Al-Bayaan QURAN Academy

Al-Bayaan QURAN Academy KU BARO QURAAN KA MUDO KOOBAN KANA BARO MACALIMIIN TAYO SARE LEH
+252633777100

21/07/2023

KU BARO QURAAN KA MUDO KOOBAN KANA BARO MACALIMIIN TAYO SARE LEH

fadlan nagala soo xidhiidh lambarkan hoos ku qoran
+252633777100

mahadsanid 🥰

20/07/2023

KU BARO QURAAN KA MUDO KOOBAN KANA BARO MACALIMIIN TAYO SARE LEH

fadlan nagala soo xidhiidh lambarkan hoos ku qoran
+252633777100

mahadsanid 🥰

19/07/2023

بِسْمِ اللهِ الرَّحْمنِ الرَّحِيمِ

Ma ogtahay macmiil in aad Qur'aanka Kariimka iyo dhamaan culuumta shareecada islaamka aad ku baran kartid qaab onilne ah adiga oo gurigaaga jooga ama goobtaada shaqo

AL-BAYAAN QURAN ACADEMY

Waxa ay bilawdey qorista ardey cusub
Oo iskugu jira
👉 Caruur
👉 Dumar
👉 Iyo ragba

Fadlan nagala soo xidhiidh
lambarka hoos ku qoran 👇

+252633777100

04/07/2023
05/06/2022

اللهم يا حي يا قيوم ، برحمتك أستغيث ، أصلح لي شأني كله ، ولا تكلني إلى نفسي طرفة عين

Haka quusan tawbada xitaa hadii uu danbigaas soo noqnoqdoMiyanay ahayn inaad dhaqdo mardaada markasta oo ay wasakh noqto...
31/05/2022

Haka quusan tawbada xitaa hadii uu danbigaas soo noqnoqdo
Miyanay ahayn inaad dhaqdo mardaada markasta oo ay wasakh noqto ??
Sidaas oo kale markasta oo danbi ku dhacdo rabiga danbi dhaaf waydiiso
قُلْ يَٰعِبَادِىَ ٱلَّذِينَ أَسْرَفُواْ عَلَىٰٓ أَنفُسِهِمْ لَا تَقْنَطُواْ مِن رَّحْمَةِ ٱللَّهِ ۚ إِنَّ ٱللَّهَ يَغْفِرُ ٱلذُّنُوبَ جَمِيعًا ۚ إِنَّهُۥ هُوَ ٱلْغَفُورُ ٱلرَّحِيمُ
((Waxaad dhahdaa Nabiyow addoomadayda ku xad gudbay Naftoodow ha ka quusanina naxariista ilaahay , ilaahay waa dhaafa danbiyada dhamaantoode , waana dambi dhaafbadane naxariis badane ))

assalamu alaykum warahmat allah wabarakatuhKubaro qur'aanka kariimka adiga oo jooga gurigaaga waxa laga yaaaba in uu sab...
31/05/2022

assalamu alaykum warahmat allah wabarakatuh

Kubaro qur'aanka kariimka adiga oo jooga gurigaaga waxa laga yaaaba in uu sabab u noqdo badbaadada maalinke qiyaame
Rasuulka waxa uu yidhi csw (( kiina ugu khayr badan waakan barta qur'aanka dadkana sii bara )) hadaba waxaan ini diyaarinay macalimiin khibrad dheer uleh qur'aanka iyo xadiithka sido kale waxa lagu dhigaya tafsiirka qur'aanka iyo kutubo kale oo diini ah
Hadaba fadlan naga soo wac lambarkan ama fariin noogu soo dir whatsapp
+252634272082

Hana ilaabin inaad faafiso khayrka waxa laga yaaba inaad sabab u noqoto badbaada qof kale

Address

London

Opening Hours

Monday 5:30am - 11:59pm
Tuesday 5:30am - 11:59pm
Wednesday 5:30am - 11:59pm
Thursday 5:30am - 11:59pm
Friday 5:30am - 11:59pm
Saturday 5:30am - 11:59pm
Sunday 5:30am - 11:59pm

Telephone

+252633777100

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-Bayaan QURAN Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share