Jobkey University Somalia

Jobkey University Somalia Jobkey University offers Diploma, Bachelor, Postgraduate full time, Part time and Online systems. Its motto states, 'Success Starts Here'.[2]
(307)

Jaamacadda Jobkey or Jobkey University (JU), founded in 2011, is a university located in Somalia with its main campus in Mogadishu, Somalia's capital city.[1] It is a chartered university and is approved by the Somali Federal Government and the Ministry of Higher Education and Culture.

01/06/2026

๐Ÿ“ข ๐ˆ๐Œ๐๐Ž๐‘๐“๐€๐๐“ ๐€๐๐๐Ž๐”๐๐‚๐„๐Œ๐„๐๐“
Jobkey University is pleased to announce that registration is now open for new ๐—˜๐—ป๐—ด๐—น๐—ถ๐˜€๐—ต ๐—Ÿ๐—ฎ๐—ป๐—ด๐˜‚๐—ฎ๐—ด๐—ฒ ๐—–๐—ผ๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฒ๐˜€
๐Ÿ“š ๐—”๐˜ƒ๐—ฎ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฏ๐—น๐—ฒ ๐—–๐—น๐—ฎ๐˜€๐˜€๐—ฒ๐˜€:
โœ… Beginners Class
โœ… Intermediate Class
โœ… Advanced Class
๐ŸŽ“ ๐Ÿฑ๐Ÿฌ% ๐—ฆ๐—ฐ๐—ต๐—ผ๐—น๐—ฎ๐—ฟ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ฝ๐˜€ ๐—”๐˜ƒ๐—ฎ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฏ๐—น๐—ฒ ๐—ณ๐—ผ๐—ฟ ๐—ง๐˜„๐—ผ ๐—ฌ๐—ฒ๐—ฎ๐—ฟ๐˜€
๐Ÿ—“๏ธ Classes Start on the ๐Ÿ“๐ญ๐ก ๐จ๐Ÿ ๐“๐ก๐ข๐ฌ ๐Œ๐จ๐ง๐ญ๐ก ( ๐‰๐ฎ๐ง๐ž ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”)

โฐ Available Study Options:
โœ” ๐€๐Ÿ๐ญ๐ž๐ซ๐ง๐จ๐จ๐ง ๐‚๐ฅ๐š๐ฌ๐ฌ๐ž๐ฌ
โœ” ๐๐š๐ซ๐ญ-๐“๐ข๐ฆ๐ž ๐‚๐ฅ๐š๐ฌ๐ฌ๐ž๐ฌ

๐Ÿ“ Register now at Jobkey University Main Campus ( Taleh).
โœจ "Learn English Today, Lead Tomorrow!"
โœจ "๐—ฆ๐˜‚๐—ฐ๐—ฐ๐—ฒ๐˜€๐˜€ ๐—ฆ๐˜๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐˜€ ๐—›๐—ฒ๐—ฟ๐—ฒ!"
๐Ÿ“ž Contact: 0617600010 / 0612715578
๐ŸŒ Jobkey.edu.so
๐Ÿ“ง [email protected]

Jobkey University offers Diploma, Bachelor, Postgraduate full time, Part time and Online systems.

26/05/2026

Guddoomiyaha Jaamacadda Jobkey University, Dr. Abdiaziz Agane, ayaa hambalyo iyo duco ku aaddan munaasabadda weyn ee Ciidul Adhxaa u diray dhammaan shacabka Soomaaliyeed, Muslimiinta caalamka, ardayda, macalimiinta, iyo bahda waxbarashada.

Guddoomiyaha ayaa Alle uga baryay in Ciiddaan barakeysan ay noqoto mid nabad, barwaaqo, caafimaad, iyo farxad ku soo kordhisa dhammaan ummadda Muslimiinta ah meel kasta oo ay joogaan.

Dr. Abdiaziz Agane ayaa sheegay in Ciidul Adhxaa ay tahay munaasabad weyn oo xambaarsan qiimaha walaaltinimada, is-caawinta, samafalka, iyo isku xirnaanta bulshada, isagoo bulshada ku booriyay inay xoojiyaan midnimada, is jaceylka, iyo taageerada dadka danta yar.

Sidoo kale, Guddoomiyaha ayaa hambalyo gaar ah u diray ardayda Jaamacadda Jobkey University Somalia, isagoo ku dhiirrigeliyay inay sii wadaan dadaalka waxbarashada, horumarinta aqoonta, iyo ka qeyb qaadashada dhismaha mustaqbalka dalka.

Ugu dambeyn, maamulka Jaamacadda Jobkey University Somalia waxay shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan Muslimiinta leeyihiin:
๐ŸŽ‰ Ciid Mubaarak
๐ŸŒ™ Ciidul Adhxaa Wanaagsan
๐Ÿคฒ Alle hanaga aqbalo acmaasheenna wanaagsan.

