19/12/2025
๐๐๐ฅ๐๐๐ญ๐ & ๐ ๐๐๐๐ง-๐ ๐๐๐๐๐ ๐ญ๐๐ซ๐ญ๐๐ง๐ค๐ ๐ค๐ฎ๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐ญ๐ ๐๐ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ก๐ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐๐๐
Waxaa galabta lasoo geban-gabeynayaa tartanka kubadda Cagta kulliyadaha ardeyda Galmudug State University kaas oo socdey muddo ku siman hal bil.
Kulanka final-ka ah, ayaa waxaa galabta isku arkaya Kulliyadaha ๐๐ง๐๐จ๐ซ๐ฆ๐๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐๐๐๐ก๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ ( ๐๐ ) & ๐
๐จ๐ฎ๐ง๐๐๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐๐๐ซ๐ญ ๐ญ๐ข๐ฆ๐ oo ah labada koox ee kasoo baxey Dhammaan kooxihii ka qeyb-gelayey Cup-kan.
Ciyaartan ayaa ah mid leh xiiso gaar ah maadama mid Kasta oo ka mid ah labadan koox ay dooneyso iney Hanato Cup-ka isla markaana ay isugu geyneyso xirfad, xeelad & xoog kasta oo ay leedahey.
Saadaali kulanka galabta, yaase guusha u rajeyneysaa iyo iney Cup-ka qaaddo.
๐
Bil tirsiga:- 19-12-025
๐Goobta:- Golden Fustal.
โฐ Amminta:- 03:30 Pm
๐ Booqo degalladeenna kale ee bulshada
Instagram:- https://www.instagram.com/galm.stateuniversity
Twitter:- https://x.com/state11059?s=21
Tiktok:- https://www.tiktok.com/
Youtube:- https://youtube.com/