Ruqyah online sheikh caydaruus

Ruqyah online sheikh caydaruus kusoo dhawoow shirkada daawo dhireedka Al mubaarak herbel Somaliland/Hargeysa

26/03/2024
24/03/2024
Caydaruus Muxumed: 'aal : Asc  walal  waxaan  leeyahay calaamadaha  soo  socda1  habaansi badan gaar   iyo xanuun galink...
14/03/2024

Caydaruus Muxumed:
'aal :

Asc walal waxaan leeyahay calaamadaha soo socda

1 habaansi badan gaar iyo xanuun galinka danbe ah laga bilaabo galabtii

2 hurdo fara badan

3 jidh xanuun oo aad moodo in dhuuxu i shubmaayo

4 jidhka oo idubaa xinaaya i dhaq dhaqaaya

5 indhaha dushooda oo dhaq dhaqaa samaynaaya

6 daal fara badan

7 kaadi badan

8 wadanaha oo layga dhigaayo sidii wax la jiidaayo sidoo kale garaaca wadnaha oo sareeya

9 heer kulka jidhka ama jidhka oo kulayl saayid ahi ka soo baxaayo gaar ahaab baabacooyinka gacmaha oo saaid kulayl u ah

10 xanaaq badan

11 baqdin ama naxdin marar badan ah

12 hurdada habaynkii oo lagu silcinaayo sida anigoo duulaaya
Ama meel dheer ka soo dhacaaya
Mararka qaar oo libaax i baacsanaayo i eryanaayo

13 caajis badan

14 burooyin yar yar oo mad madow iga soo baxay wajiga kil kilooyinka iyo dhabarka guud kiisa

15 dadka oo aan la coloobay

16 dadka oo iska kacay nacay ama iskala kay coloobay anaan midhba ku samayn

17 ilawsho fara badan

18 dhidid badan

19 waxabarshada oo igu yara adag
Ama xifdiga iyo fahamka oo igu adag

20 dhaqalaha oo si bilaa micno ah iiga baxayaa iyadoo xisaab la aani jirto

21 halkaa xundhurta hoosteeda oo i bood boodaysa

22 habaynkii markaan seexo oo ay shahwadu iga timaado

23 maah sanaan badan

24 muuqaalka jidhkayga oo is bedelay

Sida anigoo noqday caato ama dhuubnaaday

25 Habaynkii anoo hurdo oo cunto afka laygu guraayo ana aan tufaayo markaan doono

26 halkaa labada margi ama qadaadka dabadiisa oo mararka qaar laygaga dhego

27 sanqadha iyo jabaqda iyo hadalkaba anigoo dhibsanaayo

29 cirid dhiig

30 qaraw fara badan oo hurdada dhexdeeda ah

31 Mararka qaar anoo ku riyoonayaa qof uun markastaba dhimanayaa oo aan ana garanaayo

32 xaafada oo markastaba mushkiladi ka taagan tahay buuq is qabsi qaylo iyo is dagaalid joogto ah bilaa sabab

33 jidhka oo i dam qanaaayo lafaha oo aad moodo in budh laygala dhacaayo

34 marka aan Quraanka dhegaysto ama aan cashar cabo oo xoogaa
matag iyo yalaalugo i qabanayso

35 shaqada oo laygu adkeeyey anigoo wax bartay

36 maqaarka iyo jidhka oo cun cun layga kiciyey bilaa sabab

37 akhrinta quraanka oo layga haysto
Ama xataa haddii aan is dhaho akhriso intaan caajiso aan kitaabka iska laabaayo

38 anigoo ku xanuunsanaaya haddii aan isticmaalo mobileda bal balaadhan ama computure ama haddii aan tv daawadaba

39 meelaha leh laydh sida kuwa cad cad ama laanbadaha cad cad oo aan ku xanuunsanaayo

40 qalabka electaronic ah ee aan soo iibsado oo iga halaabaayo ama iga xumaanaayo haday tahay mobile ama kaawiyad ama wax kaleba

41 markii aan xaafada ama magaalada aan joogo aan ka tago aan caafimaado

42 xaga guurka oo layga haysto oo markii aamu is barano gabadh uu kala kacaayo ama uu fashilmaayo wada hadalkaasi


Iyo calaamado kale oo badan

:

Wll aadbad uu mahadsan tahay sidaa wanagsan aad nooguso gudbisay su'ashaada haddaan uu gudo galno Su'ashaada jawaabteeda waa sidan soo socota:

Markaan astaamaha aan fiiriyay waxay ilaa eegtahay inaad leedahay il xasad iyo sixir dhaxal oo labada waalidka aadka dhaxashay waxaana ku saleenaya qodobka 31

Mida labaad sixir mid adiga ku gaar ah oo Cunada lagu siiyay adoo hurda sida awgeed waxaan odhan karaa inay ku haleeshay dabayl jin ah waxaana ku saleenaya qodobka 1-3-4-5-8-10-11-12-14-17-19-21-22-23-24-25-26-35-36-37-oo labo qaab uu kala qaadayo

A- Koox jidhka kugu jira oo khaadim u ah sixirka amase isha xasad dhaxasha ah ku haleeshay .

