Ayatin primary and secondary school in Abudwak-galgadud

Ayatin primary and secondary school in Abudwak-galgadud Ku hiro hoyga aqoon ee dugsiga hoose dhexe iyo Sare ee Aayatiin

Hambalyo dhammaan barayaasha Soomaaliyeed, gaar ahaan barayaasha dugsiga hoose,dhexe iyo sare ee Aayatiin.
22/11/2025

Hambalyo dhammaan barayaasha Soomaaliyeed, gaar ahaan barayaasha dugsiga hoose,dhexe iyo sare ee Aayatiin.

26/06/2025
Waxaan Hambalyo u diraynaa dhammaan ardayda dugsiga hoose, dhexe iyo sare ee Aayatiin ee uu u soo gabagaboobay imtixaank...
24/06/2025

Waxaan Hambalyo u diraynaa dhammaan ardayda dugsiga hoose, dhexe iyo sare ee Aayatiin ee uu u soo gabagaboobay imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad.

Maamulka iyo macallimiinta dugsiga hoose, dhexe iyo sare ee Aayatiin waxa ay hambalyo u dirayaan ardayda kaqalin jabisay...
23/06/2025

Maamulka iyo macallimiinta dugsiga hoose, dhexe iyo sare ee Aayatiin waxa ay hambalyo u dirayaan ardayda kaqalin jabisay dugsiga sannadkaan, waxayna u rajaynayaa natiijo ay ku farxaan iyo mustaqbal qurxoon.

Maamulka dugsiga Aayatiin ayaa macallimiinta guddoonsiiyay shahaado sharaf,sidoo kale ardayda dugsiga ayaa macallimiinto...
23/11/2024

Maamulka dugsiga Aayatiin ayaa macallimiinta guddoonsiiyay shahaado sharaf,sidoo kale ardayda dugsiga ayaa macallimiintooda siiyay hadiyado kala duwan.

Xafladda lagu maamuusay maalinta macallimiinta ayaa ka qabsoontay dugsiga hoose,dhexe iyo sare ee Aayatiin.Xafladda waxa...
23/11/2024

Xafladda lagu maamuusay maalinta macallimiinta ayaa ka qabsoontay dugsiga hoose,dhexe iyo sare ee Aayatiin.
Xafladda waxaa soo qaban qaabiyay ardayda dhigata dugsiga, kuwaas oo u hambalyeeyay guud ahaan macallimiinta Soomaaliyeed.
Waxa ay ardaydu si gaar ah ugu mahad celiyeed macallimiinta ka hawl gasha dugsi hoose,dhexe iyo sare ee Aayatiin.
Sidoo kale maamulka dugsiga ayaa shahaado sharaf guddoonsiiyay macallimiinta ka shaqeysa dugsiga Aayatiin,kuwaas oo dadaal iyo waqtiba ku bixiya sidii ay usoo saari lahaayeen ubad Soomaaliyeed oo naftooda,dadkooda,dalkooda iyo diintoodaba anfaca.

Dugsigu waxa uu dib u furmayaa maalinta Axad ah ee 1da bisha September 2024.Sidoo kale dugsigu waxa uu diiwaan galinayaa...
30/08/2024

Dugsigu waxa uu dib u furmayaa maalinta Axad ah ee 1da bisha September 2024.
Sidoo kale dugsigu waxa uu diiwaan galinayaa ardayda laba galin ee subixii iyo galabkii iyo sidoo kale qeybta dadka waaweyn.

Markale ayaan hambalyo idin leenahay
21/08/2024

Markale ayaan hambalyo idin leenahay

Hambalyo Faadumo Maxamed Yuusuf oo ka tirsan dugsiga Aayatiin oo gashay kaalinta 10aad ee imtixaanka 8aadka.
20/08/2024

Hambalyo Faadumo Maxamed Yuusuf oo ka tirsan dugsiga Aayatiin oo gashay kaalinta 10aad ee imtixaanka 8aadka.

Hambalyo Nasri Jaamac Salaad oo ka tirsan ardayda dugsiga Aayatiin oo gashay kaalinta 1aad ee imtixaanka 8aad.
20/08/2024

Hambalyo Nasri Jaamac Salaad oo ka tirsan ardayda dugsiga Aayatiin oo gashay kaalinta 1aad ee imtixaanka 8aad.

Address

Al-Hayat Street
Mogadishu

Telephone

+252615066252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ayatin primary and secondary school in Abudwak-galgadud posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Ayatin primary and secondary school in Abudwak-galgadud:

Share