26/05/2026
๐๐ถ๐ถ๐ฑ ๐ ๐๐ฏ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ธ (ุนูุฏูู
ู
ุจุงุฑู)
โฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆ..
Maamulka jaamacadda Gollis oo uu ugu horreeyo asaasaha iyo guddoomiyaha guud ee jaamacadaha Gollis Dr. Siciid Axmed Xasan, guddoomiye ku-xigeennada, hawl-wadeennada iyo macallimiintuba waxay hambalyo u dirayaan dhammaan ummadda Islaamka ah meel kasta oo ay joogaan munaasibadda Ciidal-Adxa awgeed.
Waxay si gaar ah u hambalyaynayaan ardayda, waalidka iyo saaxiibbada kala duwan ee jaamacadda, waxaanan Ilaahay ka baryayaan in uu ciiddan ciideeda bash-bash iyo barwaaqo innagu gaadhsiiyo, inta buktana Ilaahay caafimaad taam ah siiyo.
Aammiin aammiin.