B- Midda labaad ah kuwoo dibada ka jooga , waxay noqon karaan kuwo jiman Camaar layidhahdo oo niila degan gurigiina oo ka caawinaya kuwa jidhkaaga ku jira amase khaadim u ah sixirka gurigiina ku aasan waxaana sabobo uu ah qodobka 32-42 oo caafimad dareemtid .

ah.

1- jin hogaamiye ah ( waxaana cadeenaysa riyada libaaxa aadku aragtay ) badanaa wuxuu fadhiista madaxa qaabka sare jidhka waxaana dhacda in dibada ka joogo oo kuwa hogaamiyo jinka ku jiraan ama gudahaba uu la joogo .

2- midda labaad jinka badda muquurta ( waxaana ku saleenaya lafaha garac aad dareemaysid ) waxayna noqon karta masas waxaana saleenaya qodobka 33-

3- jinka abeesado oo badana meelaha nijaasta fadhistaan sida cawradda iyo dabadaba waxaana ku saleenaya qodobka 33-

4- jinka madow waxaana ku saleenaya laydha oo ku dhibaayo waxaana ku saleenaya qodobka 38- 39- 40

5- jinka ku jecel amase shahwaadka jecel waxaana ku saleenaya qodobka 42.

6- jinka duula oo saaxirka badana ah waxaana ku saleenaya qodobka 26.

Qaarka dambe oo lagu micneeyo saaxir jinka duula uu badana fadhiista oo runtiina jin saaxir ah noqon karaayo.



1- Haddaba cilaajka koowaad waxaa wanagsan in guriga lagu bilaabo .

2- Labada waalid oo muftaaxa sirta cilaajka ah waayo labada waalid oo is cilaajiyo waa cilaajka ubadka oo dhan amase xaafada .

3- Barnaamijka aad ku dhaqantiin dhammaan xaafada oo dhan .

📌

Tan wa talo aan uu arkayo waxay ilaa tahay haddaba shayga kaliyaata lagu xaqiijin karo waxaa waaye waa quraanka ilaahay iyo ducooyinka nabigeena suuban ka sugnaaday oo isku akhridid.

🔻 *walaahu aclam* !!!!

  :   : waa jin qofka jidhka galo marku qaan Gaadho wiilkaasi yar gaar ahaan ( 16- 17- 18jir inta badan ) sabob haleelit...
12/03/2024

:

: waa jin qofka jidhka galo marku qaan Gaadho wiilkaasi yar gaar ahaan ( 16- 17- 18jir inta badan ) sabob haleelitaan ku yimid labada Waalid mid kamida marka u dhashay .

:

1- ( ) : waxa la haleelaya qofkaasi yar markay da'ada kor aan kusoo Xusay halka sare ( Qeexidda ) sabob ka timid labada waalid oo ka tagay inay iscilaajiyaan ilaa aay cunugeeda yar ay ku galaan jinkaasi waxyaabo la halmaama ( Jacayl , argoosi, amase sabob la'aan marmar qaarkood ) .

2- ( ) : sabob ka timid labada waalid oo ka tagay inay iscilaajiyaan, qofkaasina raad kuma yeelanayo aayadaha sixirka marka lagu akhriyo balse wuxuu raadku yeelanaya marka uu isku akhriyo ( واتبعوا ما تتلو الشياطين )

3- ( ) : sabob ka timid labada waalid oo ka tagay inay iscilaajiyaan

4- ( ) : sabob awgeed waalidka oo la tacaamula arwaaxda waxay usoo wareegayaan ubadkooda amase tafiirta mid kamid ah calaamadaha lagu garta ay tahay inuu awood uu leeyahay inuu gamcaha ka akhriyo qofka wixii haya oo xanuun ah iyo wixii dadku ku fikirayaan markay wakhti kasoo wareegto waxaa sii badanaya jimanka muslimka ee caawinaya .

