Journalist Anwar bashir

Journalist Anwar bashir Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Journalist Anwar bashir, College & University, Jijiga.

12/08/2025

Saacadii Soo Gashaba Waan Ku Saadaaliyaa
Adna Saban Xun iyo Sawir baan kuu Ahaa

shariifadu way garnaqsatay

09/06/2025

Ciid wanagsan

15/10/2024

Arsena every yerarl 😀

14/10/2024

Waxba ku dhacay 😀😀

12/10/2024

Laa socod wanagsan

inaad shilimaad hesho, dharkaaguna ay iska qurux badan yihiin, jeebkaaguna iska buuxo laakiin maskaxdaadu ay fikir ka ma...
22/09/2024

inaad shilimaad hesho, dharkaaguna ay iska qurux badan yihiin, jeebkaaguna iska buuxo laakiin maskaxdaadu ay fikir ka madhantahay ama ka qaawan tahay oo aad u noolataato sidii xoolaha midaas ayaa ah faqiirnimada dhabta

22/09/2024

Warkani wa tiijaabo

Malinti iguu horaysay een tijabiyoo

Ha nicin qofna si kastoo qalad weyn kuugu sameeyaan😠U noolow si fudud si kastoo aad dhaqaale badan u hesho😍Dhanka fiican...
02/09/2024

Ha nicin qofna si kastoo qalad weyn kuugu sameeyaan😠
U noolow si fudud si kastoo aad dhaqaale badan u hesho😍
Dhanka fiican wax ka eeg mar kasta si kastoo nolosha kuugu adag tahay😚
Bixi wax badan xitaa haddii wax yar ku soo galaan ama aad heysato😞
La xiriir kuwa ku hilmaamay,
Cafi kuwa ku xumeeyay,
Ugu ducee waxa ugu wanaagsan kuwa aad jaceshahy

  : Shirweynaha Midnimada Dhalinyarada Beelaha Akisho ee Somaliland oo caawa Hargeysa ka dhacay .
29/08/2024

: Shirweynaha Midnimada Dhalinyarada Beelaha Akisho ee Somaliland oo caawa Hargeysa ka dhacay .

Wax walbo kuciyaar lkn waliga haku ciyaarin dareemaha bini aadamka😥💔
25/08/2024

Wax walbo kuciyaar lkn waliga haku ciyaarin dareemaha bini aadamka😥💔

11/08/2024

Feeryahanka reer Taiwan Lin Yu-ting ayaa noqotay feedhyahankii labaad ee dumar ah oo uu soo kala dhex galo muran jinsi oo ku guulaysta dahabka Ciyaaraha Olombikada ee , taasoo kicisay muuqaalo farxad leh taageerayaasheeda. Imane Khelif Aljeeriya, oo sidoo kale la kulmay baaritaan, ayaa hadda xareynaya dacwad kadeed ah oo dhanka internetka ah.

11/08/2024

Funny animal 😄

Address

Jijiga

Telephone

+251919116177

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Journalist Anwar bashir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Journalist Anwar bashir:

Share