๐ŸŽ“ ๐€๐ƒ๐Œ๐ˆ๐’๐’๐ˆ๐Ž๐๐’ ๐€๐‘๐„ ๐๐Ž๐– ๐Ž๐๐„๐๐Ÿ“š ๐€๐œ๐š๐๐ž๐ฆ๐ข๐œ ๐˜๐ž๐š๐ซ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”/๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ•Jobkey University welcomes new students for all faculties and programs...
25/05/2026

๐ŸŽ“ ๐€๐ƒ๐Œ๐ˆ๐’๐’๐ˆ๐Ž๐๐’ ๐€๐‘๐„ ๐๐Ž๐– ๐Ž๐๐„๐
๐Ÿ“š ๐€๐œ๐š๐๐ž๐ฆ๐ข๐œ ๐˜๐ž๐š๐ซ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”/๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ•
Jobkey University welcomes new students for all faculties and programs.
โœ… Faculty of Education
โœ… Faculty of Economics & Management Sciences
โœ… Faculty of Computer Science & Engineering
โœ… Faculty of Health Sciences
โœ… Faculty of Agriculture & Veterinary
โœ… Faculty of Sharia & Law
๐Ÿ“– ๐—ฆ๐˜๐˜‚๐—ฑ๐˜† ๐— ๐—ผ๐—ฑ๐—ฒ๐˜€ ๐—”๐˜ƒ๐—ฎ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฏ๐—น๐—ฒ:
โœ” Full-Time
โœ” Part-Time
โœ” Online Learning
โœ” Hybrid Learning
๐ŸŒ ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐šโ€™๐ฌ ๐‹๐ž๐š๐๐ข๐ง๐  ๐”๐ง๐ข๐ฏ๐ž๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ ๐ข๐ง ๐Ž๐ง๐ฅ๐ข๐ง๐ž ๐„๐๐ฎ๐œ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง
โœจ โ€œSuccess Starts Here!โ€
โœจ โ€œEmpowering Education, Building Futuresโ€
๐Ÿ“ ๐•๐ข๐ฌ๐ข๐ญ ๐Ž๐ฎ๐ซ ๐‚๐š๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ฌ๐ž๐ฌ ๐“๐จ๐๐š๐ฒ
๐Ÿ› Taleex Campus
๐Ÿ› Suuqbacaad Campus
๐Ÿ“ž ๐‚๐จ๐ง๐ญ๐š๐œ๐ญ ๐”๐ฌ:
0617600010 / 0614417474/0612715578
๐ŸŒ Jobkey.edu.so
๐Ÿ“ง [email protected]

Xafiiska Xiriirka Bulshada (Public Relations Office) ee Jaamacadda Jobkey University  ayaa soo qaban-qaabiyay munaasabad...
24/05/2026

Xafiiska Xiriirka Bulshada (Public Relations Office) ee Jaamacadda Jobkey University ayaa soo qaban-qaabiyay munaasabad tababar aqoon-kororsi ah oo loo sameeyay qaar ka mid ah ardayda dugsiyada sare ee Gobolka Banaadir kuwaas oo sanadkan 2026 u fariisanaya Imtixaanka Shahaadiga ah.

Tababarka waxaa bixiyay Dr. Ali Mohamed Abdullahi oo ah aqoonyahan xeel dheer leh, kaas oo ardayda Form Four-ka ku baray hababka ugu wanaagsan ee imtixaannada loo galo, sida loo maareeyo waqtiga, iyo sidii looga fogaan lahaa walwalka iyo cabsida inta lagu jiro imtixaannada.
Ardaydii ka qeyb gashay tababarka ayaa si weyn uga mahadceliyay maamulka Jaamacadda Jobkey University Somalia iyo qaabka quruxda badan ee loo soo agaasimay tababarka, iyagoo sheegay inay ka faaโ€™iideysteen casharro muhiim ah oo kor u qaadaya kalsoonidooda iyo diyaargarowgooda imtixaanka.

Guddoomiyaha Jaamacadda Jobkey University Somalia, Dr. Abdiaziz Agane, oo soo xiray munaasabadda, ayaa u mahadceliyay macallinka tababarka bixiyay, Xafiiska Public Relations-ka, iyo dhammaan ardayda ka faaโ€™iideystay tababarka. Sidoo kale, wuxuu ardayda sanadkan u fariisaneysa imtixaanka la wadaagay dardaaran iyo waaya-aragnimo qiimo leh oo ku saabsan dadaalka, kalsoonida, iyo muhiimadda waxbarashada.
-------------------------------------------------------------------------------
The Public Relations Office of Jobkey University organized an educational and motivational training program for selected secondary school students from Banaadir Region who are preparing to sit for the 2026 National Secondary School Examination.

