Abdirahman haldoor

Abdirahman haldoor Health professional onthe other hand writer and song

22/04/2022

Maansadii darajo caashaq
Qayib kamida

09/04/2022
21/10/2020

Taffaq ku duray adiga
Awgii ha tafa jiidine
Adoo tafariiq saraya
Tafa xaydoo istaag
Rajadadey tilman uthy

06/05/2020

Maxaa kashayda xanibay
Maxaa jamashadii ka xooray
Maxa xaglo daaca baday
Maxaa xiskan nugul xidhxidhay
Maxaan xulasho kudaalay

30/12/2019

_naftayday nasab gobadey
_naxariisiyo niqmad idlaydy
_naruuro an dhamaaan
_niyad sami ukabaay
_ nashqadaysa dhibka wajaha

Health professional onthe other hand writer and song

Qaladka qomamaad kadhaxli Qalooc wanagban ka qaty Benta runtaan kaga qancaa Dagaal nabadbaa ka qumanQalbina farxadbaa u ...
21/12/2019

Qaladka qomamaad kadhaxli
Qalooc wanagban ka qaty
Benta runtaan kaga qancaa
Dagaal nabadbaa ka quman
Qalbina farxadbaa u quuda

Address

Addis Ababa
251

Telephone

+251920878116

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirahman haldoor posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Abdirahman haldoor:

Share