04/07/2025
Marka koowaad waxa mahad oo dhan usugnaatay eebe (Allah) oo guushan noo qadaray.
Waxaan si weyn ugu faraxsanahay inaan shaacino in Eastern Africa International College ay ku guuleysatay Kaalinta 1-aad ee kuliyadaha gaarka loo leeyahay, qiimeynta warbixinta sanad miisaniyadeedka 2017, ee ay dhawaan sameeyeen Xafiiska xirfadaha iyo shaqo abuur ka DDS.
Guushan weyn waxay caddeyn u tahay dadaalka joogtada ah ee aan ugu jirno kor u qaadista tayada waxbarashada iyo soo saarista Jiil ku hubaysan aqoon iyo xirfad. Waxaan u mahadcelineynaa dhammaan macaliminta iyo shaqaalaha kala duwan ee doorka weyn ka qaatay guushan. Waxaan sii wadi doonaa inaan sare u qaadno tayada waxbarashada ardayda waxka barata kuliya Eastern Africa International College.
We are delighted to announce that Eastern Africa International College has secured 1st Place among private colleges in the performance evaluation of the 2017 year report, recently conducted by the Somali Regional State Skills and Job Creation Bureau.
This remarkable achievement is a clear reflection of our continued efforts to enhance the quality of education and to produce a generation equipped with knowledge and skills.
We extend our sincere gratitude to all our dedicated instructors and staff who played a key role in this success. We will remain committed to further improving the educational standards for all students studying at Eastern Africa International College.