The training session was conducted by Dr. Ali Mohamed Abdullahi, a highly experienced education expert, who provided students with valuable guidance on effective examination techniques, time management, and ways to overcome stress, fear, and exam anxiety.

The participating Form Four students highly appreciated the university administration for organizing such a beneficial program and expressed their gratitude for the professional and supportive learning environment provided during the training.

The Rector of Jobkey University, Dr. Abdiaziz Agane, who officially closed the event, thanked the trainer, the Public Relations Office, and all participating students. He also shared motivational advice and valuable life experiences with the students, encouraging them to remain confident, focused, and determined as they prepare for their national examinations.


-------------------------๐‰๐Ž๐ ๐•๐€๐‚๐€๐๐‚๐˜ ----------------------------๐„๐๐†๐‹๐ˆ๐’๐‡ ๐‹๐€๐๐†๐”๐€๐†๐„ ๐ˆ๐๐’๐“๐‘๐”๐‚๐“๐Ž๐‘๐’ ๐‹๐š๐ง๐ ๐ฎ๐š๐ ๐ž & ๐“๐ซ๐š๐ข๐ง๐ข๐ง๐  ๐‚๐ž๐ง๐ญ๐ž๐ซ...
24/05/2026

-------------------------๐‰๐Ž๐ ๐•๐€๐‚๐€๐๐‚๐˜ ----------------------------
๐„๐๐†๐‹๐ˆ๐’๐‡ ๐‹๐€๐๐†๐”๐€๐†๐„ ๐ˆ๐๐’๐“๐‘๐”๐‚๐“๐Ž๐‘๐’
๐‹๐š๐ง๐ ๐ฎ๐š๐ ๐ž & ๐“๐ซ๐š๐ข๐ง๐ข๐ง๐  ๐‚๐ž๐ง๐ญ๐ž๐ซ (๐‹๐“๐‚)

Jobkey University Somalia is pleased to announce employment opportunities for qualified and experienced English Language Instructors at the Language & Training Center (๐‹๐“๐‚).
We are seeking competent, professional, and motivated educators who are passionate about teaching English language courses and contributing to academic excellence and student development.
๐Œ๐ˆ๐๐ˆ๐Œ๐”๐Œ ๐๐”๐€๐‹๐ˆ๐…๐ˆ๐‚๐€๐“๐ˆ๐Ž๐๐’ & ๐‘๐„๐๐”๐ˆ๐‘๐„๐Œ๐„๐๐“๐’
Applicants must meet the following requirements:
1. ๐„๐๐ฎ๐œ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง๐š๐ฅ ๐๐ฎ๐š๐ฅ๐ข๐Ÿ๐ข๐œ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง
Must hold a Masterโ€™s Degree in Education (English Language / English Literature / TESOL / Applied Linguistics) or an equivalent qualification from a recognized institution.
2. ๐“๐ž๐š๐œ๐ก๐ข๐ง๐  ๐„๐ฑ๐ฉ๐ž๐ซ๐ข๐ž๐ง๐œ๐ž
Must have a minimum of five (5) years of teaching experience in English language instruction at universities, colleges, schools, or training institutions.
๐‘๐„๐’๐๐Ž๐๐’๐ˆ๐๐ˆ๐‹๐ˆ๐“๐ˆ๐„๐’
Successful candidates will be responsible for:
1. Teaching English language courses at different levels
2. Preparing lesson plans and teaching materials
3. Conducting assessments, assignments, and examinations
4. Supporting students academically and professionally
5. Participating in academic meetings and training activities
6. Assisting in curriculum development and educational programs
7. Promoting quality education and student success
๐‘๐„๐๐”๐ˆ๐‘๐„๐ƒ ๐ƒ๐Ž๐‚๐”๐Œ๐„๐๐“๐’
Applicants are required to submit:
โœ… Updated CV/Resume
โœ… Academic Certificates & Transcripts
โœ… Cover Letter/Application Letter
โœ… National ID or Passport Copy
โœ… Experience Certificates (if available)
โœ… Two Professional References
๐€๐๐๐‹๐ˆ๐‚๐€๐“๐ˆ๐Ž๐ ๐ƒ๐„๐€๐ƒ๐‹๐ˆ๐๐„
Applications will be accepted from:
23 May 2026 โ€“ 31 May 2026
๐‡๐Ž๐– ๐“๐Ž ๐€๐๐๐‹๐˜
Interested applicants should send their application documents to:
๐Ÿ“ง [email protected]

23/05/2026

Gudoomiyaha Jaamacadda Dr. Abdiaziz Agane o warbxin kooban ka siyay ardayda iyo Maamulka Jaamacadda safarkii Gudoomiyaha iyo fursadaha ardayda iyo Macalimiinta Jaamacadda ay heli doonaan.


