16/01/2021
Wali nabar imu helin
Naxli ood maso jabin
Naqan so iftimeed
Adu nadinaysna
Nidar wali lama galin
Nawriisku ima helin
Niyadydu waa nabd
Naftu baqi weyaan
Mana ahà gabdh nugulo
Dhayl lagu naq guuree
Nafta khayr usheego
Nabd igu ogaaw abid
Hal-abuur Asma quman