Qaran somaliyed

Qaran somaliyed Khalid khayre

01/06/2021

Shaqadu waa bilàabatay
Like Saar boga oo nagu soo biir

11/01/2021

☆barafyadan da'aa laygu dow galayee naftiibaa diidanoo jidhka dubaaxisee aan dawoobee dalkeeni ma nabad qabaa??

War degdeg =========================Waxaa saaka abaaro 6:15AM waxaa ka dhacay magaalada bahrdaar ee xarunta caasimada ax...
23/11/2020

War degdeg
=========================
Waxaa saaka abaaro 6:15AM waxaa ka dhacay magaalada bahrdaar ee xarunta caasimada axmaarada weerar gantaalo ah oo ay soo tuureen maleshiyadka tigrey

Haan hill u noqono qaranimadeena iyo jiritaanka midnimada somaliyed oo aynu la dagaalano kuwa kala gooynaya shacabka som...
17/11/2020

Haan hill u noqono qaranimadeena iyo jiritaanka midnimada somaliyed oo aynu la dagaalano kuwa kala gooynaya shacabka somaliyed iyo dalkooga

Xaalada Ethiopia ayaan ahayn mid sahlan iyadoo dagaalkan ka socda waqooyiga gobolka tigree dalka Ethiopia laga cabsi qab...
17/11/2020

Xaalada Ethiopia ayaan ahayn mid sahlan iyadoo dagaalkan ka socda waqooyiga gobolka tigree dalka Ethiopia laga cabsi qabo in uu ku fido guud ahaan dalka Ethiopia maleeshiyaadka gobolka tigree ayaa ah ku dhinac walba ka dhisan

31/10/2020

Madaxdeena fadlan share gareeya
Waa hogaamiyayaashii muslimiinta maanta aduunka aan ku noolnahay hogaamisa inana difaacada

Golaha wasiirada Jamhuuriyada faderaalka somaliyed ayaa meelmariyay miisaniyada guud ee dalka somaliya iyadoo aad u kacd...
30/10/2020

Golaha wasiirada Jamhuuriyada faderaalka somaliyed ayaa meelmariyay miisaniyada guud ee dalka somaliya iyadoo aad u kacday sanadkan 2020 misaaniyadan oo gaartay 671.8million halka ay ka ahayd sanadkii 2019 459.5million taasina waxay cadeynaysaa hufnaanta dhaqaalaha ee ay ku talaabsatay dowlada hogaanka wanaagsan uu u haayo mudane maxamed cabdulaahi farmaajo

"Dalkeena somaliya waxaa ku socda dib u dhis xaga dhaqaalaha amniga iyo siyaasada taasina waxaa cadeynaysa in uu caalamku aamino qorshaha horumarinta qaranka

Waxaan aad iyo aad u bogaadinayaa qorshayaasha dib loogu furayo wadooyinka halbawlaha u ah isku socodka shacabka iyo gan...
26/10/2020

Waxaan aad iyo aad u bogaadinayaa qorshayaasha dib loogu furayo wadooyinka halbawlaha u ah isku socodka shacabka iyo ganacsiga taasina waxaa lagu amaanayaa madaxwaynaha DFS mudane maxamed cabdulaahi farmaajo oo muhiimada koobaad siiyay sidii shacabka banaadir loogu furi lahaa wadooyinka muhimka ah waxaan shacabka somaliyed ee reer muqdisho kula talinayaa in ay xogaha amniga ay la wadaagaan hayadaha amniga dalka

Madaxwaynaha dalka faransiiska Emmanuel Macron wuxuu bilaabay isaga iyo wadamo reer Europe ah in ay ku kacaan ficil ah i...
26/10/2020

Madaxwaynaha dalka faransiiska Emmanuel Macron wuxuu bilaabay isaga iyo wadamo reer Europe ah in ay ku kacaan ficil ah in ay caayaan ama aflaagadeeyaan diinta islamka iyo nabi muxamed s.c.w arintan waa in aan ka falcelinaa hadaa nahay shacabka somaliyed ee boqolkiiba boqol muslimka ah waxaan ka codsanayaa dowlada sharafta leh ee somaliyed gaar ahaan madaxwaynaha sharafta badan mudane maxamed cabdulaahi farmaajo waa in uu u jawaabaa dhigiisa faransiiska isagoo ku hadlaya magaciisa iyo magaca shacab waynaha somaliyed ee islamka ah

"Mudane madaxwayne wadamadii reer Europe waxay bilaabeen isku dhufashada muslimka taasna xil baa inaga wada saaran hadaan nahay umada somaliyed mudane ka jawaab hadalkan xagjirka ah ee uu ku kacayo madaxwaynaha faransiiska Emmanuel Macron "

Fadlan haan like garayno pagekan ka hadlaya ama ku magacaaban qaranimada somaliyed  oo ah inaan nahay umad jirta oo ah d...
23/10/2020

Fadlan haan like garayno pagekan ka hadlaya ama ku magacaaban qaranimada somaliyed oo ah inaan nahay umad jirta oo ah dowlad madaxbanaan

Address

Jijiga

Telephone

+251919153297

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qaran somaliyed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share