Maamulka Jaamacadda ayaa ardayda u qabtay tababar ku saabsan Hormarinta Shaqsiga (Personal Development), kaas oo uu soo ...
21/05/2026

Maamulka Jaamacadda ayaa ardayda u qabtay tababar ku saabsan Hormarinta Shaqsiga (Personal Development), kaas oo uu soo jeediyay Ustaad Abdirizak Dool oo ka mid ah macallimiinta Jaamacadda.
Ardayda Jaamacadda ayaa si weyn u soo dhaweeyay tababarka, iyagoo muujiyay sida ay uga faaโ€™iideysteen casharrada la bixiyay. Sidoo kale, ardaydu waxay codsadeen in la kordhiyo tababarada noocaan oo kale ah si ay uga helaan aqoon iyo waaya-aragnimo dheeraad ah oo ka qeyb qaadata hormarkooda shaqsiyeed iyo mid aqooneed.
--------------------------------------------------------------------
The University Administration organized a Personal Development training session for University students, which was presented by Mr. Abdirizak Dool, one of the University lecturers.
The students warmly welcomed the training and expressed their appreciation for the valuable knowledge and skills shared during the session. They also requested the university to increase and continue organizing similar training programs that contribute to their personal, academic, and professional development.


๐ŸŽ“๐€๐๐ฆ๐ข๐ฌ๐ฌ๐ข๐จ๐ง ๐Ž๐ฉ๐ž๐ง ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”/๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ• ๐ŸŽ“Diwaan-galinta Jaamacadda waa ay furan tahay,Nagu soo biir si aad u hesho waxbarasho tayo leh...
19/05/2026

๐ŸŽ“๐€๐๐ฆ๐ข๐ฌ๐ฌ๐ข๐จ๐ง ๐Ž๐ฉ๐ž๐ง ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”/๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ• ๐ŸŽ“
Diwaan-galinta Jaamacadda waa ay furan tahay,
Nagu soo biir si aad u hesho waxbarasho tayo leh, Practical learning, iyo Academic Excellence.
โœ… ๐…๐ฎ๐ฅ๐ฅ ๐“๐ข๐ฆ๐ž
โœ… ๐๐š๐ซ๐ญ ๐“๐ข๐ฆ๐ž
โœ… ๐Ž๐ง๐ฅ๐ข๐ง๐ž ๐‹๐ž๐š๐ซ๐ง๐ข๐ง๐ 
Jaamacadda Jobkey University Somalia waa Jaamacadda ugu horeysa Online-ka ee Soomaaliya, kana shaqeysa horumarinta aqoonta, hal-abuurka, iyo xirfadaha casriga ah.
๐Ÿ“š ๐—ž๐˜‚๐—น๐˜†๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฏ๐—ถ๐˜…๐—ถ๐—ป๐—ผ:
โ€ข Faculty of Education
โ€ข Faculty of Economics & Management Sciences
โ€ข Faculty of Computer Science & Engineering
โ€ข Faculty of Sharia and Law
โ€ข Faculty of Health Sciences
โ€ข Faculty of Agriculture & Veterinary
๐Ÿ“ž ๐—–๐—ผ๐—ป๐˜๐—ฎ๐—ฐ๐˜ ๐—จ๐˜€:
+252 61 2715578
+252 61 2715587
+252617600010
๐ŸŒ Jobkey.edu.so
๐Ÿ“ง [email protected]
โœจ ๐—ฆ๐˜‚๐—ฐ๐—ฐ๐—ฒ๐˜€๐˜€ ๐—ฆ๐˜๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐˜€ ๐—›๐—ฒ๐—ฟ๐—ฒ!

Jaamacaddu waxay hambalyo iyo bogaadin u direysaa Dr Safiya Mohamed Abdirahman oo kamid ahayd ardaydii ka qalin jabisay ...
17/05/2026

Jaamacaddu waxay hambalyo iyo bogaadin u direysaa Dr Safiya Mohamed Abdirahman oo kamid ahayd ardaydii ka qalin jabisay Kuliyadda Dhaqtarnimada ee Jaamacadda, kuna guuleysatay xilka Guddoomiyaha Golaha Xirfadlayaasha Caafimaadka ee Haweenka Soomaaliyeed.

Munaasabadda xil-wareejinta ayaa waxaa kasoo qeyb galay qaar kamid ah maamulka sare ee Jaamacadda, Madaxa Xiriirka Bulshada, iyo ardayda Jaamacadda.

Tani waxay muujineysaa doorka muuqda ee Jaamacaddu ku leedahay soo saarista hoggaamiyeyaal aqoon iyo karti leh oo bulshada Soomaaliyeed u adeegaya.

Waxaan Dr Safiya u rajeyneynaa guul iyo horumar inta ay hogaamineyso Golaha.

Address

Tarbuunka
Mogadishu
25266

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jobkey University Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Jobkey University Somalia:

Share