Midowga Ardayda Jaamacadda Jubba ee Soomaaliya -Student Union.

Midowga Ardayda Jaamacadda Jubba ee Soomaaliya -Student Union. Ku soo dhawaada bogga rasmiga ah ee Midowga Ardayda Jaamacadda Jubba ee Soomaaliya.

Balankenu waa hormar
16/10/2025

Balankenu waa hormar

11/08/2025
14/06/2025

Maamulka Jaamacadda Jubba Ee Soomaaliya (JUSSOM) waxuu u rajeyneynaa guul iyo inay kawada gudbaan dhamaan Ardayda Soomaaliyeed ee maanta u bilowday Imtixaanka qaranka ee Fasalka 12aad ๐’๐š๐ง๐š๐ ๐ƒ๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ’/๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“.
Waxaan idin leenahay dhammaantiin Guuleysta !

05/06/2025

EID MUBAARAK

Dhammaan Muslimiinta Caalamka Mel kastood joogtaan Waxaan idiinku hambalyaynayaa Farxadda Ciidul Adxaa, idinka iyo eheladiinnaba.

Allaha inaga aqbalo ducadeenna, hana inaga dhigo kuwa ka faaโ€™iideysta maalmaha kheyrka badan ee barakeysan.

ูƒู„ ุนุงู… ูˆุงู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ ูˆุตุญู‡ ูˆุณู„ุงู…ู‡ ูŠุงุฑุจ ุงู„ุนุงู„ู…ูŠู† โ™ฅ๏ธโœจ๏ธ

30/05/2025
15/05/2025

Waxaa Maanta si rasmi ah inoogu bilowday Barnaamijki tartanka todobaadka Hiddaha iyo Dhaqanka.

Address

Olympic, Farjano
Kismayo
0000

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Midowga Ardayda Jaamacadda Jubba ee Soomaaliya -Student Union. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share