Baro axkaamta diintaada

Baro axkaamta diintaada عن ابن عباس أنَّ رسول الله صلى الله عليه وسلم قال : (( من ?

إنا لله وإنا إليه راجعون. Ilaahay naxariis waarta ha siiyo sheikh Mohamed sheikh Abdullahi sheikh Ibrahim (baardheere). ...
09/20/2024

إنا لله وإنا إليه راجعون.
Ilaahay naxariis waarta ha siiyo sheikh Mohamed sheikh Abdullahi sheikh Ibrahim (baardheere).

Dhamaan ehelada iyo shacabka soomaaliyeed samir iyo iimaan ilaahay haka siiyo geerida naxdinta badan ee ku timid sheikha.

Dhamaan North America bil ka dhalatay ma jirto, sidaas darteed Ramadan wuxuu bilaw noo yahay maalinta talaadada ah insha...
03/11/2024

Dhamaan North America bil ka dhalatay ma jirto, sidaas darteed Ramadan wuxuu bilaw noo yahay maalinta talaadada ah inshaa Allah.

Ummada islaamka ah ee North America ku nool (marka somalida laga reebo) waxay isku raaceen in maalinta talaadada Ramadan-ku bilaaban doono inshaa Allah.

06/21/2023
Fadlan halkaan kala soco kitaabka "Safiinaha" oo maalmaha isniin-jimco aan asagoo qoraal iyo cod ah soo galin doono insh...
10/26/2020

Fadlan halkaan kala soco kitaabka "Safiinaha" oo maalmaha isniin-jimco aan asagoo qoraal iyo cod ah soo galin doono inshaa allah

Mahadsanid

Waxaan walaalaha ku war galinayna in aan bilaabi doono kitaabka "Safiinaha" ee axkaamta fiqhiga ah.Maalmaha Isniin-Jimco...
10/26/2020

Waxaan walaalaha ku war galinayna in aan bilaabi doono kitaabka "Safiinaha" ee axkaamta fiqhiga ah.

Maalmaha Isniin-Jimco.

Fadlan ka faaiidayso asagoo qoraal iyo cod ah.

Thanks

08/06/2020

قال رسول الله- صلى الله عليه وسلم-:«إنَّ من أفضَلِ أيَّامِكُم يومَ الجمُعةِ، فيهِ خُلِقَ آدمُ عليهِ السَّلامُ وفيهِ قُبِضَ وفيهِ النَّفخةُ وفيهِ الصَّعقةُ فأكْثِروا عليَّ منَ الصَّلاةِ فإنَّ صلاتَكُم معروضةٌ عليَّ، قالوا: يا رسولَ اللَّهِ، وَكَيفَ تُعرَضُ صلاتُنا عليكَ وقد أرِمتَ؟ أي يقولونَ: قد -بَليتَ- قالَ: إنَّ اللَّهَ عزَّ وجلَّ قد حرَّمَ علَى الأرضِ أن تأكلَ أجسادَ الأنبياءِ».

walaalayaal caawa waa habeen jumce ah aan badino saliga xabiibka scw. in aad leedahay wardi joogto ah waa waxa khayrka aduunyo iyo midka aakhiro lagu gaaro!

Mahadsanid!

Address

Minneapolis, MN
55407

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baro axkaamta diintaada posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Baro axkaamta diintaada:

Share