02/09/2026
ππ©Ί Seminar Successful!
Alxamdulillaah, maanta waxaa si guul leh u qabsoomay seminar muhiim ah oo cinwaankiisu ahaa:
βHow to Prepare for and Successfully Pass International Medical Examinationsβ ππ©Ί
Seminar-kan wuxuu ahaa mid aad u qiimo badan, waxaana ka faaβiideysannay talooyin, khibrado iyo aqoon muhiim ah oo ku saabsan diyaar-garowga iyo sida loogu guuleysan karo imtixaannada caafimaadka ee caalamiga ah.
Mahad gaar ah waxaan u direynaa dhammaan martidii sharafta lahayd, dhakhaatiirtii nala wadaagtay aqoontooda, iyo dhammaan ka soo qaybgalayaashii seminar kaππ½