BIT27 Alumni

BIT27 Alumni Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from BIT27 Alumni, College & University, Dubai.

Ku soo dhawoow Bogga BIT27 Alumni!Waxaan nahay dufcadii 27aad ee Faculty of Computing ee Jaamacadda SIMAD, Page-kan waxaan ku wadaagi doona sheekooyinkeena guusha, talooyinkeena xirfadeed, iyo hagista ardayda mustaqbalka si aan u dhiirrigelino. 🇸🇴❤️👑

10/05/2026

Waxaan farxadda la qeybsanena sxbkeena our classmate 𝐄𝐧𝐠 𝐌𝐚𝐬𝐜𝐮𝐝 𝐌𝐮𝐬𝐬𝐞 𝐇𝐚𝐬𝐬𝐚𝐧 oo ka mid ah hawlwadena Tabaarak ICT kuna guulestey abaalmarintas qiimaha badan waxaana leenahey dadaalkaga xagaas ka sii wad 👑❤️


02/04/2026
Our Xilidhiban Eng Abdirahman Indhayare Guuleyso Engre
02/04/2026

Our Xilidhiban Eng Abdirahman Indhayare Guuleyso Engre

Hoggaanka Fasalka 𝗕𝗜𝗧𝟮𝟳 ayaa qabtay kulan muhiim ah oo ay ku kulmeen qaar kamid ah qalinjebiyaasha fasalka. Kulanka waxa...
17/03/2026

Hoggaanka Fasalka 𝗕𝗜𝗧𝟮𝟳 ayaa qabtay kulan muhiim ah oo ay ku kulmeen qaar kamid ah qalinjebiyaasha fasalka. Kulanka waxaa ka soo qeybgalay Guddoomiyaha Naadiga Qalinjebiyaasha Jaamacadda SIMAD, Mukhtar Adan Hassan, iyadoo lagu muujiyay wadajir iyo xiriir adag oo ka dhexeeya xubnaha fasalka.

Intii kulanku socday waxaa la isku dhaafsaday warbixinno iyo xasuuso ku saabsan waayihii ardeynimada, sidoo kale waxaa laga wada hadlay sidii gurmad loogu fidin lahaa dadka ay saameeyeen abaaraha iyo dadka danyarta ah, taasoo muujisay masuuliyadda bulsho ee ay leeyihiin xubnaha BIT27.

🌟🤝

BIT27 LEADS ❤️👑
17/03/2026

BIT27 LEADS ❤️👑

Waxaan farxad la qeybsaneynaa 𝐁𝐈𝐓𝟐𝟕-𝐁 𝐂𝐥𝐚𝐬𝐬, oo ka mid ah BIT27 Alumni, ay si wadajir ah u qabteen Afur-wadareed qurux b...
14/03/2026

Waxaan farxad la qeybsaneynaa 𝐁𝐈𝐓𝟐𝟕-𝐁 𝐂𝐥𝐚𝐬𝐬, oo ka mid ah BIT27 Alumni, ay si wadajir ah u qabteen Afur-wadareed qurux badan. Kulankan wuxuu ahaa fursad aan ku xoojinay saaxiibtinimada, ku wadaagnay xasuuso iyo waayo-aragnimo, isla markaana ku sii adkeynay xiriirka naga dhaxeeya.

Afurkan wuxuu muujinayaa midnimada iyo wadajirka bahda BIT27, isagoo na xasuusinaya in xiriirka alumni-gu uu sii socdo xitaa kadib dhammaadka waxbarashada, isla markaana uu dhiso bulsho isku xirnaan iyo iskaashi leh.

Dhammaan bahda 𝐁𝐈𝐓𝟐𝟕 𝐅𝐚𝐦𝐢𝐥𝐲 waxay farxadda la qaybsanayaan 𝐄𝐧𝐠. 𝐀𝐛𝐝𝐢𝐤𝐚𝐧𝐢 𝐎𝐬𝐦𝐚𝐧 𝐀𝐛𝐝𝐚𝐥𝐥𝐚, xubin ka tirsan 𝐁𝐈𝐓𝟐𝟕 𝐅𝐚𝐦𝐢𝐥𝐲, gu...
25/02/2026

Dhammaan bahda 𝐁𝐈𝐓𝟐𝟕 𝐅𝐚𝐦𝐢𝐥𝐲 waxay farxadda la qaybsanayaan 𝐄𝐧𝐠. 𝐀𝐛𝐝𝐢𝐤𝐚𝐧𝐢 𝐎𝐬𝐦𝐚𝐧 𝐀𝐛𝐝𝐚𝐥𝐥𝐚, xubin ka tirsan 𝐁𝐈𝐓𝟐𝟕 𝐅𝐚𝐦𝐢𝐥𝐲, guusha weyn ee uu ka gaaray in uu ku baasay sido kale uu helay 𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚𝐚𝐝𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐞𝐫𝐭𝐢𝐟𝐢𝐞𝐝 𝐈𝐧𝐟𝐨𝐫𝐦𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧 𝐒𝐞𝐜𝐮𝐫𝐢𝐭𝐲 𝐀𝐰𝐚𝐫𝐞𝐧𝐞𝐬𝐬 𝐌𝐚𝐧𝐚𝐠𝐞𝐫 (𝐂𝐈𝐒𝐀𝐌) oo ah 𝐈𝐧𝐭𝐞𝐫𝐧𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧𝐚𝐥 𝐄𝐱𝐚𝐦 ay qabto CyberSecurity Malaysia 🎉👑.

