Aqoonyahan Abuukar

Aqoonyahan Abuukar Informations de contact, plan et itinéraire, formulaire de contact, heures d'ouverture, services, évaluations, photos, vidéos et annonces de Aqoonyahan Abuukar, Enseignement supérieur, From Paris, Paris.

05/04/2023

THYROID = DILAAGA QARSOON EE DUMARKA

Qanjirka thyroid ka waa qanjir u samaysan sidii balan baalisti oo kale waxa uuna qaybta h**e kaga yalaaa cunaha ( hawa marenka )waxa uuna dhuunta kaga yalaa dhan ka hoose. Qanjirkaan marka uu cadiga yahy lama daremo. Waxa uuna leeyahy 2 dhinac.

⛔F•G = DUMRKA QABAN CUDURKA KUDHOCO QANJIRKAAN WAXA AY MARAN XALADO
Ku bilawdaan tartiib tartiib kadibna isu badala halis cafimaad

Astaamaha qanjirka 'thyroid'

● daallanaan
● u nuglaansho qabow
● miisaanka oo kordha
● calool istaag
● niyad jab
●dhaqdhaqaaq oo dhiba
● fikir gaabis ah
● murqo xanuun iyo daciifnimo
● maqaar qalalan oo fiiqan
● timo jajaban iyo ciddiyaha oo siibta
● kabuubyo iyo dareemid la aan gacanta iyo faraha
● qufac iyo hergab soolaalabta ayan kadiba
● hurdo badan oo xad dhaaf ah

🤔 Xaaladaha halista ah 🤔

● indhaha oo soo barara
● Isha iyo baarka inta udhaxaysa oo midabku isbadala
● Kansar dhuunta ah

👉Iska Dawee Qaliin La'aan🤲
Waxa lagaga daweynayaa daawo organic ama herbal ah.

Nagala so xiriir wixi faahfaahin ah numberka hoose ku qoran..
📞 WhatsApp: wa.me/+252634305694

  MAXAY XASAASIYAD?Xasaasiyadda waxa ay dhacdaa marka habka difaaca jirka ay walax shisheeye ah soo gasho oo caadi ahaan...
29/03/2023

MAXAY XASAASIYAD?

Xasaasiyadda waxa ay dhacdaa marka habka difaaca jirka ay walax shisheeye ah soo gasho oo caadi ahaan waxyeello u lahayn jidhka balse difaaca jirka uu umaleeyo walaxdaas mid dhib ku ku ah jirka sidaasna uu ula diriro. Dabadeed dagaalkaas uu difaaca jirku qaadey ayey ka dhashaan inta badan calaamadaha xasaasiyada ee aad aragtaan.

Maxay Astaamaha?

- Cuncun indhaha oo ilmeeyo.
- Hindhiso.
- Sanka oo dareera.
- Dareen daal badan ama xanuun.
- Finan kaso yaaca.
- Hargabka.

?
- Waxa lagaga daweynayaa si ciribtir ah adigo lagugu daweynayo dawooyin Organic ah ama Dabiici ah.

so xiriir numberka Whatsappka ee hoose ....//...252 634305694

Daaweynta Cudurada Guud Daaweynta  Kilyo xanuunkaDaaweynta  Kaadi baxsadkaDaaweynta  Calool istaagaDaaweynta  Baabasiirk...
15/03/2023

Daaweynta Cudurada Guud

Daaweynta Kilyo xanuunka
Daaweynta Kaadi baxsadka
Daaweynta Calool istaaga
Daaweynta Baabasiirka
Daaweynta Mindhicir xanuunka
Daaweynta Madax xanuun joogtada ah.
Daaweynta Lafo xanuunka
Daaweynta Murqo xanuunka
Daaweynta Jilbo xanuunka
Daaweynta Hurdo la'aanta
Daaweynta Dhiig la'aanta
Daaweynta Nafaqo darida
Daaweynta Neefta
Daaweynta Kalastaroolka
Daaweynta Gaas calooleedka
Daaweynta Sonkorowga
Daaweynta Dhiig karka
Daaweynta Burukiitada iyo neefta o ku dhibta
Daaweynta Cago bar
Daaweynta Lugo hurka
whts up .m
Kala xidhiidh./.whatsapp numper ./.0634305694

Ma isku aragta waxyaabo yaryar oo cadcad kuwaas oo marmar kasoo dhaca afkaaga oo leh ur qadhmuun afka qalaadna loo yaqaa...
12/03/2023

Ma isku aragta waxyaabo yaryar oo cadcad kuwaas oo marmar kasoo dhaca afkaaga oo leh ur qadhmuun afka qalaadna loo yaqaano Tonsil stones.
Hadii ay jawaabtu Haa tahay nalasoo xidhiidh waxa aanu kuu haynaa Daawo iyo xal waara.
Hadii kale Share dheh siay uga faaideystaan dadka qaba dhibkan.
____WHATSAPP.../+252634305694
CALL......+252 634305694

Kusoo dhawoow daawooyin cafimaad oo dabiici ah (calciums) kuwaas aad ugu fiican cudurada lafaha sida1= lafa xanuunka guu...
10/03/2023

Kusoo dhawoow daawooyin cafimaad oo dabiici ah (calciums) kuwaas aad ugu fiican cudurada lafaha sida
1= lafa xanuunka guud
2= soo kabashada lafaha jabay
3= xanuunka laf dharta
4= Korinta lafaha daciifka ah
5= xoojinta lafaha ilmaha yar yar iyo
6= nafaqeynta ilmaha uurk ku jira si ay ugu dhashaan miisaankii loogu tala galey

fg: hadaba hdaa tahy bukan daneynaya Dawoyinkeena fadlan adigoo mahadsan nagala soo xiriir numperka hoos kuxusan
mahadsanidiin
WhatsApp +252 63 4305694

Adresse

From Paris
Paris

Téléphone

+252634305694

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Aqoonyahan Abuukar publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Contacter L'université

Envoyer un message à Aqoonyahan Abuukar:

Partager