Abdirahman Bin Owf Primary & Secondary School

Abdirahman Bin Owf Primary & Secondary School Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdirahman Bin Owf Primary & Secondary School, Community College, Suuqa Xoolaha, Dhabarka Danbe ee Baar Jowhar/Yaaqshiid, Mogadishu.

20/05/2026

Wasaaradda Waxbarashada, waxa ay halkan ku shaacineysaa Jadwalka rasmiga ah ee lagu gali doono Imtixaanka Qaranka 2026

Wixii faahfaahin kala xiriir
Xafiiska Warfaafinta
Abdiaziz Wali
[email protected]

20/05/2026

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare waxa ay la wadaageysaa, ardayda, macallimiinta, maamuleyaasha, waalidiinta iyo dhammaan bahda waxbarashada, in Imtixaanka Qaranka sannadkan la gali doono 20ka Juun ilaa 25ka Juun 2026.

DHAMMAAD.
Wixii faahfaahin fadlan kala xiriir
Xafiiska Warfaafinta
Abdiaziz Wali
[email protected]

19/05/2026

Xafladda sagootin fasalka 11aad(B,T,J iyo X) ee dugsiga Abdirahman Bin Owf Primary & Secondary School

Xaflada sagootinta class Form-3 ee dugsiga sare  Abdirahman Bin Owf Primary & Secondary School sanad dugsiyeedka 2025_20...
15/05/2026

Xaflada sagootinta class Form-3 ee dugsiga sare Abdirahman Bin Owf Primary & Secondary School sanad dugsiyeedka 2025_2026

27/03/2026

Iyadoo laga duulayo wadatashiyadii bahda waxbarashada iyo falanqaynta heerka fulinta manhajka iyo dhammaystirka casharrada, waxaa la isla qaatay in imtixaanka Dugsiga Dhexe ee Gobolka Banaadir la qaado maalmaha 15 ilaa 18 Juun 2026.

Dhammaan ardayda, waalidiinta, macallimiinta iyo maamullada dugsiyada ha u diyaar garoobaan.

CIID WANAAGSANDhammaan umadda Muslimiinta ah gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed waxaan idinkugu hambalyeynaynaa munaasabad...
20/03/2026

CIID WANAAGSAN

Dhammaan umadda Muslimiinta ah gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed waxaan idinkugu hambalyeynaynaa munaasabadda Ciidul Fidriga.

31/01/2026
Waxaa maalinka 3aad: Si habsami leh uga socda imtixaanka dhaxe ee dugsiga Cabdiraxmaan Binu Cowf hoose dhexe iyo sare. G...
18/01/2026

Waxaa maalinka 3aad:
Si habsami leh uga socda imtixaanka dhaxe ee dugsiga Cabdiraxmaan Binu Cowf hoose dhexe iyo sare.
Guul ayaan idiin rajeyneynaa dhammaan ardayda.

Ardayda diyaarinta khamiista iyo jimcaha
16/01/2026

Ardayda diyaarinta khamiista iyo jimcaha

๐ˆ๐ฆ๐ญ๐ข๐ฑ๐š๐š๐ง๐ค๐š  ๐๐ก๐ž๐ฑ๐ž ๐ž๐ž ๐ฌ๐š๐ง๐š๐ ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“-๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”Maanta oo Arbaco ah waxaa xarunta  Dugsig Abdirahman Bin Owf ka bilowday...
14/01/2026

๐ˆ๐ฆ๐ญ๐ข๐ฑ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐๐ก๐ž๐ฑ๐ž ๐ž๐ž ๐ฌ๐š๐ง๐š๐ ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“-๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”

Maanta oo Arbaco ah waxaa xarunta Dugsig Abdirahman Bin Owf ka bilowday Imtixaanka Dhexe (Term ).

Dhammaan ardeyda ayaa u soo xaadiray sidii loogu talagalay.

Guul ayaan u rajeynaynaa dhammaan ardeydeena .

ุงู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุงู†ุง ุงู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู† {ูƒู„ ู†ูุณ ุฏุงุฆู‚ุฉ ุงู„ู…ูˆุช}.Maamulka macallimiinta iyo ardayda dhammaan bahda Dugsiga Cabdi Raxmaan Bi...
13/01/2026

ุงู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุงู†ุง ุงู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู† {ูƒู„ ู†ูุณ ุฏุงุฆู‚ุฉ ุงู„ู…ูˆุช}.
Maamulka macallimiinta iyo ardayda dhammaan bahda Dugsiga Cabdi Raxmaan Bin Cowf oo isku duuban waxey tacsi tiiraanyo leh udirayaan Ehelka iyo qaraabadii ee kabaxday HOOYO XAAWO CISMAAN XUSEEN waxaa si gaar ah murugada ula qeeb sanenaa Ardayadena (MARYAN MAXAMED AADAN ). CLASS F1(F)
samir iyo iimaaan allah nagasiiyo HOOYO janatul firdowsana allah ka waraabiyo.

Aamiin.

Address

Suuqa Xoolaha, Dhabarka Danbe Ee Baar Jowhar/Yaaqshiid
Mogadishu
00000

Telephone

+252617467978

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirahman Bin Owf Primary & Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Abdirahman Bin Owf Primary & Secondary School:

Share