02/08/2016
Dhamaan ardayda jecel waxbarashada iyo kuwa adult tiga ah oo ay waxbarashada ka daahday waxaa loogu bishaaraynaa in machadka sare ee swift college uu bilaabay qabashada ardayda dugsiga sare oo lagu so koobay 1sano
Hadaba isdiiwangalinta waxa ay ka socotaa xafiiska swift college oo ku yaal kaso horjeedka salaam somali bank ee suqa bakaraha
Agagaaarka masjidka abuu hurayra
Wac tell +252612666346