Abaz__musse bage

Abaz__musse bage Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abaz__musse bage, College & University, Jijiga.

💯DAHSANAAY DANTEENI💯 🙏DAYIMOW NA GAADHSI 🙏🤲DURUUFTO DHAMAATO 🤲💦DEEQDE EEBE DHEER TAHAY 💦        😭GALBEED WAY  XOROOBII🖐
24/05/2022

💯DAHSANAAY DANTEENI💯
🙏DAYIMOW NA GAADHSI 🙏
🤲DURUUFTO DHAMAATO 🤲
💦DEEQDE EEBE DHEER TAHAY 💦
😭GALBEED WAY XOROOBII🖐

Hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo Hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo       Xulkii afjano quluubteen...
17/05/2022

Hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo
Hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo
Xulkii afjano quluubteena kaasbateen wllhy
Guul idiin rajeynayaa 🙏🙏🙏🙏🙏🙏

24/04/2022

NIN KU YIDHI SINAAN MAYNO
ADNA BURRI SARAAYNTIISA
SIDKAA WAA WADAAGTAANE
MA SAGAASHAN BAA TIISU

HANAAHABAN 🙏🙏🙏

Si faafi wll Dhibka iyo hawsheeda Dhafoorkeena sarmaay Dheesha iyo helada Dhaqaaq wan uwaynay Dhawr jeer wan taglalnay D...
24/04/2022

Si faafi wll

Dhibka iyo hawsheeda
Dhafoorkeena sarmaay
Dheesha iyo helada
Dhaqaaq wan uwaynay
Dhawr jeer wan taglalnay
Dhawaaqa wanku dadaalnay
Dhabarka wan uu adaygnay
Dhaxalkii wan dhowrnay
Dhacdada aan arkayniiyo
Dhishayaadi madhnaatay
Dhiga kuwan wadaagna
Dhansaado dhuranayey
Dhammaadki way dhawaate
Dhinaacan uu aroornay
Dhismahan uu biloownay

HANAHABAAN🙏🙏

💯hablo weerar galli karaa 💯hablo geella dhiciin karaa 💯hablo geesi diili karaa 💯gobonimana hanaan karaa 💯hablo talada go...
24/04/2022

💯hablo weerar galli karaa
💯hablo geella dhiciin karaa
💯hablo geesi diili karaa
💯gobonimana hanaan karaa
💯hablo talada goyn karaa
💯gartaa madaal ka niqi karaa
💯garaashana iskaga mid ah
💯quruxdana ka wada goob ah
💯gobolka sitti mooye
💯gaayi kale ma joogan
💟💟💟💟💟💟💟💟💟

Hanahabaan🙏🙏

23/04/2022

💯Adaa idhaalo 🧑‍🍼
💯Idhawranaaye 👩‍👧
💯Dhabtaada miyaan 🤱
💯Dhallili karaa 🤦
💟hooyo mcn💖

Address

Jijiga

Telephone

+251915205577

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abaz__musse bage posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Abaz__musse bage:

Share