Ururka ardayda iyo aqoonyahanka raaso -U,AAR

Ururka ardayda iyo aqoonyahanka raaso -U,AAR Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ururka ardayda iyo aqoonyahanka raaso -U,AAR, College & University, Jigjiga, Jigjiga.

Mnshaa allaah wax qabad ifaaya oo muuqda oo uu qabtay ururka aradyda iyo aqoonyahanka raaso (U,AAR)Waxaa soo afmeermay x...
11/09/2023

Mnshaa allaah wax qabad ifaaya oo muuqda oo uu qabtay ururka aradyda iyo aqoonyahanka raaso (U,AAR)
Waxaa soo afmeermay xafladii waxbarashadii bilaha xagaaga ee dagmada raaso
Waxaa uu ururku abaalmarino gudoonsiiyey ardaydii kaalmaha gashay iyo waliba macalinmiinta juhdiga iyo dadaalka ugu badan ku bixiyey siday kor ugu qaadi lahaayeen fahamka aqooneed
Waxaa kale oo iyana goobta xaflada qayba ka ahaa maamulka dagmada raaso oo uu hor kacayo madaxa xafiiska waxbarashada
Mr.shekh cali
Guud ahaan dhalinta howshan fulisay iyo gaar ahaanba labadan wiil oo lahaa abaabulka iyo fulinta hawshaba
1. Xasan cabdi
2.axmed c.naasir
Waxaa leenahay ku mahadsanidiin wakhtiga aad u hurteenda dadkiina

Hadafkeenu waa meel

Alx waxaa maanta noo qabsoomay shir waynihii labaad ee aradyda jaamacadaha ee URURKA ARDAYDA IYO AQOONYAHANKA RAASO(U,AA...
07/05/2023

Alx waxaa maanta noo qabsoomay shir waynihii labaad ee aradyda jaamacadaha ee URURKA ARDAYDA IYO AQOONYAHANKA RAASO(U,AAR)
Shirkaas oo miro dhalkiisu ahaa qodobadan hoose
1.sidii tayada waxbarashada kor loogu qaadi lahaa
2.sidii loo soo saari lahaa jiil aqoon leh
3.sidii loola jaan qaadi lahaa isbadalka aqooneed we dalka ka socda

Alxamdulilaah wuxuu noogu soo dhamaaday farxad

Shirwaynahaas ardayda oo axada dhici doona inshaa allah ka soo qaybagal wacan
04/05/2023

Shirwaynahaas ardayda oo axada dhici doona inshaa allah ka soo qaybagal wacan

Imtixaanka Fasalka 12,aad Hadaad ka baxsato, (Common Course) ayaa kaa horeeyo, Common Course Haddii aad Dhaaftana Exit E...
29/01/2023

Imtixaanka Fasalka 12,aad Hadaad ka baxsato, (Common Course) ayaa kaa horeeyo, Common Course Haddii aad Dhaaftana Exit Exam ayaad Wajihi.

Nidaamka Waxbarasho ee Dalka itoobiya Waa adkaaday.
Waxaan leeyahay dhamaan dowlada degaanka somalida in waxlaga badalo nidaaamkii baris barasho ee horay ujirayey ama aradayda horey loogu bari jiray
Taasoo ahayd in
1.macalimiin itoobiyaana oon caruurtu afkooda fahmayn xataa luuqda English ahna aad ugu fiicnayn oo laga yaabo in axmaari uu maadadii badi ku sharaxo sidaasdarteed deegaanku xil hayska saaro sidii macalinmiin tayo leh oo caruurta wax fahansiinkara loogu heli lahaa tababaro haloo qabto waayo macalinmiinta deegaanku badi ma yaqaanaan hanaanka qofka wax looga dhaadhiciyo
2.in xafiiska waxbarashada heer deegaan uuu caadaadis saaro dugsi walba oo deegaanka ku yaala
Uuna sameeyo baadhitaan saxa isagoo udiraya khuburo u cilmi leh
uunana ku halaynin xafiiska dagmada waayo dagmo walba waxaa jooga masuul qabiil ku yimid oo kaliya ilaaliya ama u dooda xuquuqda qabiilkiisa arimaha waxbarshana ka hormariya ta qoys taasna waanu wada ognahay masuulka u sareeya iyo xitaa ardayguba wuu og yahay waayo arimo badan ayaan ujoognay
3.waalidiinta ayaan iyana dardaaran yarsiinayaa ,aabe iyo hooyo waad nagu dadaashaan saan ugaari lahayn horumar fiican, qayrkaa nagana ugu wanaagsanaan lahyn waad noo labistaan, waad na qureecisaan, agabkii waxbarasho ayaad noo gadaan lkn aabe iyo hooyo wali heerkayga fahan ee waxbarsho maadan igu qiimayn kaliya galaaskaan marayo ayaad ogtahay maanta inaan tagayn waad ogayd lkn waxaan soo fahmay maadan iga waraysan
Marka waalidka waxaan leeyahay caruurtiina ogaada heerka fahankooda oo xitaa haday waalidkeena qoraalku ama akhrisku dhib ku yahay walaalkaa ama dariskaaga ayay kula kaashan karaan
4.arday waa maxay horta? ardaygu waa qof waxbaranaya oo wixii uu soo dhaafayna fahansan waxa ka horeeyana xiiseeya inuu waxka barto ardayda deegaanka waxaan leeyahay sidan waa ceeb 165 arday inay baasto walaahi waa nasiib dar
QORE: MOHAMED ABDULAHI SHEIKMAHAD

Masha Allah habalyo C.najiib maxamed deeq Ardayga DDS Imtixaankii 12aad ka kaalinta 1aad Baxay. Hambalyo Hambalyo Hambal...
28/01/2023

Masha Allah habalyo C.najiib maxamed deeq Ardayga DDS Imtixaankii 12aad ka kaalinta 1aad Baxay.
Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo sharaf ayay noo tahay

15/11/2022
Waxaan halkan hambalyo aan la soo koobi karin uga hambalyeynayaa dagmada   aaa qaaday koobka horyaalka ee horyaalada 11 ...
15/11/2022

Waxaan halkan hambalyo aan la soo koobi karin uga hambalyeynayaa dagmada aaa qaaday koobka horyaalka ee horyaalada 11 dagmo waxaan lee nahay waxaad sharaf karaamo iyo guul usoo hoyiseen gobalka

22/10/2022
Waxaan booqasho iyo wacyigalin ugu tagnay ardayda   sare  ee  degmada   ee gobalka   waxaan kala hadalnay sidii ula jaan...
21/10/2022

Waxaan booqasho iyo wacyigalin ugu tagnay ardayda sare ee degmada ee gobalka waxaan kala hadalnay sidii ula jaan qaadi lahaayeen waxbarasho ee guud ahaan ka socda dalka
Iyo sidii ay unoqon lahaaayeen jiil aqoon u saaxiiba

Waxaa kaloo nawehilyey xubo ka socda xafiiska waxbarashada degmaada raaso oo uu horkacayo /S xafiska mudane
Jiil aqoon leh baa bulsho haqab tiri kara

Address

Jigjiga
Jigjiga
1020

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ururka ardayda iyo aqoonyahanka raaso -U,AAR posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share