Dag dag media

Dag dag media Muqadisho

Waxa gacanta dds ka sii baxay bilka dib gelbedka gobolka sitiiHadii sida gudiga dirashoyinka qaranku ayshegeen dorashada...
24/03/2021

Waxa gacanta dds ka sii baxay bilka dib gelbedka gobolka sitii
Hadii sida gudiga dirashoyinka qaranku ayshegeen dorashada g.g.sitti la qadaco

Xaqiiqada waad aragta lkn k**a hadlikartid●ma ogtahay in dalka jabuti dhalinyada shaqo la,aanta ahi gadhay 75%● ma ogtah...
19/03/2021

Xaqiiqada waad aragta lkn k**a hadlikartid
●ma ogtahay in dalka jabuti dhalinyada shaqo la,aanta ahi gadhay 75%
● ma ogtahay in shacabka reer jabuti anu helin biyo ku filan 97%
●ma ogtahay in nolosha dadka reer jabuti ay hose u fadhtay khadka cas 49%
■waxa wax laga yaqyaq soodo ah in manta mar 5 u isu soo sharaxo xilka madaxwaynaha

F.G:waxan la hadlayaa aqonyahanada reer jabuti ,dhalinyada ,hoyoyinka culumada
Waan inaan badbadinaa wadanka

Samiya Hasan ayaa talada dalka Tensaniya la wareegtay kadib markii uu geriyooday maxadwaynihii dalkasi
18/03/2021

Samiya Hasan ayaa talada dalka Tensaniya la wareegtay kadib markii uu geriyooday maxadwaynihii dalkasi

18/03/2021

Maxk**ada cadalada adunka ayaa manta 3:00 soo gabagabayn doonta dooda kenya iyo Somalia. Inkasto aysan kenya ka soo qayb galin diida .
Maxak**ada cadalada adunka ayaa go'aan ka gadhi doonta.
Hadaba xalku manoqondoona go ,aanka maxk**ada .
Dawade agiga maxay kula tagay?

Guul guuul somaliya
16/03/2021

Guul guuul somaliya

Warqadii ay kenya qortay
15/03/2021

Warqadii ay kenya qortay

Waxaa goor dhaw bilaaban donta dacwada bada ee somaliya iyo kenya Manta waa malin ku wayn qulubta umada  somaliyeed .Had...
15/03/2021

Waxaa goor dhaw bilaaban donta dacwada bada ee somaliya iyo kenya
Manta waa malin ku wayn qulubta umada somaliyeed .
Hadaba muwadiin adiga maxay kula tahay

degdeg :dawlada Kenya  ayaa dacwada somaliya isaga baxdayMar dhaw naga filo xoog dhamaystiràn
14/03/2021

degdeg :dawlada Kenya ayaa dacwada somaliya isaga baxday
Mar dhaw naga filo xoog dhamaystiràn

Dag dag Media waxad marwalba ka helaysa xog dhamaystiran iyo maclumada ku farxad galiya . Hamogaan dag dag Media
14/03/2021

Dag dag Media waxad marwalba ka helaysa xog dhamaystiran iyo maclumada ku farxad galiya . Hamogaan dag dag Media

Address

Nefas Silk

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dag dag media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share