Waxaan si weyn ugu faraxsanahay guushan qiimaha leh, waxaana leeenahay Hambalyo kun iyo kow jeer.


Dhammaan bahda 𝐁𝐈𝐓𝟐𝟕 𝐅𝐚𝐦𝐢𝐥𝐲 waxay farxadda la qaybsanayaan 𝐄𝐧𝐠. 𝐀𝐛𝐝𝐢𝐫𝐚𝐡𝐦𝐚𝐧 𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐀𝐛𝐮𝐤𝐚𝐫 (Abdirahman Indhayare), guusha...
03/01/2026

Dhammaan bahda 𝐁𝐈𝐓𝟐𝟕 𝐅𝐚𝐦𝐢𝐥𝐲 waxay farxadda la qaybsanayaan 𝐄𝐧𝐠. 𝐀𝐛𝐝𝐢𝐫𝐚𝐡𝐦𝐚𝐧 𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐀𝐛𝐮𝐤𝐚𝐫 (Abdirahman Indhayare), guusha uu ka gaaray inuu noqdo mid ka mid ah xildhibaannada loo doortay 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐃𝐞𝐞𝐠𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐞𝐞 𝐃𝐞𝐠𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐇𝐨𝐰𝐥𝐰𝐚𝐝𝐚𝐠. Waa guul weyn oo muujinaysa kalsoonida bulshada, dadaalka joogtadda ah, iyo dhaqanka hoggaanka wanaagsan.

Anagoo ah 𝐁𝐈𝐓𝟐𝟕 𝐀𝐥𝐮𝐦𝐧𝐢, waxaan ku faraxsanahay guushan qiimaha leh, waxaana kuu rajeyneynaa in aad bulshada ugu adeegto si hufan, cadaalad, iyo masuuliyad leh. Guul kuu rajeyneynaa dhamaanten.

Dhammaan bahda 𝐁𝐈𝐓𝟐𝟕 𝐅𝐚𝐦𝐢𝐥𝐲 waxay farxadda la qaybsanayaan 𝐄𝐧𝐠. 𝐀𝐛𝐝𝐢𝐰𝐚𝐡𝐚𝐛 𝐀𝐥𝐢 𝐒𝐚𝐥𝐚𝐝, xubin ka tirsan BIT27, guusha weyn ...
22/12/2025

Dhammaan bahda 𝐁𝐈𝐓𝟐𝟕 𝐅𝐚𝐦𝐢𝐥𝐲 waxay farxadda la qaybsanayaan 𝐄𝐧𝐠. 𝐀𝐛𝐝𝐢𝐰𝐚𝐡𝐚𝐛 𝐀𝐥𝐢 𝐒𝐚𝐥𝐚𝐝, xubin ka tirsan BIT27, guusha weyn ee uu ka gaaray helitaanka 𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚𝐚𝐝𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐢𝐬𝐜𝐨 𝐂𝐂𝐍𝐀 🎉.

Waxaan si weyn ugu faraxsanahay guushan qiimaha leh, waxaana leeenahay Hambalyo kun iyo kow jeer.

Waxaan farxadda guurka la qeybsaneynaa walaalkena iyo sxbkeena qaaliga ah Eng Anwar Dalmar Hussein oo ka tirsan 𝐁𝐈𝐓𝟐𝟕 𝐅𝐚...
10/12/2025

Waxaan farxadda guurka la qeybsaneynaa walaalkena iyo sxbkeena qaaliga ah Eng Anwar Dalmar Hussein oo ka tirsan 𝐁𝐈𝐓𝟐𝟕 𝐅𝐚𝐦𝐢𝐥𝐲 oo maanta arooskisa ka dhacay magaalada Muqdisho.

Waxaa inoo tahay maalin xusuus mudan, waxaana u direena Hambaliyo iyo Duco waxaana leenahey: 𝐁𝐚𝐚𝐫𝐚𝐤𝐚𝐥𝐥𝐚𝐚𝐡𝐮 𝐥𝐚𝐤𝐮𝐦𝐚𝐚 𝐰𝐚 𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐤𝐚 𝐜𝐚𝐥𝐚𝐲𝐤𝐮𝐦𝐚 𝐰𝐚 𝐣𝐚𝐦𝐚’𝐚 𝐛𝐚𝐲𝐧𝐚𝐤𝐮𝐦𝐚𝐚 𝐟𝐢𝐢 𝐤𝐡𝐚𝐲𝐫 🤲👑.

Address

Dubai

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when BIT27 Alumni posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share