10/05/2026
10-05-2026
Waxaan manta sidoo kale la guddoonsiiyay Shahaado Sharaf maamulladii garab istaagga iyo taageera muuqda u muujiyay jaamacadda intii lagu gudajiray howlaha waxbarasho.
Maamullada la guddoonsiiyay Shahaada Sharafta ayaa kala ah:
🏅 Filtu General Hospital
🏅 Filtu Administration Office
🏅 Filtu District Health Office
🏅 Filtu TVET College
🏅 Filtu Boarding School
•Waxaan si weyn ugu mahadcelineynaa dhammaan taageerada, wada-shaqeynta iyo dhiirrigelinta ay mar walba la garab taagnaayeen Horn International College Filtu campus.
Horn international college Filtu Campus.