03/10/2025
Maanta waxa si rasmi ah u bilaabmay soo dhaweynta ardayda cusub ee sanad dugsiyeedka 2026. Munaasabadda waxaa ka qeybgalay maamulka, macalimiinta iyo waalidiinta, iyadoo ardayda cusub lagu soo dhaweeyey jawi farxad iyo dhiirigelin leh.
๐ Ku soo dhawaada JaamacaddaJobkey University
Waad ku mahadsantihiin doorashadiinna.