5- : sabob awgeed waalidka oo la tacaamula sixirka waxay usoo gudbaysa Ubadka ay dhallaan wayna dhex galayaan jimanku iyago u diyaarinayo inuu saaxir noqdo wayna jecleysiinayaan sixirka sharkiisa wuxuuna karahsanaya wixii daacad ilaahay iyo cibaadadiisa badan koodna waxaa arkaysa isagoo garanayn akhrista iyo qoraalkaba oo haddana noqonaya saaxir ku dhalaxtagay .

6 - : sabob awgeed waalidka oo la tacaamula jinka akhriya wixii maqan iyo kuwa fiiriya xidigaha iyo wixii la halmaama wuxuu usoo gudbaya ubadka ay dhallaan.

7- ah : waxay tahay inay dhex galaan labada waalid mid kamida , jinkaaso rabo inay noqdaan kuwa wanaagsan ee jidka ilaahay heesta oo xumaha ka reebaan , waxaa haleelaya ilmiha ay dhallaan wuxuuna ka cabanaya wiilka yar wixii waalidka uu ka cabanayeen .



18/07/2022

Wargelin....FARIIN MUHIIM AH...

Xafiiska Ruqiyada online ka ee Sheikh Caydaruus waxeey kuwargelineysaa walaalihii bishan lasooxiriiray ee iska diiwaangeliyey lambarka +4745573673 in cilad kutimid lambarkaa fadlan walaal hadaad kamid tahay dadka kuwareersan lambarkaa soowaca lambarkan "WhatsApp +252614207070" si uusan idiin dhaafin Qur'aansaarka Online ka waa hadii aad h**e lambarka kore isaga diiwaangelisay oo aad bixisay lacagtii diiwaangelinta si deg deg ah ula xiriira lambarkaa mahadsanidiin...

Dabiin Naftaada...

Aayadaha caafimadka
09/01/2022

Aayadaha caafimadka

15/07/2021

Ha ku digan Dadka…

1. Lacagtaada ha ku faanin adigoo la jooga qof Sabool ah ama jeeb maran

2. Caafimaadkaaga ha ka hadlin adigoo la jooga qof Buka

3. Cuntada aad cunto iyo dharagtaada ha ka hadlin adigoo la jooga qof Gaajeysan

4. Farxada Guurkaaga ha ka hadlin adigoo la jooga qof la soo Furay ama guri ka burburay

5. Awood iyo xoog ha u adeegsan qof Tabar daran oo maskiin ah

6. Xoriyadaada ha ka hadlin adigoo la jooga qof Maxbuus ah

7. Caruurtaada quruxdooda iyo qiimahooda ha ka hadlin adigoo la jooga qof aan Ilma dhalin

8. Hooyadaa & Aabahaa oo kuu nool ha ku faanin adigoo la jooga Agoon

9. Dhar qaali ah in aad ku labisan tahay ha uga sheekayn qof aan haysan wax ka badan labada uu xiran yahay

10. Guulaha aad gaartay ha ku faanin adigoo la jooga qof waqtigu ku adag yahay

11. Shahaadada sare aad heysatid hadii qof uusan haysan ama wax soo baran ha ku xukmin in uu yahay jaahil nolosha ka dhacay

12. Gabadha aan make up isticmaalin ama dhar qaali ah xirnayn ha ku xukmin in ay tahay qof foolxun

13. Qof kuu adeega ama kuu shaqeeya ha u qaadan in uu yahay qof kaa liita ama maskiin aan wax kale awoodin, wuxuu rabaa in uu xoogiisa xalaal ku shaqeysto

14. Dalxiiska iyo Damaashaadka aad ku jirto ha ugu faanin qof aan haysan wax uu xitaa Taxi ku raaco

15. Farxadaada ha ka hadlin adigoo la jooga qof Murugeysan oo Kurbo iyo kadeed aduun heysato

Marnaba ha Kibrin oo dadka ha iska Weynayn! Jooji Faanka iyo Buun-buuninta naftaada, maalkaaga, derajadaada iyo Awoodaada.
Maanta waxaa laga yaabaa inaad tahay qof awood badan. Laakiin Xusuusnow, Waqtiga ayaa aad kaaga Xoog badan!
Noloshu waa harka labadiisa galin. Waqtiga iyo duruuftu way is bedeli karaan xilli kasta.

Ha ku digan Dadka Sababtoo ah dhaawacoodu ma xamili karo culays intaa ka badan!

Share – La Wadaag Asxaabtaada

Adresse

6street
Oslo

Varslinger

Vær den første som vet og la oss sende deg en e-post når Ruqyah online sheikh caydaruus legger inn nyheter og kampanjer. Din e-postadresse vil ikke bli brukt til noe annet formål, og du kan når som helst melde deg av.

Kontakt Universitetet

Send en melding til Ruqyah online sheikh caydaruus:

Del