21/10/2024
𝐌𝐮𝐰𝐚𝐚𝐝𝐢𝐧 𝐦𝐚 𝐨𝐠𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲?
Qubada (Green Turtle) waa mid kamid ah noolaha ku nool badaha Soomaaliya, waxaana aad looga cunaa magaalooyinka xeebaha. Qubadda ayaa ku dhow iney dabar go’do, maadaama ay wajahayso halis weyn oo ka dhalatay kalluumeysiga aan xadidnayn iyo waxyeelada soo gaara deegaanka badda.