Qalbi Turjuban ußaahan

Qalbi Turjuban ußaahan Ku so dhawoow qalbi furan �

Qofka haduu katago xitaa Adigo ubahan Waxba ha israacin noolashiisa Ee samir una muuji Inaad la aanti jiri karto
22/07/2023

Qofka haduu katago xitaa
Adigo ubahan
Waxba ha israacin noolashiisa
Ee samir una muuji
Inaad la aanti jiri karto

Follow And Share
22/07/2023

Follow
And
Share

11/07/2023
Noolasha waxay ku tusaysa wajiyo kala DuwanOo kala dhaqan ah iyo riyooyin been ah Oo ku horseedayo dhibaato Dunida ha is...
28/05/2022

Noolasha waxay ku tusaysa wajiyo kala Duwan
Oo kala dhaqan ah iyo riyooyin been ah
Oo ku horseedayo dhibaato
Dunida ha isku dhiibin jaceylkana ha isku dhiibin
In taad Nooshahayna Kalsoonida badan iska yaree ❌

Qalbigeyga marna k**a daayo in aan ku xazuuzto waliba mamarka qaar aan u malayo in aad ilaa joogto oo kale waxana ii saw...
13/01/2022

Qalbigeyga marna k**a daayo in aan ku xazuuzto waliba mamarka qaar aan u malayo in aad ilaa joogto oo kale waxana ii sawirimo wajigaaga ahaa aniga farXadayaD waxana dareema in aan ahaY qofka dunida oogu farxada badan oo helaY Qofka duniDa ugu Wngsn

Xili walbo qalbiyo waxa jiro xadir u ah dad kale noolashooda Iyagoon xuriyad u lahayn in ay kala xajoodan qisooyinka mud...
17/12/2021

Xili walbo qalbiyo waxa jiro xadir u ah dad kale noolashooda Iyagoon xuriyad u lahayn in ay kala xajoodan qisooyinka mudo ku oodan xeerada qalbigooda
waliba xisaabiya wakhtiga Kana sii fikira xalada Iyo sidey ku dhaafi lahayn xuduuda 💥💔

Hadii Dad sheegaya Ama aqoon u leh Aan arki lahayn Waxay ii noqon laheed aniga farxadeyda waayo dhagaheyga haday ku yara...
24/11/2021

Hadii Dad sheegaya
Ama aqoon u leh Aan arki lahayn
Waxay ii noqon laheed aniga farxadeyda
waayo dhagaheyga haday ku yaradaan mgceda indhahaygana ay ku yaradaan arageeda
Qalbigayaga isaga ayaa iska ilaawi laha 💥💔

Wakhtiga wuxu ku baraya  qof Aad aqoon u lahayn Markaad aqoon uyeelatana Isla wakhtiga ayaa kaa fogeeynayo Wuxu kulmiyay...
23/11/2021

Wakhtiga wuxu ku baraya qof Aad aqoon u lahayn
Markaad aqoon uyeelatana
Isla wakhtiga ayaa kaa fogeeynayo
Wuxu kulmiyay barashadiina
Wuxuna ku dhameeyay
Kala dheeransho abid ah

Q.T.U💔💥

Kalmada jaceylka waxan u haystay wax ay dadka iska dhahaan  balsa ma aminsaneyn in ay qof badali Ayna dili karto ama wax...
21/11/2021

Kalmada jaceylka waxan u haystay wax ay dadka iska dhahaan balsa ma aminsaneyn in ay qof badali
Ayna dili karto ama waxyeeleyn kasoo gari karto 💥💔

Hadii Aad farxad matali karto Adigoo dhawacan dadkana u dhoola-cadeeyn karto Maxa murugtan baas qoorta Ku suray oo ay ku...
21/11/2021

Hadii Aad farxad matali karto
Adigoo dhawacan dadkana u dhoola-cadeeyn karto
Maxa murugtan baas qoorta Ku suray oo ay kugu qasabtay in aad dadka dhan ka dhaxbaxdo 💥💕

Marar badan kadib waxaan jecladay Kalida Waana mida kaliya een wax dhawac iga soo gareyn🌏⁉
17/11/2021

Marar badan kadib waxaan jecladay Kalida
Waana mida kaliya een wax dhawac iga soo gareyn

🌏⁉

Dadku waxay wareystaan dadka guulaystay Balsa aniga waxaan wareeysta dadka guuldareystay Waayo waxay og yhiin wadooyin b...
17/11/2021

Dadku waxay wareystaan dadka guulaystay
Balsa aniga waxaan wareeysta dadka guuldareystay
Waayo waxay og yhiin wadooyin badan oo guusha loo maro madama ay hal wado ku guuldareysteen

Follow me si,aan kugu faa,iideyo⁉🌏

Address

Najiibhussien@gmail. Com
Jijiga

Telephone

+251915061528

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qalbi Turjuban ußaahan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Qalbi Turjuban ußaahan:

Share