—’, π—›π—”π— π—•π—”π—Ÿπ—¬π—’! πŸŒ™πŸŽ‰Munaasibadda ciidda awgeed, waxa ay Jaamacadda Tima ade University Gabiley Campus  ay hambalyo ...
19/03/2026

πŸŽ‰πŸŒ™ π—›π—”π— π—•π—”π—Ÿπ—¬π—’, π—›π—”π— π—•π—”π—Ÿπ—¬π—’! πŸŒ™πŸŽ‰

Munaasibadda ciidda awgeed, waxa ay Jaamacadda Tima ade University Gabiley Campus ay hambalyo u diraysaa dhammaan muslimiinta meel kasta oo ay joogaan ,
Waxaan Si gaar ah Farxada Hambalyada Ciidan ula wadaagaynaa Ardeyda , Macalimiinta Iyo Shaqaalaha Jaamacada Tima-ade...

🀲 Ilaahay ha inaga aqbalo acmaashii wanaagsanaa ee aynu soo wadnay bishii barakaysnayd ee Ramadan πŸŒ™πŸ“Ώ.

✨ Sidoo kale, waxa aynu Ilaahay ka baryeynaa in uu inagu gaadhsiiyo ciiddan teeda kale caafimaad,bash-bash iyo barwaaqo πŸŒ±πŸ’°.

🎊 Ciid Mubaarak! 🎊

πŸŒ™
πŸŽ‰
🀍
TopFan
Soma

Final Match 18.03.2016 Ramadaan Cup
18/03/2026

Final Match 18.03.2016
Ramadaan Cup

Xiddigii Wareega Ramadaanta Tima-ade University 2026
18/03/2026

Xiddigii Wareega Ramadaanta Tima-ade University 2026

Gool dhalintii Ugu Badnayd Wareega Ramadaanta Tima-ade University 2026.
18/03/2026

Gool dhalintii Ugu Badnayd Wareega Ramadaanta Tima-ade University 2026.

Daafacii Ugu Wanaagsanaa Wareega Ramadaanta 2026.
18/03/2026

Daafacii Ugu Wanaagsanaa Wareega Ramadaanta 2026.

18/03/2026

Kulankii Ugu Dambeeyey oo ku soo dhammaadey Guul.

Waxaa Guushu Raacdey Kooxda ICT A..

Hambalyo Hambalyo Dhammaan cidkasta oo tartankan Qayb ka qaadatay.

Ramadaan CupFinal Match Ciyaarta K**a Dambaysta ah waxaa la Ciyaari Doonaa Arbacada 18.03.2026.Guul In Wareegani innoogu...
17/03/2026

Ramadaan Cup

Final Match

Ciyaarta K**a Dambaysta ah waxaa la Ciyaari Doonaa Arbacada 18.03.2026.

Guul In Wareegani innoogu soo dhamaado ayaan Rajaynaynaaa .....

15/03/2026

Kulankii Galabta

Health Science 1 : 4 ICT A

Ramadaan Cup Kulankii ugu Adkaa Wareega Tima-ade University  Ramadaan Cup ayaa dhiici doona Maalinka Axada ah 15-3-2026 ...
14/03/2026

Ramadaan Cup

Kulankii ugu Adkaa Wareega Tima-ade University Ramadaan Cup ayaa dhiici doona Maalinka Axada ah 15-3-2026 .



Ramadaan Mubarak Jumca Mubarak Fariin Muhiim ah......
13/03/2026

Ramadaan Mubarak

Jumca Mubarak

Fariin Muhiim ah......

12/03/2026

Kulankii Galabta

Full Time

Lecturers 2 : 6 B.A

Hambalyo Hambalyo Kooxda Guuleysatay .

11/03/2026

RAMADAAN CUP

Kulankii Galabta Ciyaar adag ayaa Dhex martey Kuliyadaha Sharciga (Law ) iyo Caafimaadka Waxaana Guushu Raacdey Kuliyada Caafimaadka .

Law 6 : 8 Health Science

Hambalyo Guuleystayaash .

Address

Wadajir Gabiley
Gebiley

Opening Hours

Monday 07:30 - 17:00
Tuesday 07:30 - 17:00
Wednesday 07:30 - 17:00
Thursday 07:30 - 17:00
Saturday 07:30 - 17:00
Sunday 07:30 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tima-ade University posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share